Tuujiye Posted October 7, 2009 ^^^ lool Xiin usheeg adeer inantan raga soo dhex fadhiisatay oo gacmaha maran... Somali hore bee waxee u tirin "Af joogo maloo adeego" AT meeshaan abti waad u jeeda in laguu soo ganbar fadhiistay ee single motherska aad bursaneysid jooji oo soo fadhiiso!!! Hadadd dadka amaa siin laheed dacwadan laguuma qabsadeen..oday MMA layiraahdo oo reer xamar ah ayaa hore wuxuu u yiri "Banaankiisa maroow maradiisa bood ma qabsato." Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 7, 2009 Originally posted by xiinfaniin: Gartaan anaa naqayya Ms DD ragi waa shaah. Shaah ina adeer NGONGE please shiishadaadii doono, hana noo imaan adoon dhamaysan Xiin, saaxiib ha fogaan. Waa laguu baahanyahay . Almuhim, ninka A&T anigu wali waa sugayaa inuu suaalahayga ka jawaabo. Sidii rag yeeli jirayna, u gar baxo. Malaha hadda 2 cisho ayay maraysaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 7, 2009 Originally posted by xiinfaniin: Gartaan anaa naqayya Ms DD ragi waa shaah. Shaah ina adeer NGONGE please shiishadaadii doono, hana noo imaan adoon dhamaysan Ina Li Allah! At least DD is only asked to bring the tea and return! Ina li Allah.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 7, 2009 Originally posted by Tuujiye: ^^^ lool Xiin usheeg adeer inantan raga soo dhex fadhiisatay oo gacmaha maran... Somali hore bee waxee u tirin "Af joogo maloo adeego" AT meeshaan abti waad u jeeda in laguu soo ganbar fadhiistay ee single motherska aad bursaneysid jooji oo soo fadhiiso!!! Hadadd dadka amaa siin laheed dacwadan laguuma qabsadeen..oday MMA layiraahdo oo reer xamar ah ayaa hore wuxuu u yiri "Banaankiisa maroow maradiisa bood ma qabsato." Wareer Badanaa!!! Waar afsoomaali baa la yidhi ha lagu hadlo dee ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted October 7, 2009 Bilaash xeydatayaal baa meesha isugu yimi. I ask..why the ladies arent invited to this? After all it is said "ladies aa godob laga galey". It is only fair they be present. Thanks Ngonge for explaining what Xiin meant. Dhaxuu shaaheyga fuuqsahaa. Now..it seems that A&T in spotlight ka lagu iftiinshey. Rag badane u hanjabaayaan. Raggi one on one bey isugu soo bixi jireen.. mahaan waa la isugu goobanhooyaa miskiiinkaan. Not that I expect any thanks from the man of the hour Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 7, 2009 Jacaylbro, ninkii A&T qofkii waraaqaha u qori jiray ayaa maqqan. Wali kii ayuu sugayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 7, 2009 Thanks Ngonge for explaining what Xiin meant. Dhaxuu shaaheyga fuuqsahaa. Lol. Ma la hubaa, MsD&D? Ms, goobasho meesha ma taal, xaaltan ayaa meesha loo yimi. Ninkaad u hiillineeyso kuuma oga ee shaaha un yuusan kala joogsanin. Xiin iska daayee shaahaagu anaaba fuuqsashadiisa u xiisa qaba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 7, 2009 waxaan moodayay inuu af ingiriisku mamnuuc ka yahay meeshane ,,,,,,,,,,,,,,,,, ninkii garta loo dhigtay weli ma gabbashuu ku jiraa ,,, walee waraaqo la qoro ka weyne malaa dhoodaan buu diridhaba ka soo kaxaynayaa ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 7, 2009 MSDD, adigu xagga shaaha iyo luubaanka ama uunsiga ayaad inoo qaabilsantahay Wixii opinion kaaga ahna waalasoo dhawaynayaa. Qof wax badan og ayaad u egtahay. Jamaal lol adigu ma seexan miyaa ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 7, 2009 ^Hunguri, ma gar tanoo kale ah ayaa laga seexdaa ninyoow? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 7, 2009 Waar Jamaal, anigu xilligan maba soo jeedi jirine, ninkii A&T ayaan sugayaa. MSDD ayaa xittaa caawa soo jeeda lol Odaygii Jacaylbro ahaana Laptop-kiisii ayuu ku dhaganyahay. Almuhim, ninkii waxaan u gartay inaanu suaalahaan waydiiyey ka jawaabi karayn. Balse, cabbaar ayaan sugayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 7, 2009 Waar anigu waan iska seexanayaa oo hawlo qaran baa i sugayeee ,,, dee waydinkaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 7, 2009 Hunguri, adeer AT&T iman maayo ayeey ila tahay... kolkaa anigu waan ka hurdo doontay. Habeenadan wakhtiyadan ardul riya ayaan iska dhex mushaaxi jirey, balse waxaan is iri bal caawa waxaan is lahaa waxcadaraha dhaca iska daawo... intuu ninkaa AT&T dhuumaanleysanayo se dhici meyso. Waa inoo berrito subax, idin Alle. JB, hawlo qaran? Alloow sahal umuuraha. Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 7, 2009 aaaheeey hawlo qaran ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 7, 2009 May an Al Shabab operative blow up next to Xiin as he takes part in this meeting. Quote Share this post Link to post Share on other sites