Sign in to follow this  
MZanzi

Adunka waxad ujeclaan laheyd inaan hesho

Recommended Posts

Wiilo   

Simply the Best waan kaa Qaayliyay dear, wallaahi marka aan London i maado ballan waaye inaan ku soo RAADIYO meel walba oo aad ka dagan tahay, maxaa yeelay rageedi aa tahay, inaan life kuu soo barto waaye :D:D

 

 

War heedhaha intaan wareerteen baad TALYAANI JaJab noo soo qoreysaan miyaa :confused: Cajaa'ib bal Faransis jajabna ha i noogu darina bal :D

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigu waxa aan is leeyahay uun hadda kii Nuune wuu waashay :D:D:D

 

Acuudubillaaah ,,, bal wuxuu is daba dhigaayo daya ,,,,,,, hehehehehehe

 

looooooooooooooooooool ,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

War bal ii warama ayaantaan la isma arage. Jacaylbaro sidee kuu tahay gabartii aan kula aqal-galinay? Waxaan maqlay ineey leedahay baadiyo iyo cidii baan qabanayaa adigoon si fiican uga bogan, marka sidee wax ku dhameyseen. Koley aniga waan joogaa ayaantaan, wax oday ahna meeshaan anaa ka jooga, marka ila socodsii wixii soo baxa marwalba.

 

Haye hada, waan sii baxayaa ee gabartaas waxaad yeeshaa lugta lugta usaar oo yeeysan marnaba firaaqo helin. :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Alle-Ubaahne waxaan filayaa qofka aad ka hadleyso waa Simply the Best. Koley aniga mar horaa ley bixiyaye oo wax la yiraaldo Availability xageyga lagama soo eegayee. J'baro walaalo qeyr baa kuu rajeynayaa hadde Xaalgaagu waa Bariga Dhexe oo waxaa tahay nin meel lagu ogyahay......

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alleh u baahne,,,, waa si fiican oo dee kollay adiguun baa meesha ka oday ah ,,,, arrinkayaguna meeshii ugu fiicnayd buu marayaa ,,,, run ahaantiina labadayaduba Happy baanu nahay imika waxaanan filayaa nolol tan ka fiican inaysan i soo mari doonin ,,,,,,,,,,

 

Waxa aan ugu jecelahay marka ay casarkii tahay ee inta aanu shaah cabno aanu u baxno beerta gurigayaga dhinciisa dambe oo aanu Volley Ball ku ciyaarayno cadceeduna ay sii dhacayso ka dibna inta aanu guriga ku soo noqono oo qubeys qaadanno aanu casho u baxno iyo xoogaa caways ah ka dibna inta aanu guriga ku soo noqono film jacayl ah oo fiican aanu daawano aanu ! ! ! ! ! ! ! ! ! before we fall asleep :D:D

 

Dee hadee noo soo ducee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

AAAAAAAAAAAAAh j'baro wake up, ur dreaming yeah ur deaming,,,,,,,,,,yeah I'm talking ur dreaming damn it wake up......................

Share this post


Link to post
Share on other sites

eheheheheh, Jacaylbaro,

 

Mataqaan waxaan ku qoslay? :D Waxkale maaha waa maalinta dhirirkeeda inta howl aad qabateen iyo saacadaha galinkaas ku jiro maba is laha. Shaah baad cabteen, waa 30 minutes. Xoogaa baad soo ciyaarteen volleyball, waa 60 minutes. Cashaad aadeen, waa 3 hours. Movie ayaad fiirsateen, waa 3 hours, waliba haduu yahay mid hindi ah. Xoogaa baad banaanka soo majo baxsateen, waa 45 minutes. Kadib waad qubeysateen, waa ugu yaraan 25 minutes hadeey gabar tahay, wiilkana 10 minutes.

 

Iskudar bal xisaabta, waa sideed saacadood ugu yaraan oo shan dadqiiqo dhiman. Marka howshiina aan intaas ka shaqeyneynay waxay iskugu biyo shubatay been iyo huuhaa. Alow alle! waad na ceebeysay jacaylbaro, magacaa jirye!

 

Iga tag, Islaantiina kaa baxsataye oo hadana fara kuma heysid, iska samir naag uun baan la waayin samankaane. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooool@ Alle u baahne ,,,,

 

Very funny ,,,, laakiin sidaad mooday maaha ,,, waxa aad ka soo bilowdaa 5 ta galabnimo ,,, marka xisaabta sidaa aad isugu geyso waa ilaa 1 da habeenimo ,, which is Ok ,,,,, intaas ka dibna waxoogaa Cake ah inta la cuno uun baa la iska seexdaa :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Wiilooy ninkaan jacaylbaro runtii qosolka uu iga dhameeyay. Aniga koley aqoon uma lihi, meeshaan ayaan ku arkaa ilaa hadana isma barinin wali, laakiin markaan fakaray wuxuu iila ekaaday nin dhalinyaro ah oo ku dhexnool meel soomaalida ku badan tahay, isla markaasna aad uga dhex qaraabta meelaha ey dumarka ku badan yihiin. Waxaan is dhihi lahaa waa nin aad loogu daadshay, balse aan u bixin waxaas, yacni waa bulshay aad u fahmay la dhaqanka dadka. Qofka mar haduu sidaas oo kale yahay, waa adagtahay si lagu fahmo howlihiisa.

 

Aniga koley hadaan gabar dhali lahaa waan siin lahaa, ugu yaraan waa nin rag ah oo aleylahey caqli badan. Wuxuu kun jeer ka fiican yahay kan meeshaan lasoo galo Garab Tuujiye. Iga daa kaas, waxaan ku nacay hadal tirada iyo nuxur la'aanta. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Ajaaja waxaasaa kaa istaraaro ah :D

 

 

War heedhe J'baro iyo Yaraan kala dheeree waa oday gaboobay wuxuu qabtana la' Halkaa buu irsaaqad u soo raadiyay waana la' yahay illaa iyo hadda :D marka hadalkiisa yuu ku sirin :D

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta Wiilo, Alle u baahne, Simply the best iyo nuune hadii SOL aanay ku jiri lahayn waa horaan ka baxsan lahaaa ,,,,,, dhamaantood waa dad aan jecelahay oo kaftan yaqaan ah ,,,, gabadha Nafta la dhaho waagii hore way ila fiicnayd laakiin hadda xoogaa hadal taagtaagan baan ka dareemayaa as well as Besbaaso oo raadkeedaba la la' yahay ,,,,,,,,

 

I Love You All ,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta ninyahow jacaybaro, midaan Feme Fatale la dhaho waaba i faduulisaa maalin walba, oo xitaa waliba huruuf iigu dartaa. Marka colaadu kama foga maalin sii horeysay baa inagoo English-kii afka gaalada ku doodeyno beey xanaaqday oo tiri "jaahil yahow seeflaboodka ah, maxaad is mooday, reer baadiye katag meesha, i.w.m."

 

Marka anigana nin oday ah baan ahay oo marabo inaan ciyaalka meesha soo galo isku diro, marka wixii talo ah adaan kaa sugayaa iyo (wiilo dheer).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this