Saalax

Breaking News : President Farmaajo coming to Hargeisa, Somaliland region

Recommended Posts

The people who thought really the cheese fellow was going to visit Somaliland. We're living in real fantasy. Also abiye Ahmed  think somaliland Somalia conflict is an easy conflict. Its deeper then Ethiopia and Eritrea. Our stand off deeper more bitter and more casualties on both sides. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhaqaale   
3 hours ago, Oodweyne said:

Lool, listen to this ninny waffling with empty bravado. Mate, if ever there is a wretched hell-hole in the whole of the Somali peninsula at this point in time, it could be said it's where Mr Farmaajo was allegedly said to be ruling it. Which is Somalia since it's a place where African's Bantu's hired mercenaries occupation on one hand, coupled with murderous Al-Shabaab's endless and pitiless campaign of a wanton destruction sort on the other hand, is cumulatively raging on it now.

Hence, if I were you I would seek urgent help about this delusion in which you are ailing with it now, which in turn seems to have you in its grip to the extend that you actually and freeakingly think that the likes of Mr Farmaajo who can't secure the mere roads that passes in the middle of Mogadishu is in any state whatsoever to "improve" the health and the education of the average citizens of Somalia. What a contemptible argument you must be dealing with it in here, mate.   

When the oil and gas money start rolling in, I don't want to see you in your rag tag clothes queuing up with your begging bowl asking for a handout.

So keep prostituting yourself to the world (tell them about the dead bodies) I am sure U.N recognition is just around the corner.🤭

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
23 hours ago, Dhaqaale said:

When the oil and gas money start rolling in, I don't want to see you in your rag tag clothes queuing up with your begging bowl asking for a handout.

So keep prostituting yourself to the world (tell them about the dead bodies) I am sure U.N recognition is just around the corner.

Lool, listen to this cheap talk of oil money rolling in to Somalia, even if the fact of the matter is that the street that passes outside of Villa Somalia can't be secured by the current government in power (allegedly) from any murderous Al-Shabaab's misfit who may decide to came and kill anyone who is passing through there.

And he thinks a freaking government that can't in all actuality secure its seat of power can be in any position to even enter a deal of the sort and of the kind he is having in mind in here?

Or even better he thinks that any company worth of its quarterly earning will invest a penny of its share-holders money into such place? And to boot, that, these companies will even go out of their way and dig oil and gas from that sort of country in whose its alleged government is to such glaring extend that kind mind-bendingly incompetent.

Now who is the delusional in here? What a plonker.

This SOL place keeps on getting weirder and weirder by each passing year. And the reason for that is because at least you can say that few years ago we have had one or two sensible ones from the usually "defeated lot" chaps who in turn scream their political inanities around here.

But now apparently, those guys gave up the ghost and they seemed to have run away from here. And in particularly they seemed to have done that ever since Col Yey's farcical gig was ended by none other than Dr Jendai Frazer, (i.e., US's Assistance Secretary of State under Bush's Administration, which was the lady who was running the show in Somalia at that time). And that was, of course, when she told him in 2008 that you are a "glorified guest" in Mogadishu (for wont of a better word). And therefore she told him that he needs to go home. For he had "over-stayed" his welcome there.  

But now, apparently, ever since this Faqash-boy Farmaajo came on to the scene in Villa Somalia, the children of those folks and those chaps, who did a runner on us and from here back then when the likes of Col Yey was removed from power, are now trying on us the same silly and tendentious arguments in which their teeming fathers used to try on us during the years between 2004 till 2008.

And it's same silly and cheap argument, which is we will "borrow muscle" (of military and political kind) from someone (from anyone, really). And then we will "subdue" the usual "anarchist and the looters as well as the Murderous Islamists" in Mogadishu. And then, when we do all of that, we, of course, will come after you in Somaliland.

It's freaking unbelievable sort of delusional argument. 

Hence, it's the same shitty argument being put it out in a different year sort of cheap talk, all over again. Rinse and repeat, rinse and repeat. For they never seems to learn anything useful really from those ignominious political experiences in which they seem to have under their collective belt at the moment. What a contemptible, defeated, and cowardly folks these lot really are boggles the mind. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muuse Marqaanweyne Muqayil dhuumasho ayuu ka bixi la yahay maalmihii u dambeeye. Intee ka baxaa meel Alle soo taaganyahay markee Xabashada ku qasbeen in uu magaalada Soomaaliyeed ee Hargeysa madaxweynihiisa ku soo dhaweeyo si qasab ah. Hurdo la'aan iyo marqaan badan ayaa ku dhacday.

Reer Hargeysa ‘oo baafinaya’ madaxweyne Muuse Biixi

Xisbiga Waddani oo kamid ah xisbiyada mucaaradka Maamulka Somaliland ayaa sheegay in dadka reer Hargeysa ay baadi goobayaan madaxweynaha Maamulkaas Muuse Biixi Cabdi.

Barkhad Jaamac Batuun oo ah Afhayeenka Xisbigaas ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi uu ka dhuumanayo shacabka Somaliland isla markaasna laga rabo inuu caddeeyo tuhunka ka jiro safarka Madaxweyne Farmaajo ee Hargeysa.

“Si guud labadii sano ee uu xilka hayey madaxweyne Biixi muuqaal kastoo saxaafadu ka duubto iyo muuqaalkastoo ka hadlo wuxuu ku maagayey Farmaajo, labadii habeen ee u dambeysayna waxay bulshadda Somaliland baafineysaa madaxweynahooda,” ayuu yiri Barkhad Jaamac.

Afhayeenka ayaa tallaabooyinkii ugu dambeeyey ee uu qaaday Madaxweyne Muuse Biixi ku sheegay inay ahaayeen kuwa liddi ku ah jiritaanka iyo dastuurka Somaliland.

Afhayeenka Xisbiga Waddani ayaa ugu baaqay Madaxweyne Muuse Biixi inuu si deg deg ah cafis furan u waydiisto Shacabka iyo Mas’uuliyiinta Somaliland.

Hadalkaan kasoo yeeray Afhayeenka Xisbiga Waddani ayaa kusoo aadayo xilli  Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Liibaan Yuusuf Cismaan uu sheegay inaysan suurtagal aheyn in uu Madaxweyne Farmaajo uu socdaal ku yimaado caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Wasiirka ayaa safarkaasi Farmaajo ee la sheegay inuu ku imanayo Hargeysa ku tilmaamay mid ah ‘Riyo maalmeed’ aan marnaba suurto gal noqon karin.

Xigasho

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fowsiya Yuusuf: Farmaajo ku dhaqaaq go’aanka aad uga dageysid Hargeysa

Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka, islamarkaana deegaan doorashadeedu tahay Somaliland ayaa ka hadashay safarka la sheegay inuu madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ku tegayo magaalada Hargeysa.

Fowsiya oo wareysi gaar ah siisay Idaacadda Mustaqbal ayaa sheegtay inay soo dhoweyneyso ‘safarka Farmaajo’, islamarkaana ay bogaadineyso.

Sidoo kale waxa ay sheegtay in tallaabadaan ay tahay mid aad loogu farxo, ka xildhibaan ahaana ay soo dhoweyneyso.

“Waxa aan leenahay Madaxweyne Farmaajo ku dhaqaaq go’aanka aad uga dageysid Magaalada Hargeysa, waana ku bogaadinayaa tallaabadaas oo ah runtii wax lagu farxo, diyaarna u noqdo wax waliba uu kala kulmo”. ayey wareysigaan ku tiri Fowsiya.

Sidoo kale waxa ay intaasi ku dartay inay soo dhaweyneyso dadaalada uu wado Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ee uu ku doonayo inuu isugu soo dhaweeyo madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamulka Somaliland.

Ugu dambeyn Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo mar soo noqotay ra’iisul wasaare ku xigeen iyo wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa carabka ku adkeysay in xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka, islamarkaana ka soo jeeda gobollada waqooyi inay Muqdisho u joogaan midnimada iyo israaca Soomaaliya iyo Somaliland.

“Xildhibaanada Baarlamaanka DFS ee deegaan doorashadoodu tahay Somaliland, waxa ay halkaan u joogaan Midnimada iyo in ay Soomaali is raacdo, oo ay dib u hesho sharafteeda iyo karaamadeeda, waynu taageereenaa hab waliba oo lagu gaari karo”. ayey hadalkeeda ku soo gabagabeysay xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan.

Safarka la sheegay in Farmaajo iyo Abiy ku tegayaan markii ugu horreysay magaalada Hargeysa ayaa noqday mid aad loo hadal hayo, waxaana ku kala qeybsamay mas’uuliyiinta sar sare ee maamulka Somaliland oo siyaabo kala duwan uga hadlay arrintaasi.

Xigasho

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Abwaan Xassan Weedhsame, who knows more Somali poetry than what that tongued-tied and inarticulate Faqash-Boy-Farmaajo could passably ever know, said this of him. And in particularly when he heard that he is "cooking" a political deal involving Mr Abby Ahmed so that later man will take him by the hand and land him there in Hargeisa. And do so in broad daylight (no less).

And what Mr Weedhsame said was this:

"......Toloow yaa la Sirayaa?

Surka yaa la Jarayaa

Sahal yaa la Dabayaa?

Ama Qool la Sudhayaa?

Sifir yaa la Dirayaa?

Ama loo Sanqanayaa?......"

Waataas Jawaabta Ina-Farmaajo ku socota. Ee mar hadduu af-layahey ama garan-waa ka yahay afka hooyo, kuna marganayo, suugaan Soomaaliyeed iyo naxwaheedna aan agtiisa lugu ogeyn, haloo raadiyo cid u tafsiirta micnaha ka dambeeya lixdaas sadar ee sida isa sidkan boqno-gooyaha u ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maareeye: “28 sano ayay Somaliland lahayd siyaasad looga taliyo marfishyada”

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay safarka la hadal hayo inuu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku tagayo magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.

Wasiir Maareeye ayaa ugu horeyn sheegay inuusan isaga ka war qabin safarkaas la sheegayo inuu Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Magaalada Hargeysa uusana diyaar u aheyn inuu ka hadlo.

“Anigu wax war ah kama hayo safarka la leeyahay madxweyne Farmaajo ayaa ku tegayo magaalada Hargeysa, kana hadli mayo,” ayuu yiri Wasiir Maareeye .

Wasiir Maareeye oo kasoo jeedo Somaliland, ayaa kula taliyey shacabka halkaas inay ka faa’ideystaan fursadda hor taalo, isla markaasna ay isku dayaan inay la jaan qaadaan isbadalka siyaasadeed ee ka socdo Geeska Africa iyo Beesha Caalamka.

“Waxaan kula talinayaa shacabka iyo madaxda Somaliland oo aan anigu kasoo jeedo inay iska daayaan buuqa oo la yimaadaan siyaasad iyo talo ay kula jaanqaadi kartaan isbedelka siyaasadeed, Dhaqaale iyo amni ee ka socda Geeska Afrika iyo adduunka oo haddii aad ka hartaan mar dambe aadan heli doonina fursad aad kula qabsan kartaan, ” ayuu yiri Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Wasiir Maareeye ayaa is waydiiyey dhibaatada ku jirto in Madaxweyne Farmaajo lagu soo dhaweeyo Hargeysa xataa haddii ay u aqoonsan yihiin inuu yahay madaxweyne wadan daris la ah Somaliland.

“Madaxweyne Farmaajo waa qofka ugu mudan ee Hargeysa lagu soo dhaweyn lahaa kaasoo ay dano uga xiran yihiin Somaliland, maxaa diidayo in Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyo Hargeyso sidii loogu soo dhaweyn lahaa madaxda wadamada dariska ee Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti” ayuu yiri Wasiir Maareeye.

Wasiir Maareeye ayaa Somaliland ku eedeeyey inay 28 sano isticmaaleyso siyaasad fadhiid ah oo aan Somaliland dhaafsiisneyn.

28 sano ayay Somaliland lahayd hal siyaasad oo fadhiid ah oo marfishyada looga taliyo oo aanay maskaxdu iyo siyaasiyiinta talin,” ayuu yiri Maareeye. s0239.gif s0239.gif

Xigasho

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Sida Mahdi Guuleed ay laba xabadood oo "iftiimisa" ahi ay uga qoran yihiin hadii laga dhex helo Hargeysa gudaheeda, ayaan u hubaa in Awr-kiraale Ina-Maareeye ay isna ay uga qoran yihiin laba xabadood oo noocaas oo kale ah. Gaar ahaan haddii laga helo magaalada Caynaba gudaheeda, si halkaas loogu qisaaso.

Magtiisa boqole ahna Somaliland baa tolkeen Habar-Jeclo ka siin doonta haddii gacanta mar uun uu noo soo galo. Sida Ciidagale looga siin doono intaas oo kale hadii mar uun la helo Mahdi Guuleed oo uu isna mar uun uu gacanteena uu ku soo dhaco. Oo labadoodaba la qabto oo la helo iyaga oo Somaliland dhex laafyoonaya. Oo waaban ogahay in aan midkoodna xiniinyahaas ay Somaliland ku yimaadaan aanu ku jirin.

Waana ogyahay oo waan hubaa in isaga iyo inta kale ee ah Ilma-Gummeedka is soo urursadey, ee tolkood ku wacad furay ee waliba Xamar kasoo jiiqjiiqleynaaya, in aan midkoodna Godkoodu iyo kafantoodaba Somaliland gudaheeda lagu arki doonin.

Markaas hayska ciyo sida dameeradda Xamar joogta. Oo waxba hadal deelqaaf oo Somaliland hawada uu u soo mariyo waxba kaga qaadi maayo.

Waayo waxa aan kaga ciil lahay deelqaafkiisaas naxliga ah ee uu halkaas nooga soo tiriyey, in aan maanta Ciidagale iyo Habar-Jeclo middkoodna badbaadiyeen hadii ay qabtaan labadan Ilma-Gummeed ee "Awr-Kiraalayaasha" u ah Ina-Faqash-Farmaajo. 

Midda kale haddii Somaliland ay 28 sanadood taladeeda marfish lagu gooynaayey, tolow ma isweydiiyey, Ina-Gumeedkan Awr-kiraale ahi ee halkan ka ciyaya, kuwa lagu gumeysto dhulkoodii ee Afrikanku uu u taliyo ee Villa Somalia fadhiya, ee uu maanta hoos fadhiyo, kabo-qaadkana uu u yahay, iyaga "taladooda" xagee lagu goynaayey ilaa maalintaas?

Ileyn ninka aad la talineyso marka hore waxa kugu waajib ah in aad eegto in aad adigu aad tahay mid taladaasu ay wax u tari laheyd iyo inkale hadii aad is tidhaahdo naftaada taladaas u sheeg.

Kaas oo miidhan oo hadal-tiris iyo naxli aan loo meel dayin iyo Awr-Kiraalenimo dad kale kaga shaqeysanayaan u garbo duuban, ayaa dad leh milgo iyo sharaf, oo ah dadka Somaliland degan, oo ah dad dantoodii iyo taladoodii gartey, lasoo doonanaya hadal deelqaaf iyo naxli noocaas oo kale ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Farmaajo wuxuu sawirayo oo la fal-galayo ma'ahan odoyaashaan hawl-gabkaa oo hargaysa jaadka ku cunaya.

Wuxuu akhrinayo waa rabitaanka dhalinyarada soomaaliya oo dhan meeshay doonaan haku noolaadeen. 

Waxaad ka ogaan kartaan si sahlan social mediaha, iska walwalaaqa, wax fiyow iyo wax waalanba labaduba way kaaga soo bixi.

Lahjad kasta oo soomaalidu ku hadasho waa lagu amaanay farmaajo.

Waana midda laleemada ku riday horjoogayaasha reer land oo dhan.

Hadiiba ay dhacdo inuu tago hargaysa waxaad ogaan lahaydeen xaqiiqda dhabtaa.

Qof joogay maalintii siyaad barre la dhagax tuurayay hargaysa maydinku jiraa?

Waan hubaa inay ubax badan farmaajo ku tuuri lahaayeen ayagoo ka raali gelinaya adeerkiis siyaad barre iyo beentii laga sheegay.

Midna waa in la fahmaa walaalayaal anagoo isku duuban

Dhalintan gobolada waqooyi, 30 sano bay maro sadex midab leh, una taagan sadexda jufo hoos taagnaayeen, wayna u jeedaan inaan waxba kasoo naaso cadayn, kuma filna, beel yar, iwm odayaashii marada tolayna khaatumo xumo lasii gaboobayaan.

Farmaajo ama ha tago ama ha joogo dadku siduu isu doonayo yaa ka muhiimsan wayna muuqataa sida qoraxda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^^

Waakaas, Ina-Gumeedkii Gooni ku waashay Social-media ayaa Ina-farmaajo laga amaanayaa. Bal ma isweydiiyey xagee Social-media xukumaa oo ay ka talisaa? Ma Facebook iyo troll lasoo kireystay oo twitter account soo dhooban ayaa Hargeysa keeni kara Ina-Farmaajo?

Yaa aqli Ina-Gumeed.

Ileyn waakaas Ina-Farmaajo sidii gabadh yar oo xishooneysa u beryaya Mr Abby Ahmed in uu Hargeysa uu ka dajiyo. Waakaas dhaqanka Ina-Gumeedka ah ee aan had iyo gooraale aan ka sheekaaya ee aan ku soo celceliyaa ee aan idhaahdaa waxa dhaqankaas oo kale leh Ina-Faqah-Farmaajo.

Kaas oo ah nin aan laheyn xataa raganimo uu isugu yidhaahdo, shakhsiyan, mar hadaan aaminsanahay, siyaasad ahaan, mabda'a Somaliweyn la yidhaahdo, waa in aan tusaa rayal-caamka Soomaaliyeed waxa aan hurayo ee aan ku bixinayo. Kaas oo ah in aan gacanta laygu qabanin sidii ilma-yar oo caruur ah, oo aan Hargeysa aan anigu is geeysaa aniga oo shakhsi ah.

Laakiin kuma dhaco in uu taas sameeyo, sababta oo ah mar waa fuley aan xiniinyo loo ogeyn. Marna waa arin istusnimo ka ah, oo uu doonayo in uu doorasho ku galo sawiro muujinaya isaga oo Hargeysa ka dagey. Ee kama ah mabda uu dhiigiisa u haneynayo hadii lagu xujeeyo intee ayuu diyaar u yahay in uu u hagar-baxo mabda'an uu ku heeleeyo ee la yidhaahdo Somaliweyn. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Apophis   
25 minutes ago, Oodweyne said:

^^^^

Waakaas, Ina-Gumeedkii Gooni ku waashay Social-media ayaa Ina-farmaajo laga amaanayaa. Bal ma isweydiiyey xagee Social-media xukumaa oo ay ka talisaa? Ma Facebook iyo troll lasoo kireystay oo twitter account soo dhooban ayaa Hargeysa keeni kara?

Yaa aqli Ina-Gumeed.

Ileyn waakaas Ina-Farmaajo sidii gabadh xishooneysa u beryaya Mr Abby Ahmed in Hargeysa uu ka dajiyo. Waakaas Ina-Gumeedka ee aan had iyo gooraale aan ka sheekaaya ee Ina-Farmaajo layidhaahdo.

Oo ah nin aan laheyn xataa raganimo uu isugu yidhaahdo mar hadaan aaminsanahay mabda'a Somaliweyn la yidhaahdo waa in aan tusaa rayal-caamka Soomaaliyeed waxa aan hurayo ee aan ku bixinayo, oo ah in aan gacanta lay qabanin sidii ilma-yar oo caruur ah oo aan Hargeysa is geeysaa aniga oo shakhsi ah.

Laakiin kuma dhaco in uu taas sameeyo, sababta oo ah mar waa fuley aan xiniinyo loo ogeyn. Marna waa arin istusnimo ka ah, oo uu doonayo in uu doorasho ku galo sawiro muujinaya isaga oo Hargeysa ka dagey. Ee kama ah mabda uu dhiigiisa u haneynayo hadii lagu xujeeyo intee ayuu diyaar u yahay in uu u hagar-baxo mabda'an uu ku heeleeyo ee la yidhaahdo Somaliweyn. 

They are in their own echo chambers. The only people praising Farmajo are his own paid for twitter bots.

Hence why he is shocked every time he interacts with  normal Somalis 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr.odweyne

Erayga ina gumeed kama xanaaqo marnaba waxaan soo taagnaa markaan ilma gumeedka noqonay oo dawacadu madaxa naga leeftay, adigu ingiriiskaad joogtay berigaas sidaan filayo waxaana laguu sheegay in faqashtii laga xoroobay, oo beeshii jamhuuriyad xoriyad doon ah ku dhawaaqday.

Talo aan kusiiyo aad qaali u ah.

Aqoontaadu macno samayn mayso hadii aadan caqiidaada waxba ka aqoon xataa inta asaasiga ah baro sida gaaladana istaagga haku kaadshin maryahaaga najaasada ja ilaali waligaa.

Mad-habaduhu waa afar xanbali,xanafi, maaliki, iyo shaafici.

Waxay leeyihiin mas-alo khilaafiya ah ama aysan isku si u arag.

Afartuna waxay isku khilaafeen mid walbaa waa sax, oo dambi ku gelin mayso, waxaa kaliyoo lagaa rabaa inaad mid ka mida maslaxadaada shrciga ah waafajiso si arimahaagu u toosaan macnaha kala doorashada yaa laguu badiyay.

Snm waxay hortaagan tahay ama meel ugu xaraysan geel guran oo ubadkii ka tagey

Afarta mad-habadood midda axwadkaa qaata intuusan gabalku idinku dhicin.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^^^

Lool, listen to this pointless waffler. For he reminds of a cartoon figure of a "two dollar smack-head hustler" and a scam-artist to boot, who when he was cornered, finally, by the police, decided to blather on endlessly just to see if he could get himself off the hook with all sort of inanities.

Mate, try another line. For this one won't really safe your sorry skin which so far was flayed comprehensively from any further softening job of the sort it has received in here, given that we made it truly a short work of your silly argument in here.

Hence, see to it not to try to play a coy or a cheap troll in here, particularly when you are shown to have no argument of any substance whatsoever any more.

Got it, Mr Ina-Gummeed?

And lastly, you may think that the Somali Social Media is the end all or be all of what Mr Faqash-boy-Farmaajo can amount to. Or at least what he should be with his legion of cheaply paid shills working day and night out there, like so much of a "echo-chamber propagandist" spreading the "alleged" good word on his behalf. But the truth is that out there in Hargeisa, which is a real place of a living proud people, I will let you know that it's a place where its honorable people governs it. And therefore they do not really answer at all to what gets to be mouthed off glibly in places like Somali Social media.

Hence, if social media was what your silly hero by the name of Mr Farmaajo was banking on to make him a real "political winner", who in turn will one day visit Hargeisa, then I am afraid he really is more deluded than you are. Especially in your current condition of being as someone who is basically akin to a "smack-head-scam-artist" sort of deluded fellow. Which is the sort of revealing and ugly picture in which you give a whiff of it around here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.