Sign in to follow this  
MZanzi

Adunka waxad ujeclaan laheyd inaan hesho

Recommended Posts

nuune   

"Xabiibi" da iigu kaadiye

damn it, she ruined everything, I was expecting her to say "beerka wadnaha qalbigoo idil aa qaraacmooyo"

 

 

ps: bye the way guys, waligiin gabar iina wax isku aheyn ma bixissay, nin ma siisey, gabaati maka qaadatay, yarad iyo sooriyad waxaas dhan, I did that this week, gabar ayaan bixiyey arooskeedana waa dhawyahay, mar dhaw aa la bajinaa bacawda uurta kuusan.

 

ps: sorry guys, that was off-topic, ignore it plz

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune wale waan qiri marqaanka laguugu sheegi jiray, heedhe waa max dee :rolleyes: :confused: war heedhe intaad marqaanto baa waxaad doono tiraahdaa miyaa :confused: (KAFTAN) :D

 

 

nuunow maba garanayo wax layiraahdo "JACEL" :D ma cudur dadku galo baa :confused: mise waa wax dadku sheegtaan :confused: maba garanayee :D

 

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo, anigaba kula mid ayaan ahay huuno, jaceel wax la yiraahdo hadduu jiro iyo haddii kaleba maba aaminsani, wadno ha galo, beerka haka dhax baxo, laabta ha jiiro, qalbiga ha mudo, maskaxda ha shiilo, miyyirka ha qaato, maanka hala tago, wuxuu doono ha sameeyo jaceel, anu ma aaminsani runta marka loo hadlo waaye, wey jirtey mar aan aaminsanaa xittaa websites jaceel ah ka sameeyay, laakin not anymore, dadka leen isku daraa is jecel ama raba iney is jeclaadaan(ubad dhalaan) smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune waan kaa qeyliyay, bal hadda waxaan ku jiraa school oo waxaan iska ahay ardarad mana garanayo jacel iyo wax la mid ah, balse kolka uu igu dhaco ama aan qof jeclaado waan kula soo xiriiri si aad adna dee shaqadaada u qabsato oo aad igu darto inanka aan markaa kuu keeno :D:D

 

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wax lee keen horta, duca xattaa waan idin kugu daraa inaad afar afar u dhashaan at a time or any given time, iskuulka yaan kaa mashquulin ee cirbaha wax dayy(cagaha wax ka dayy oo la rogey)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

ps: bye the way guys, waligiin gabar iina wax isku aheyn ma bixissay, nin ma siisey, gabaati maka qaadatay, yarad iyo sooriyad waxaas dhan, I did that this week, gabar ayaan bixiyey arooskeedana waa dhawyahay, mar dhaw aa la bajinaa bacawda uurta kuusan.

waraa caadi matihid, waala bujinaa mar dhoow kulahaa, looooooool... wiilo kan iska jir wax bujiska uu ku dheereeyaa..

 

laakiin duqa see ubixin karta gabar aad wax isku aheen, islamically..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Simply_the_Best,

 

Walaashiis hadaa jeceshahay arintaas iyo hadii kaleba, aniga adaa igu yiri (aboowe waan ku caashaqay, sidaas darteed cilaan baan kuu soo marsanayaa si aad quruxdeyda ula dhacdid) laakiin waan kuu sheegay hadaadan cideyda lacag iyo geel fara badan u geyn karin, iska iloow guur iyo inaad xitaa ishukaansatid.

 

Soo waxaad garatay maaha?

 

Marka waaku kaas, wiilashaas meelaha laga sheegayo oo la leeyahay weey ku jecel yihiin quud kaaga soo horeeyo ma aqaani, ee sidaas iyo nabadgalyo.

 

Uruursimo Alle! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^qajac qajac khadiiyo warsame igujibo aan gabar cad kuu dhalee! maxaa i tiri ...aniga maa adiga cidaada ugeynaayo lacag? tolbeelayeey istaaqfurullaah maanta meel baad iiga dhacday. Ma hindi buu ii maleey...inleem meeshaas bey nimanki qiimo kaley yihiin

 

Alle_ Ubaahane Laasha istaare foori ganjeelo!

 

Checkmate ;)

 

A_U - hakuugu taagnaato!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Alle_ Ubaahane Laasha istaare foori ganjeelo!

maandara minyaataro boolo aroosto rigoore zalbatooyo taatiko kadabshiir kuunto canbuulo maajo mallaariyo paasto makarooni asasiino utaango milaano tooka bar tooka minishiibiya alamiinto gorbajeero intaasna oogu dar duq alle-ubaahne smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^hedhe ma jiini baad la qaraabataa-waad iga yaabise :D;) wax lee aruurinee adi markasto-meqa kiish (sidii haweenkii suuqa)ayaad hada heysaa(meaning your lingo is wicked-not to mention segsi ;) )

 

Simply-the-belismo: waad iga qoslisee gabar-kulaha, "qajac qajac...." ani waxaan uu aqaana "qajac qajac khadijo warsame qandhicil waa odey" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

maandara minyaataro boolo aroosto rigoore zalbatooyo taatiko kadabshiir kuunto canbuulo maajo mallaariyo paasto makarooni asasiino utaango milaano tooka bar tooka minishiibiya alamiinto gorbajeero intaasna oogu dar duq alle-ubaahne

Raula iyo asxaabta r u guys telling this guy and tuujiye are ok.. looooooooooooooooool.. boolo aroosto rigoore loooooool. tooka bar tooka minishiibiya alamiinto loooooooool basta miirta la ragaazee na ku dar nooh loooool.. war qac aad tahay..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this