Sign in to follow this  
-Serenity-

Member of the Moment

Recommended Posts

Pucca   

*claps* you got one more post to go!!

 

now let me be the first to wish you a happy 'nomad-ship' moment...you shall no longer be stared down by the likes of pucca for being a lowly alien *i say that with great love ^_^*...

 

now post that final winning post...

 

Member of the Moment:

DirtiSuburbGurl -

:mad: all it takes is 'refresh' and a new member is chosen??

 

:rolleyes: this spotlight moment business is no longer of any interest to me...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiyee:

Waxaa kaloo iska dhex arkay MMA.. ninkaan sheydaamo aa la hadlo been aa u qabtaan..Meeqo luqo uu yaqaan maka seysaan.. Shiine hadii rabtiin xitaa waas ku qudbeynaa..Aloore ani waxaan is dhahay wadankaste sheydaan ka imaadi aa ninkaan bandar ku dhex leh..Maalin Hore wuxuu ii sheegay da' diisa gariirka aan gariiray naxdin daraadeed iyo yaab awgiis, surweelka suunkiisa aa iga dhacdhacay..Ficiis danbas waaye reer aaqiraad waa dhaafeen..

Ð’Ñ‹ пропуÑтили и не упоминали мой любÑщий Ð¸Ð½Ñ‚ÐµÑ€ÐµÑ (процент) РуÑÑкого Ñзыка. Это - - дейÑтвительно краÑивый Ñзык, и Ð’Ñ‹ заметите Ñкоро, мой товарищ.

 

Sar [Czar] Makaahiil Gorbajoof [МихаиÌл СергеÌевич Горбачёв]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

MMA..loool caadi ma tihid jini yahoo!!

 

Waraa xaaji..gabartaan reer xamarka wee u dhimtaa yaaqee ee ha dilin iskaga leexo.. Reer xamarkeena dhan waxaa naloo heystaa in aan nahay dalac bilaash..kkkkkkkkk.. reer xamarka jabuuti joogo aan la yaabaa ani..hada kahor aan jabuuti aaday..koo suu u marqaamaaye asi dhan laan jaad oo qalashay u ekaaday ayaa ii imaday maalin.. wuxuu i dhahay " wadhyee xamaraawi!!..Cagaha dhulka ka qaad adiga luguuma tala galinee"..ani yaab iyo finjic.. waxaan uugu jawaabay.."hadii dhulka ka qaado, xagee saaraa?"..kkkk.. "dee adiga bee ku quseysaa huuno"..kulahaa...

 

Laakiin hada waxaaba la ogsoon yahay oo cadaatay xaajiga, Bajaq kaste oo reer waqooyi eh waxee u dhareerosaa atoore reer xamar ah.. Bajaqdii reer xamar aheedna waxee u dhareerosaa Atoore qaldaan eh..wareer aa jire...miiko qof markee qabato aa la dhahay..wax kaste ee ku jecleesiinee...

 

sariir weeyn aa ku seexin lahaa

waraa gabarta suxulka aa u qarineysid jooji yaah..adi sariir maka seesidee..dhul bacaaris iyo darin aa ku shuqul leedahay..kkkkkk..

 

ZU..lol..sup man..

 

Waraa Underdog meeshan abkee bajaq joogtay dhan wee ku kasaayaan..inta timo shafkaada ku taalo xitaa wee u xisaabsan yihiin..wili hungurina waa kusoo haaye..see camal saqajaanka!!..ciyaalka kistoo luluf xitaa u reebnooh!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

CW: Jealous? I love myself 2 much. Ma anigaa isu quura jealousy inaad dareemo. Xaajigaa laga tabiyey inuu bog xanuun baabkeeda yahay. Kuwaan wey buuxdhaafinyeen nooh anina inuu qubtaan diidaaye. Hagaajin camal lee nooh. :D

 

 

Tuujiye: Adi waraa ku dardaray. Awoowaa la janee ma naastaro ordeydaad dhunjiday?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yonis   
Oh, Pucca, you are one caring girl as usual. Thank you. I did not even notice that. you know what, I would love to stay as Alien though, because there is no difference for me and somehow want to be unique. Anyway, nice to see you again, sister.:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa habaar qabe..Quuq mataqaan mise bajaqda dariskeeda ah aa taqanaa!!!!

 

Haaji-Fara-gaab.. Waraa sawirka kuugu dhagan meesha awkuukuu miyaa mise adiga..hadii adi tahay, lamadaanyo maka shaqeen jirtay sxb..

 

Koo xasan muufo la dhahaayo oo dharka xamar ku istaraareen jiray aa u egtahahy..wili markee sigaar la'aan ku dhacdo camaleeti nooh!!

 

ZU.. Layzie walashee iga yar waaye hadaa u kulushahay ii sheeg ani lee eh walaalkeed ka ween oo bixinaayo..bajaq daan Iverson jursy lee hada ka siibnay waxaan u xirnay "baati"..markaa Koo somali gaajo heyso aan la shiishonaa camaleeti nooh..

 

Layzi..loooooooool..Look at these fools that just came to SOL and asking for recognition.. Tell them they have to use their fingers and other things to reach the top!!aaaaaaaaaaaaa!!!

you were one of the bajaq yaal that gave me hard time Layzie..tnx to me you write Somali now..

 

LST salaan kuusan baaba oowguuriyo on your 4th child sxb..4 wiil nin leh aa la dhahay, shalanbood uu gadankaraa kiligiis..Owguuriyo sxb..

 

Awguuriyo to sxbkii checkmate oo guursaday naagtii labaad...sxb shukaansiga in aad joojisay aan u qabay..ileen yaryariiska aa baratay oo waa is celin weysay..asxaan noo fal yariista hasuuxin wee kaa yartahee!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haaji-Fara-gaab.. Waraa sawirka kuugu dhagan meesha awkuukuu miyaa mise adiga..hadii adi tahay, lamadaanyo maka shaqeen jirtay sxb..

Waryaa bambiino barakuulo waryaa, magaca sax see waaye camaleeti, ani xaaji fara badne baba tarafika yaa ku dhalay adi waryaa.. booc booc iyo tiin tiin gadaashiisa laga raadina walaahi

 

waraa gabarta suxulka aa u qarineysid jooji yaah..adi sariir maka seesidee..dhul bacaaris iyo darin aa ku shuqul leedahay..kkkkkk..

waryaa bajaq walba kaalbalaader ee leedahay ka waran, sidii shakti oo kaloo xarfaankan liska dhigaa nooh, waryaa ani somaliya onlaayn oo dhan saf saf hadee u soo istaagaan sidii burusu lii oo kala jeedinaa nooh..ma iyaqaanan dadkan

 

sawirkeey aa ka heshay yah, beesaani oo saan oo kale ah ma arkin waligiin. kilin iswuud aa ugu danbeeyay noh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this