Sign in to follow this  
RedSea

Imisa ciyaal ah ayuu Ilaahay idin siyeey?

Recommended Posts

RedSea   

How many of these goodies ayuu Ilaahay idinku cute+muslim+children.jpg manaystay?

 

 

please noo sheega. Dadku ha is barto. Somaliaonline waxaad mooda in ay dadku kala cabsanayaan oo kala xishoonayaan. Ha la is barto oo hala is dhex galo. Saaxib iyo gacalba ha lanoqdo.

 

Bilaa calaykum bacdan isku fura oo lugaha kala bixiyaa. Nafis iska dhiga.

 

Aan idiin bilaabo; anigu so far: 0.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Three boys, one daughter. One on the way. Ma masaariif baad noogu qoraysaa Mujaahid?

 

If so, saddex adeerkay dhalay baa ila jooga! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Eesh calaa shaklak. Trully rageedii baatahay seedi.

 

You have done a good job. Masha Allah :D

 

ps. tough times mate, can't afford my own. (which am yet to have). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Hadaan sheego intaan caruur leeyahay waxaan ka yaabi bilcaanta aan beryahaan u baal riigo oo SOL ku jirto inee iga cararto...marka Mujaahid PM baan kuu soo diri oo aan kugu sheegi...haye dheh! ;)

 

 

PS. Jaceylbaro waxaa la ii sheegay inuu Ilaahey kuu nimceeyay Maasha Allah...Ilaahey hakuu daayo Insha Allah...

 

Waryaa Nuune awoowgaa la jannee horta adigu goormaad guursan? Waqtigii dhamaa welina meejaanaad soo indho cadahay Agaa...war guurso ilaahey faraj kheyr qaba ayuu kuu furiye Insha Allah.... smile.gif

 

 

Salam Aleikum W.W

 

 

Peace, Love & Unity.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Waxaaba la yaabanahay waxaad kolkii horeba bilaawaha galka kala doontay... :D

 

Gabdhaha Waamo wax gaara lama hayo...qaas ahaan reer Af Madoow iyo Khookhaani...hadaad hore usii socotana Ijaaraa iyo illaa iyo Diif iyo Wajeer gaar...meeshaas ayey gabdho ka joogaan inta kale been dheh...

 

 

Gabdhaha Galtida ah ee OG'enia ka imaado ismaba fahmi karno...kuwaas nin ee noqdeen...mid Qoraxeey ka imaatay aan hada ka hor is baranay...tee igu dhigtay lee... :D:D marka mid ina adeerteen ah oo caano ma daadiso reer Waamo ah aan kuu raadineynaa aniga iyo Mzee Baashi...ka waran arrintaas? :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool@waamaha, war iga daa gabdhaha waamaha waanba ku shaashoodaa :D

 

I know inaad tahay reer waamo is nacey, hablaha suuqa ayaan ka doorbidaa niyahow ood isla caweyneysaan. Kuwa galtida ayaguna waanba ku xajiimoodaa, marka maxaa talo ah, suuqleyda wax dhaamo ma lahan ood caananaaska isla cabtaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

LooL Nuune Hablaha reer waamo waad nacday kuwi galtidana doonimeesid waan ku'arkaa ..... Fish N' chips Milka Shake straw kula dhuuq marka

 

Salaam My brother,

 

Aniga Halko waxaa ijoogo madax weyn oo "TREBO Waste camal ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by nuune:

lool@waamaha, war iga daa gabdhaha waamaha waanba ku shaashoodaa
:D

 

I know inaad tahay reer waamo is nacey, hablaha suuqa ayaan ka doorbidaa niyahow ood isla caweyneysaan. Kuwa galtida ayaguna waanba ku xajiimoodaa, marka maxaa talo ah, suuqleyda wax dhaamo ma lahan ood caananaaska isla cabtaan

Waan umaleynaayey in Filimada Hindida ee dhibkaan kuu keenaayaan...Caananaaska isla cabtaan kulahaa :D:D:D wax waalan...

 

Caananaas iyo sheekadaas intaad ka baxdo bilcaan soo raadi...horta Ireland wax ma joogaan? Reer Waamo wax gaaraaya ma heyside..reer Xamar oo baajiye iyo caano baraawe inee cunto un rabto iga daa kuwaas... :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol@bajiye, sxb maxaa ka fiican mid bajiyaha aad isla dubataan ood isla ruugtaan, lowskana aad isla diirataan ood isla calaanjisaan, oo micnaha romantika garanaysa cidiyahana isku fiiqataan, I know waxaad i oran doontaa ina aabooy haboobey baad tahay :D

 

 

Afro ehehe, fish and chips ood vinegarka dhanaankiisa isla dhuuqeesaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by nuune:

lol@bajiye, sxb maxaa ka fiican mid bajiyaha aad isla dubataan ood isla ruugtaan, lowskana aad isla diirataan ood isla calaanjisaan, oo micnaha romantika garanaysa cidiyahana isku fiiqataan, I know waxaad i oran doontaa ina aabooy haboobey baad tahay
:D

 

 

Afro ehehe, fish and chips ood vinegarka dhanaankiisa isla dhuuqeesaan
:D

:D:D:D:D:D ...Dhowaan sidaan uma qoslin...raggeedii baa tahay kow dheh laakiin is ilaali waxeysan aqoon hadaad barto waxaa loo baahanyahay inaad wadaa waxaad bartay...marka waa laga fiicanyahay in arrintaas hadhoow qilaaf keento...Baajiyaha sii laakiin af ka ha u gelin...waxaas waa wax laga yaqyaqsoodo...ma qooleey baa tihiin markaad afka wax isu gelgelineysaan? redface.gif

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Aaaw,those kids on the picture are so cute!,too bad children grow up to adults..Lol

 

I have twelve children,do children of my sisters/brothers count? ..if not then I am blessed so far with one. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

BOB, Niyow adiga reer Borama baan kugu ogaaye waa maxay dee Ireland iyo meeshan aad ka hillaacday ??

 

Bal maxaan ku idhaahdaa hablihii reer Borama ee aan idhi nin oday ah oo ay ka dhacayso oo dahab ka samaysan baa soo socda ee standby ga ku jira ?

 

Alla inaadeer horta yaa wax kula qaban jiray ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this