Sign in to follow this  
RedSea

Imisa ciyaal ah ayuu Ilaahay idin siyeey?

Recommended Posts

BOB   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

BOB, Niyow adiga reer Borama baan kugu ogaaye waa maxay dee Ireland iyo meeshan aad ka hillaacday ??

 

Bal maxaan ku idhaahdaa hablihii reer Borama ee aan idhi nin oday ah oo ay ka dhacayso oo dahab ka samaysan baa soo socda ee standby ga ku jira ?

 

Alla inaadeer horta yaa wax kula qaban jiray ,,,,

War Hayaay...Ninkaan Saaxiibkaa ah ee Nuune baan wax uraadinayaa ee aniga ma aha...sidii aad igu ogeyd ayaan weli hablaha reer Borama ugu qarwaa...ee ina adeerow igasoo dhaqso waqtigii igu dhammaayee...oo waad ogtahay inaan necbahay kaniinka qaas ahaan midka buluuga ah... :D:D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D ....... hablahaas aragooda ayaaba kugu kicinaya qaras ka daran kiniinkaas buluuga ah.

 

Anyway, Anigu aroorta 7am Insha Allah ayaan u baqoolayaa xagaa iyo Borama 3 cisho baana laga yaabaa inaan ku maqnaado markaa hadee warku wuu cad yahay sow maaha ....

 

Adiga uun yaan lagu waayin bal ............

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

JB loooooool@yaan lagu waayin, war niyahow ninka BOB ah armaad bohol waraabe ku ridaa, hablaha boorama waa la isku sheegay iney gabdhaha Soomaaliyeed oo dhan ugu sitaan ee u tartiibi BOB, waqti sii uu ku soo fakiro waaxey dagdagu, naw :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waad ka dhacsan tahay nuunow ,,, odaygu dhowrkii sano ee ugu dambeeyayba wuu soo xaamxaamanayay waana xilligii uu xadhakaha soo goosan lahaa imika. Iyagana qoortii baa jabtay siday cirka u eegayeen ee diyaaradii sanqadhaba ay u lahaayeen WAA BOB ,,, markaa adigu ha isku gudbine soo duduuc odayga ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

War diyaarad ha igu sheegin...waa necbahay belaayada...teeda kale waa qaali oo lacagtaasba ma hayo....

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pucca   

i had five running around me once, but they've all grown up and left the nest. I now have only one running around. Alhamdulilah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Are we also talking about how many we are planning to have? In that case 6 insha'allah. Oh no, 5. 3 boys and 2 girls. Masha'allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faynuus   

aniga am planning to have 7 or 11 or 13 or 15. intaas ka badan maba dhali karo in illahay lix lix iisiinaayo ma ogiye. so far only 1 and one on the way. waxaa iigu ducaysaan in mataano kuwaan hada wado iigu xijiyo illaahay kuwaana nabad nugu kala keeno.

 

who knows, some of you might be innocent,righteous and god fearing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this