Sign in to follow this  
Mr-Peace

Somali-African marriages

Recommended Posts

Kool_Kat   

Ar Juxaana waaloo sheekeeyaye

Kismaayo yaaka celihaa

Ar Tuujiyeena waa jisaarayee

Bob yaaka celihaa

Jijigjig ji ji jijigjig

 

Shirib aan kawada just in case aad is weydiinoysiin waxaan ka hadlooyo...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Juxa yaa kuu sheegey in Gaarisa ay kaneeco qabto. Waxa laguu sheegey kaneeco ma ehee waa gold dust samadaha kasoo daadanaaya :D

 

nuune markaan gabar bahyar ah ku siiney baa saa inoo gali miyaa?

 

Tuujiye, what can I say you bloody refugee icon_razz.gif:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

KK kaalay meeqo kaniini ambashaliini aa maanta kugu maqan? mise burkaanti aa ku quraacatay?

Shakhfir baa lagu yiri

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Ninyahow horta weligaa ma aragtay mid faraq ah intuu shinni soo kiciyo korka ma idinka soo koray idinkoo imbiili dheelooyo isaga iyo shinnidiisa oo is daba ordooyo?

 

 

Saas aa nagu noqoteen...anagoo iska baashaaleeno aa korka noogasoo dhacdeen oo waa na galaafateen...waxaan maqli jiray dabkuu munaafiq shido maskiin mu'min ah aa ku gubto...wakaa maanta Kismaayo maalinba galti cusub aa inee isku qabsadaan maraayaan...hadee ogoow waa kuwii iyagoo ordooyo shalay nasoo galay maantana na dhohooyo magaalada anagaa iska leh...Kulli Fidmo Cinda Geel idnka. :mad:

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Kool_Kat:

Ar Juxaana waaloo sheekeeyaye

Kismaayo yaaka celihaa

Ar Tuujiyeena waa jisaarayee

Bob yaaka celihaa

Jijigjig ji ji jijigjig

 

Shirib aan kawada just in case aad is weydiinoysiin waxaan ka hadlooyo...

:D:D:D

 

 

Waxaas aa shirib la dhahaa inta kale been.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Besbes abaa batiiqoo..ha xanaaqin! beentaa ma ahin..anagaba anagoo xamar beeruud iska ciyaareeno iyo banooni (banoonta) aa jabhado magacyo wiligee aan maqlin wataan yimaadeen... Jabhad xitaa waxa laga wado ma aqoonin lool

maantana dadka xamar dagan wiligood iyadoo sar kataagan tahay ma arkin lool.. so waa lagula qabtaa jabka...

 

 

Imbili aa isoo xasuusisay... waraa dominican republic ayaan joogay maalin dhaweed..guess waxaan bada agteeda ku arkay lool niman waaween oo imbili ciyaaraayo loool aboo dalaq aan la dhahay nooh lool ayagoo aaminsaneen in aan aheen Dominicano, ayee usii qaadan waayeen sida aan u aqaan ciyaartaas lool caadi ma aheen yaaqee...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Haye..filinkaaga waa laii daadiyay ee is dabaaliska intaa igala herto ii sheeg goormaa xaroonee?

 

cuq inaa tahay mar hore aan shufeeyay ee abaa sheekada ii daadi...KK aa qish iyadoo la arkeenin i siisay...haye bajaqda ciyaalka xaafada miyaa mise xaafda kale aa dawaafis ugasoo qabatay? :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

BOB ma maantad sweet iga tilmaantay walee tan ceelna biyo loogama cabo

 

aheey gloves are off. haatu adiga waan kuu noqon calaashan, you will serve well as kufaakihadeysi (carbal tan garo)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^ lool waraa dumaashidaa ka xishoo nooh! abaa qooleey kaste boorko aa ku jiray maxasuusataa... kaas aa la dirsaday lool ciyaalka xaafada see ani isku afkaseynaa? lool Rabsho rabsho malugu saxo lool

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

SOL wax lagu baal riigo ma laha camal aa? :D

 

Dumaashideey usheeg hadee kaseen sida Xalwo iyo Qubo loo kariyo aniga mugoo masoo socdi.

 

Maybe qof noo bilo aan rabnaa aniga iyo Nuune marka adiga hadaa is tuurto maybe Nuune oo kaa soo daba teesteenaayo anigana kama fogi ee adiga noo bil akhbaarta biyahana nasoo sii hadee mool tahay iyo hadee caari tahay iyo inee biyaha dhaxan yihiin. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Maybe qof noo bilo aan rabnaa aniga iyo Nuune marka adiga hadaa is tuurto maybe Nuune oo kaa soo daba teesteenaayo anigana kama fogi ee adiga noo bil akhbaarta biyahana nasoo sii hadee mool tahay iyo hadee caari tahay iyo inee biyaha dhaxan yihiin

walaahi daacad aan uqoslay tuujiye waa ku sahan tagee miyaa cabdoow ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Adiga waa diiday inaa sirta ii daadiso marka inaa Tuujiye qish weydiiyo aan ku qasbanahay sooma aha? :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

damiin far waaweyn wax loogu qoraa? is this universal or special to reer kismaayo

 

runs before BOB hits the roof.

 

soo barya

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Juxa

 

Walaalkaa damiin waa ka fogyahay ee xoogaa caga jiid waaye...filimaad kale aa ku furun hada laakiin mar dhow waa alalaasee Insha Allah...ssshhh afkaaga qabso mugoo yaa nalasoo burinine. smile.gif

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this