Sign in to follow this  
Alle-ubaahne

Only Sheherazade Can Read, Please!

Recommended Posts

I was praying for you this holly month that you find a good guy other than me, who fulfills your dreams of marriage, since I was taken by four wives who married me at one time, which surprised even the sheikh.

So, how is everything else sister? I am doing good, alxamdulilah.

Tell me about the other ladies that used to love me............ are they housed for good or they still roaming around?

Oh, I miss this place, especially your constant targeting of my posts and endless deletings!

Ok, ciid mubaarak hee, and nabadeey. smile.gif

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Alle Ubaahne..shiikh sheydaan aa tahay!!!!

Maxkamadaha ma ku karbaashayaan waa og tahay because tolkaada waaye..........Shiikh ahlul sheydaan waaxiid...

Ramadaan aa wax walaaqanee ka waran..dadka kalena kistoo in ee ku riyoodaan waxaas oo kalena waa ka saqar suujinee oo ka marjinee..xaasidun waxasadaa waaxid....

Wareer Badanaa!!!!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiyee:

Oo kaalay xitaa wax lagaama shukaansan karo miyaa? Yaa yiri shukaansiga waa danbi?

Sheydaan inaa dhahdid nin shiiq ah ma taqaan inta karbaash oo aad u qalantid in laguugu xukumo? 120 Karbaash in lagula dhaco waaye adiga, iyo 10 Karbaash oo edeb darro ah, ayna la jirta 18 karbaash oo shukaansigii aad naga dhex gashay aniga iyo Sheherazade.

Hadaa arintaas mar kale u laabatidna waxaa laga yaabaa in aad mudatid caqiibo kale oo iskugu jiro, in timaha lagaa xiiro, iyo howlo kale oo aan laguu sheegeyn hadda!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ducaysan:

Walee tanoo kale...

Are you that full of yourselve AU? Alaa ma tanoo kale wali ma arkin

Boys would be boys

Maxaa dhacay abaayo, sidee wax u jiraan? Haduu AU qaldan yahay waa inaan qabanaa, laakiin aan ka deyno buunbuuniska arinta, sababtoo ah wax sidaas u weyn oo meesha ka dhacay ma jiraan, sida ku cad hadalkaaga hunu-hunu'da ah!

Insha-Allah hadaa rabtid adiga dhankaaga inaan wiil fiican oo baagamuudo ah kugu qabano, diyaar ayaanu u nahay, waana bil-ramadaan, meherkaagana jameecada masjidka ayaa bixin doonto, maadaama uusan shaqeynin wiilka.

Kawaran arintaas, soo fikrad fiican maahan?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Alle-ubaahne:

I was praying for you this holly month that you find a good guy other than me,

sii wad.

since I was taken by four wives who married me at one time

waa lagu guurasaday miyaa?

So, how is everything else sister? I am doing good, alxamdulilah.

markaan kaa neefinwaayey ayaad banaanka buuqaaga u la soo baxday. An 'A' for persistence.

Tell me about the other ladies that used to love me............ are they housed for good or they still roaming around?

Waa la xereeyey. They wear straight-jackets over their duruuc.

Oh, I miss this place, especially your constant targeting of my posts and endless deletings!

Iga ma maarmi kartid. Adiga iyo tobaneyoo kale.

Ok, ciid mubaarak hee, and nabadeey.
smile.gif

Wali ma aha Ciid, yaakhi. The best of Ramadan remains laakin ciid wanaagsan, ducadana sii wad.
:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by sheherazade:

quote:Originally posted by Alle-ubaahne:

Maan is guursano Ciidaan, inaan ku caawiyo ayaan rabaaye, ilaahey dartiis, si gabdhaha kale aad u soo qabatid ee dhowrka ciyaal dhalay intaad single-ka aheyd?

smile.gif

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Sheydaan inaa dhahdid nin shiiq ah ma taqaan inta karbaash oo aad u qalantid in laguugu xukumo? 120 Karbaash in lagula dhaco waaye adiga, iyo 10 Karbaash oo edeb darro ah, ayna la jirta
18 karbaash oo shukaansigii aad naga dhex gashay aniga iyo Sheherazade
.

loooooooooooooooooooooooooooooooooool

Abti raali iyo rubac yaaqee...

SHEH..marax yahee is micneeska daa ee wadaadka duca ka guro..ilaah aa og waa u baahan tahee...see weeyaan dee.........

Duceysan..loooooool.. Wadaadada beerka xeerta leh ee cunaan ma maqli jirtay? hada gebdho ruugoo ee barteen...mugoo is jir hadii kale waa lagu ruugaa runtii.............

Alle Ubaahne...... Masaajidka jaamacada wili line maka furan yahay?

Wareer Badanaa!!!

Share this post

Link to post
Share on other sites

A, wax wax kuu dhalaad u baahantahey miyaa? Find yourself a surrogate mother who won't have to hang around and see you bring up the kids. Then get somebody else to bring up the kids. Whatever, really so long as the kids get reared as faaaaaar away from you as possible!

Waan ku la kaftamaya.

Or am I? Mwahahaha.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^Odayaashii hore waxay sameyn jireen markeey gabarta shukaansi ka diidi, habeenkii beey inta aayar soo guureyaan bey gurigeeda ka dafi jireen, oo inta la baxsadaan bey shiiq u geyn jireen si loo nikaaxiyo.

Marka adiga in lagu dafi doono shaki ayaa iiga jira, mar hadaadba sidaan u dhaqmeysid, maadaama aduunka maanta ay ragii ku yaraadeen, adigana aad is leedahay fadhiga ha la iigu yimaado.

Walee, sidaan u jeedo meel daran ayaad ku socotaa haduusan Alle-ubaahne gurmad dagdag ah kuusoo dirin!

Ilaahow u gargaar maskiinta, Aamiin.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by sheherazade:

Kidnap and rape masquerading as nikaax.

The romance is killing me.

Oh, how sweet that you love me deep-high! Masha-Allah, I will tell that my mother to allow me to shukaansi you.

And I will think about it, insha-Allah!

:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Naden   

Originally posted by Alle-ubaahne:

.....I will tell that
my mother
to allow me to shukaansi you.

Ummmm....yeah.....scary much? :D

273633963_3c3dd9bafc.jpg?v=0

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this