Sign in to follow this  
MZanzi

Adunka waxad ujeclaan laheyd inaan hesho

Recommended Posts

Wiilo   

Hay isn't that what I just wrote :confused: Maxaa waaye copycat nimadaan J'baro that is hadalkeygii oo aan la badalin :D

 

 

Wallaahi waa runtaa dadkaas waa dad aqayaar ah, qofta la yiraahdo Nafta iyo Besbaaso waa labo qofood oo rageedii ah isla markaana yaqaan kaftanka..............

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Marka hadal fiican aad ku hadasho ee lagaa copy garaysto means hadal ka fiican baan la dhihi karin ,,,,,,

 

Marka xiga ,, oo tolow hadaa xagee la iga tusay aniga ,,, sidaas baan dad fiican ugu haystay laakiin mar dambe oo weliba maalmahan ugu dambeeyay ah uun baan another impression ka qaatay ,,,,,

 

May be i'm wrong ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ wiilooy ilaah hakaa cafiyo midaas. Koley hadaa dumar tihiin gar iyo gardaro hiil idinkama dhamaado. Ma awalbaa dhihi laheyd gabdhahaas waa xun yihiin, eheheheh, oo kaftan ma yaqaanaan. :D

 

Waxaan ku weeydiiyay wiilooy maku soo gaartay ducadii aan xagaaga usoo riday oo aan kuugu ala baryay inuu imtixaanka biyo camal kuu noqdo, oo aad asaga iyo warqadiisaba qurqurisid?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Ninyahoow ducadaada Kal iyo Laab ma aheyn maxaa yeelay imtixaankii wuxuu u ekaa "Mad madoobe Allaa ku Yaqaan" oo maba la garaneyn, balse hal baa dhimanoo soo ducee..........

 

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa Jacaylbaro, soow wiilo uma duceysid habeenkii markaad salaatu leylka u kacdid, mise waxaa tahay kuwa ducadana kaligiis-cune ku noqday? War aniga waxaan maqlay xadiis aanan hada sixadiisa hubin laakiin la leeyahay malaa'ig waxaa jirta qofka ugu duceysa wixii aad dadka ugu duceysid. Tusaale ahaan, hadaa tiraahdo ilaahoow Alle-ubaahne janada ka waraabi, adna sidoo kale malag baa wuxuu leeyahay ilaahoow Jacaylbaro janada ka waraabi. Runtiina labadaas duco tan malaga ayaa la aqbali ogyahay.

 

Wixii intaas ka baxan ilaah baa og, waxwalbana ilaah baa og. Ilaahoow nacafi adaa weyne.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wiilo ,,,, oo maalintii aad tiri Exams baan leeyahay wixii duco iga dhacayay miyaad ilowday ,,,, soonigii intaan xiiqay sidaan u ducaynayay qufac ku waashay ee hargab qaaday ,,,,

 

Intii ka dambaysayna hurdaba maan seexan sidaan habeenkii oodhan u lahaa ilaahayow Wiilo imtixaanka biyo xareed ah uga dhig ,,, oo macallinka sida aabbaheed uga dhig ,,,, oo qofka examka u saxayay sida hooyadeed uga dhig ,,, oo qofka natiijada qoraya sida Alle u baahne uga dhig oo qofka shahaadada siinayana sidayda uga dhig

 

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa runteed aleylahey. Jacaylbaro aakhiro imtixaanka jira ilaaheey hana mootiyo, walee meesha ciyaar baan ku heynaa, rasuulkuna (scw) intuu arkay saxaabo qosol iyo maad ku jirta buu wuxuu ku yiri, "hadaad ogaan laheydeen waxaan ogahay wax yarna waad qosli laheydeen, wax badana waad ooyi laheydeen". Marka imtixaankaas aan ilaah ka barino inuu nagu baasiyo.

 

Anagana koley isma naqaanee oo meeshaan ayaan qoraalada ku wadaagnaa ee ilaah hanoo kaso inaan janadiisa isku aragno, oo halkaas saaxiibo ku noqono, ilaah idinkiis. Aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

haye bal aaway dadkeygi

 

Wiilo ..macaanto defenitely hadaad timaadid wadanka dooliga xuquuqda siiyo aka UK qasab waaye inaan is aragnaa adiga lee ila soo socodsii

 

J_baro walaahi anigana dadkiina lee iigu jirtaa....hadaa idinka eheed leheen marhore aan qaxi lahaay

 

A_U yaad iigu faataxeysay?

 

waraada sisterly advice....dadka kale aad is af-fahmi waysaan ignore ku sameeya at the end of the day murun lee malagu jiri karo

 

baashaalka noo sii wada

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this