Sign in to follow this  
nuune

Ninkii marqaansanaa ee.........

Recommended Posts

nuune   

The father was chewing khat, as usual, marqaankii ugu danbeeyay ayuu ku jiraa, labada daan waa u kuusantahay taqsiintana aad moodo buurtii naaso-hablood, and the time was around fiidkii somewhere between 7pm and 10pm, xaaska waxey markaa fadhidaa meel odeyga ka yara durugsan but not too far, just one step apart from him, the baby was sleepin just few meters away from them, and the light on dat corner of the room is dimmed as so da baby could sleep more and not be disturbed.

 

The baby woke up, with no sound, wuu soo guurguurtey, da mother knows the baby got up and is about to come to her way crawlin, and she is preparing to pick the baby up, da father didn't realise there was a baby at all in the house, and markuu arkey waxan ku soo socda ee bahalka u eg ee madow, qolkana waa yara mugdi, baa aabihii marqaansanaa intuu bir agtiisa taalay oo piece of heavy metal aheyd soo qaatey ayuu ilmihii yaraa xoog ugu tuurey kala taagsadey intuu yiri yaanyuurtan edebta daran maxay amminkan soo doontey iimaanka alla kaa qaad, islaantiina dharbaaxsho ayuu u galiyey waayo ayadaa ka masuula yaanyuurta soo gashey qolka,

 

the horror on the face of the mother at the time, plus with the dharbaaxsho, the baby stopped crawling, and wuu suuxey, dhiig badan baa ka yimid ilmihii yaraa, hooyadii wey qeylidey, dariskaa isku soo baxay, odeygii marqaankiisa ayuu iska wataa, TV halkaa yaalana waa iska daawanayaa, waxba ma uu arko, habartii nalkey daartey, dariskii baa guriga soo galey, waaba imlihii oo birtii madaxa kala goysey qeeb dhan ay ka laalaado dhiiguna uu ka shubmayo sidii waxar yaroo la qowracey,

 

halkii buu ku dhintey ilmihii, ninkiina noqdey dilaa ilmihiisa diley marqaan owgiis.

 

 

PS: Sheekadan shaahid ayaan u ahaa oo waan joogey, dadkii isku soo baxey ee odeyga marqaansan ugu soo galay ayaan ka mid ahaa guriga!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^Nuune saaxiibo bas waaye walaahi..saan mana anfaceeso...odayaal aan aqaano oo asxaabul "bunka" ah aan wacaa Dublin ayaana kuugu keena!.. yarka quraan ka weyn in lugu saaro waaye adin! maya maya maya war saan runtii maba ku fiyoobid!... Kenya tagisteeda weeba kaaga soo dartay kawaran.... miyirkaan aa rabtaa in aa diyaarad ku duulisid.....laakiin see adi meel kaste ku joogtaa? jini maa tahay mise malaa igta garbaha? waraa managa joojisidoo anaga fooxaan aa noo shideesid!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ MMA ninkaan maka qeelininoo? saan muu ku fiyow yahay? hada kohor waagaan dugsiga quraanka isla dhigan jirnay ayaan mar arkay asagoo daqsi intuu qabto baalasha ka tifaayo, markaan dhahay waraa baastoo maxaa sameynoosaa? buu wuxuu igu dhahay fiiri..daqsigii oo curyaan ah ayuu wariiri intuu soo qaatay korka kasaaray..fiir see isku dagaalaan kulahaa!!! waagaas aan ogaa ninkaan in ee aheed qalad in xabadii xamar lagala soo cararay...

 

maantana fiiri, badeel intuu noo soo qaatay buu been nugu aasayaa!! waa iska marqaan sanahay ee raali noqda in uu na dhaho waaye MMA..qasabtum!!

anaga baacyaal maan ahay markaan sharoobadaan nuune ka cabeyno?

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ ninkaan suu jac buris uyaqaano horta ma soo aragtay? inama caadi ma aha waxa qashin maskaxdiisa ka buuxo...looool

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ar kuwaan daya, xataa babyga dhintey ilaah ha u naxariisto lama dhahaayo miyaa,

 

Tuujiska & MMA, naga daaya yaakhey see waaye, MMA waaba ogahay asaga waaba ku guraa jaadka abkeey gisa dhan asaa ka dhameeyay nairobi, laakin Tuujiska waaye ninka qarsado underground uu ku qayilaa, waraa iska caadi waaye maxaa ka baqee mise daanka aa ka yaabee inuu ku kuusnaado taqsiin awgeed :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D sheekadaan oo si kale u qoran kana dhadhan fiican waxay ku taal buugaagta suugaanta form fourka ee manhajkii hore ee soomaliya

 

so it will become a kind of piracy

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ :D waligiinba waad is indha tiri jirteen,

 

not only this incident, but I have also seen niman marqaansan oo la sheekeesanayo yaanyuuro, marqaankaa ka tusey,

 

waxaan xasuustaa mar aan saas u sii fogeyn, it was in Caruusha, Tanzania this time, meeshana qaadka waaba ka baxaa, Soomaali badana waa dagantahay, xariifkaan intuu noqdey bargo' ayuu hilmaamay inuu suuqa ka soo iibsado jaad, markasuu wuxuu lugeenayay 20 kilometer to the nearest khat farm, dhowr laamoodna waa uu watey oo dhaxda uu ku sii cunayey, laakin isma oga asaga wuxuu u socdaa suuqa oo uu ka soo iibsan rabo jaad, waqtigu waa xilli danbe, waagii baa baryi raba, dadkii beerta iska lahaa ayaa arkey nin ku dhacey oo ku hurdoodey albaabka beerta jaadka laga galo, waaba nin soomaali ah oo taqsiintu u buuxdo dhareerkana ka shubmayo sidii faleenbo, the ownerskii baa intey yaabeen maxaa ninkan dhax jiifiyey beerta jaadka albaabkeeda, si kasta waa loo toosiyey waa uu kici waayey,

 

markii danbe ayey biya qaboow wajiga uga rusheeyeen, halkii bey ka soo kaxeeyeen asagii oo burukiito ku dhacdey, jaad badana wey soo siiyeen, asagii oo faraxsan ayuu ku soo noqdey xaafadiisi oo leh beertii jannadaan ka imid :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mid ka macquulsan baa laguu hayaa sheekh nuunne.

 

nin dhallinyaro ah oo qaadka cuna ayaa gabar la ballamay bacdal maqrib inay ugu timaaddo qolkiisa irrid bannaanka ah ee uu deggan yahay kuna qayilo. kolkii xilligii la gaarey ayaa albaabkii lagu soo garaacay, waa furay mise waa ri' meesha garaabo uga baratay oo xilligii ay heli jirtey la gaarey, wuu eryey oo albaabkiisii iska xirtay, mar labaad ayaa la soo garaacay, mise waa ri'dii, waa eryey haddana oo wuxuu soo dhoweystey ul uu is lahaa hadday hadday ri'du mar dambe soo laabato madaxa kaga dhufo ( Gabadhiiba waa hilmaamay), mar saddexaad ayaa la soo garaacay suu intuu soo dhuukiyey oo soo gabbaday oo ushii si fiican midigta ugu qabsaday ayuu albaabkii tartiib u furay oo isagoo aan waxba hubsan is yiri ri'daan baas madaxa ku dhufo. markii nabarkii ka dhacay ayuu maqlay "aaaa" show gabadhii buu madaxa kala dillaacshey.. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this