Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Funny Somali JACBUR

Recommended Posts

Anagoo saaran cagaf

Oo mareyna raf

Ayaan noqonay naf

Tuulo ayaanu nidhi jaf

Waxaanu galnay saf

Waxaanu helnay laf

Mid baa is yidhi daf

Say gacantu tidhi baf

Mid baa la cararay xif

Bir baa goysay xaf

Waxaa xanaaqay qof

Cid ku hadasha af

Waxay noqotay dhif

 

 

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

:D:D:D

 

 

naag baa carartay daf

nin baa kadaba kacay haf

sariirta bey isku tuurtay shaf

isna waa ka daba booday shuf

baatiga beey tuuratay baf

macawistii baa raacday buf

diricii buu gooyey ruf

lugta qabo baa ka dhacday naf

madaxuu la galay kaf

ayadna waa ay la dagtey raf

wey kala boodeen waf

markaasey is fiiriyeen af

maxaad sameeseen gaf

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^Jacbur is when shaqola'aantu kaa badato uu buufis ku soo hayo, lol. Nose congestion is called cabudh.

 

Nuune, bisinka, nin aan ogahay umbaabad badashayee see camal?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

:D:D:D

 

 

naag baa carartay daf

nin baa kadaba kacay haf

sariirta bey isku tuurtay shaf

isna waa ka daba booday shuf

baatiga beey tuuratay baf

macawistii baa raacday buf

diricii buu gooyey ruf

lugta qabo baa ka dhacday naf

madaxuu la galay kaf

ayadna waa ay la dagtey raf

wey kala boodeen waf

markaasey is fiiriyeen af

maxaad sameeseen gaf

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ eeg baxarkaad i galisay niyahow :D

 

 

Haneefah, my sister, it is Jacbur, and it was summarised by the last line "maxaad sameeseen gaf" smile.gif

 

 

haye miyaan kuu akhriyaa Jacbur kugu saabsan lool, Dhoodaan baan ka soo xigtaa alaabaha anigu waa Abtigey kuuma aan sheeginee.

 

 

lool@nin aan ogahay, ka joog Haneefooy, haduu soo dhici asoo laba rucleenayee, kaana celin maayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this