Sign in to follow this  
MZanzi

Adunka waxad ujeclaan laheyd inaan hesho

Recommended Posts

Wiilo   

War heedhe maad iga deysid "Walaca" aad ila dabagadhay, waan kuu sheegay inaan buugagii iskuulka aan qaadi la'ahay.............

 

 

Naagta Cillaanka waxaan kuu balamiyay barri marki ay tahay Shanta Galabnimo................

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Simply_the_Best:

^^uh-aah....jacda qamiirta aa wax kasto iiga daran....tan walaahi waad iga heshay

 

*clap clap*

Waan kugu ciyaaraayay; been beeneey waaye nooh. Raali ahow abaayo marka, haye dheh. Ok, waan kusugaa intaad cilaanka kasoo marsaneysid. Marka waa isku dhamaatay sheekadeena, ilaah mooyee cidkale oo aan naqaano ma jirto.

 

haye hada.... Waa ku kaa! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Waarbal ukaadiya ninbaa halkaan anigoo idhahayga shan yihiin doonaaya in uu gabadha kaliya aan ishaaraystay in uu iga dhaco, war bal xaajiyooow i dhageyso xaawooley ilaah baa badiyey, ee mid kale raadso "Simple" anigaa mar horay caashaqay...warmooge alla ma cadaabo sxb, hada makuu gogol dhiganaayo, laakin mar danbe yaa naan waxaan oo kale iskugu imaanin,ok :D:D

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ War bal ukaadi adigana! Sidee wax kaa yihiin shiiqoow? Ma waadan u jeedin in la isoo cilaan marsaday oo waxwalba dhag dhag yihiin. Alow nimaan wax ogeyn ha cadaabin! War bal joog horta gabartaan kuma rabtee, oo yaaku yiraahdo xabsi iyo wax daran ha isku soo jiidine aduunkaan weyn wax ka raadso. Waxaan ka baqayaa iney ku raacdo iska daaye, in 911 iyo police saacadaan laguugu yeero oo halkaas ey ka dhacdo (kabteey ma aragtay). :D

 

Koley aniga nin la jecel yahay baan ahoo, dagaal uma soo jeedi, marka raali ahow adeer. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Hayaaaaaaaaaaaaaaay, ragi waashe war heedhe gabdhuhu way badan yihiina :D ma tan kaliya nin kasta uu u ishaartay baa layiri :D Cajaa'ib sheeqow maxaa waaye sidaan smile.gif

 

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites

hayaaaaaaaaaay ,,, waa wareeeeeeeeeeeeeey,,, oo kaalay simply waaba la isku dilayaaba ,,, Alle u baahne waa ku sidee ??? ma adiga oo aan iska hubsan in khadka cid kele ku jirto uun baad is maqiiqday ,,??

 

Ngonge ,,, waar waa ku side adiguna ,, sidee gabadha aad jeceshahay laaga qaadaa oo ay rag kele cillaan ugu marsataa ,,, tollaay oo tollaaay ,, sow adigu maad dayicin ,,,,

 

Simply ,,, raggani ha iska wareereene ,, adiguun baa go'aanka leh ,, ma cid baa ku khasbi karta ,,, laba iyo 40 ba way ku jeclaan karaan laakiin ka adigu aad raacdo uun baa ka asal ah ,,,,

 

Wiilo ,, haye ii warran xabiibi ,,,, arrinkani inaguu inoo yaalaa inaan xal u helno markaa ba Simply la soo hadal ,, aniguna aan wiilasha arko ,, ka dibna bal sida ugu fiican aaan u xallino .....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

War heedhe ninyahoow J'baro koofiyadaadii yareyd baanba kuugu garayee xagee baad geysay? War heedhe waa maxay dee sidatan, bal isxaan ii samee oo soo badan sawirkan maba eegi karayee :rolleyes:

 

 

Bal waan la soo hadlidoonaa Simply, jaaxadu maba sahlanee, bal qeyr bay noqoni haddii ALLAAH yiraahdo..............

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigu durba arrinka waxbaan ka galay ,, nimankii horta mid kastaa sidiisuu u jiifaa oo inta qandho qabatay buu xanuun dartii iskala ogaan la'yahay ,,,,,, labadaba telephone baan kula hadlay guryahooda ,, markaa waa inaan hadda tago oo aan face to face ula soo hadlo ,,,,

 

Hadii aad tiri sawirkaas iga beddel ,,,, it is done ,,, haddaan kaa bedelayaaa ,,,,, waxa aaad tiri keliya baa soconaaya ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

"Xabiibi" da iigu kaadiye, waxaad sameysaa ama kan kee hore soo celi or get another one,,,Goooosh :D :rolleyes: balse heedhe waxaad keentaa wax (dhaayaha) ama indhaha uroon :D:D "Shisnic" :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oo dee maxaan yeelaa ,, wadne jacayl oo qoslaaya baan is lahaa meesha waad soo dhigtaye ,,, maxay kele ee aan keeni lahaa ee ku raalli gelinaaya ,,

 

Tell me some Plz ,,,

 

Qacqaac ,,,, haye ,,, intaas maad la shir timid ??

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

I don't mean to sound rude , but could you please stop chit chatting in every topic? You just spoiling every topic and wasting the space.

 

This getting people's nerve. I don't think this is nice.

 

I would suggest you to open chit chat thread so you can continue your nice chit chating.

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ok, sorry sis

 

looooooool at CM n A_U.loool jecliyaa jabka...sheekadaan aa igu socoto alley lehe...aniga hori baan u sheegay...ninkii wax isku haayo lee sheekadiisa ku jiraa

Let the best man win!

 

lool at JB (qq-intaas maad shirka la timit)

 

Wiilo ha iloowin inaad isoo doontit...naagta cilaanka waan isla aadeynaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this