Sign in to follow this  
SayidSomal

Isla-Weynaan!! - Vain ~ Proud

Recommended Posts

Ibtisam   

^^Jaaw, what do you want me to proof or challenge, that waax daadku ceye looga diigo is not true??

 

You must be out of your mind. Furthermore lets even assume that a fictitious old father, who probably never existed one day got hungry and eat dead meat. So what?? :confused: What does that have to do with all their descendents??

Even in Islam in extreme hungry you are allowed to eat dead and pork, so what exactly is there to challenge?? It is insulting that you would even consider at this point to ask for proof or for the primitive folk tales to be challenged.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

The Only time I found myself to be a PROUD Somali was when I walked into a store in a mall and this song was playing on the background-if only my proud wasn't shattered by My Americanized girlfriend I'd have walked upto the cashier and be like AM SOMALI N AM PROUD... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

somali waa kuma?

 

Sinaanttaan la magac ahay

san ku neefle ma ogoli

cidna iga ma sareeynkarto.

Anna garasho sogor dahan

sooryo ruux uga ma dhigo

Ninaa madax salaaxiyo

kama yeelo seetada

kama yeelo seetada.

Sasabada ma qaayibo

saabaan biyaha celin

Somali somali baan ahay

In kastoon sabool ahay

hadana waan sariigtaa

sacabada ma hoorsado

saaxiib nin aaan nahay

cadawgeeyga lama simo

sahay deeydu waa dacar

soohdinteeydu waa caan

Seetadeeydu waa cudur

naftuna geedka iga suran

Nin isegay manadgalo

nin isugay,na maba, jirro

libtaa ibed ma sii deeyn

Gardarada ma saacido

nin xaqlenaa cidi lama simoo

Somali somali baan ahay

Nabadaan usahanshaa

colaadaan ka salalaa

soma jeesto goobaha

Ninka nabarka soo sidda

gacantiisa kama sugoo

Dabeeshaan la socdaa

sal fudeeydna uma kacoo

waa beey sunaan ahay

marna sama wadaan ahay

samair baan ha googtaa

Somali somali baan ahay

Ninkaan teeydu soli karin

uma yeelo suurabo

sida dunida qaarkeed

sanduleeynta ma ogoli

nina kabaha uma siddo

ninka igga sadroonoo

siintaada magaca leh

ogoow kaama sugayee

hana orran sasabo badaw,

dareen seexdo ma lihi

somali baan ahay

saan la Kalla jiraan ahyee

sumaddii aay kuwada taal

Rag baa beri isaanyadey

anoo xoola soofsadaa

xil midnimo anaa sida

There you have it. I am proud, alright. So what are you going to do about it? :D Sue me!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^here comes another one - another proof that somalis have superiorty complex.

 

 

Illaah baan idinku dhariyee - ila arku waxaa hestaan ka hadleys - faanka iyo islaweynaanta ku jirta:

Sinaanttaan la magac ahay

san ku neefle ma ogoli

it reads: i am equal to equality - everyone else is below my nose :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^ :D Gabdhahaa faantama, anigu runtaan ka hadlaa. Soomaali baan ahay adeer.

 

'Matalooyin tallantaaliyaan Maandhow leeyahay'

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Sayid Dhoore kor iyo hoos laga dhabay baa tahay marax yahoo...

 

U better thank Somali Pride because if it wasn't for that, maanta waa lagu soo gumeesan lahaa oo John Smith iyo Brad Davis iyo waxaas baad la bixi laheyd. Waraa Isla weynida badan ma fiicna yes but somali karti iyo islaweynaan waxee leeyihiin that in aan equal la nahay other and not less qashiin iska daac daacsanaya!!!

 

Anaga ayaa runta kuu sheegeyno Cuqdad hadee kugu jirto bax soo daac daac ee mardanbe somali iyo cey deeda hala soo galin meeshaan.

 

Somalia Changed ugly things has happened yes and almost everyone is a victim of it but making up some bull crap to show ur cuqdad waa foolxumo.

 

Madhi-baan hadaa tahay so what? hadii hoos laguu dhigi jiray soo what? Ilaahey Somali buu kaa dhigay ee is adkee qashiin yahoo adiga kali ma aha wax dhib iyo xumaan la marsiiye...

 

Nin dadkiisa iyo wadankiisa naca waa doqon oo kaas baa ka xun 1000 keer kan dadkiisa jecel laakiin qof xun eh... your soft son!!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

san ku neefle ma ogoli

cidna iga ma sareeynkarto

:D:D

Nin isegay manadgalo

nin isugay,na maba, jirro

You dont MESS with Maryooley. Reminds me of when I was a kid in school. Nobody tried on the skinny, Somali kid. Being Bullied is not in their vocabulary. They won't stop untill they get you :D

Ninka nabarka soo sidda

gacantiisa kama sugoo

Dabeeshaan la socdaa

Dont we all? We shoot and then ask questions later :(

sida dunida qaarkeed

sanduleeynta ma ogoli

nina kabaha uma siddo

ninka igga sadroonoo

siintaada magaca leh

ogoow kaama sugayee

hana orran sasabo badaw,

dareen seexdo ma lihi

somali baan ahay

Loool :D I'm proud Amen to that! Aint no-one crazy enough to enslave Somalis. They'll burn your house while you're in it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Sayid*Somal:

^^^War ma badhan baan taabtay???

 

Hadda un baan arkaye: 'Badhan' waa magaalo. Mindhaa 'Batan' ayaa ka waddey. Wax yaan la isku khaldin, oo uusan raggu isku soo saqajaamin. :D

 

Magaaladayada murkan ka saar. Hadii kale xaal baan kugu lifaaqeynaa. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiyee:

Sayid Dhoore kor iyo hoos laga dhabay baa tahay marax yahoo...

 

U better thank Somali Pride because if it wasn't for that, maanta waa lagu soo gumeesan lahaa oo John Smith iyo Brad Davis iyo waxaas baad la bixi laheyd. Waraa Isla weynida badan ma fiicna yes but somali karti iyo islaweynaan waxee leeyihiin that in aan equal la nahay other and not less qashiin iska daac daacsanaya!!!

 

Anaga ayaa runta kuu sheegeyno Cuqdad hadee kugu jirto bax soo daac daac ee mardanbe somali iyo cey deeda hala soo galin meeshaan.

 

Somalia Changed ugly things has happened yes and almost everyone is a victim of it but making up some bull crap to show ur cuqdad waa foolxumo.

 

Madhi-baan hadaa tahay so what? hadii hoos laguu dhigi jiray soo what? Ilaahey Somali buu kaa dhigay ee is adkee qashiin yahoo adiga kali ma aha wax dhib iyo xumaan la marsiiye...

 

Nin dadkiisa iyo wadankiisa naca waa doqon oo kaas baa ka xun 1000 keer kan dadkiisa jecel laakiin qof xun eh... your soft son!!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Isla-Weynaantaada - Iswas'sid baa ku xigta - so go right ahead. is-tuu-tuujiyow icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this