Sign in to follow this  
Liibaan

Shirkii sagootinta Garaad Jaamac ee jaaliyada SSC ee UK

Recommended Posts

Buuxo   

lol i didnt think so , anyways muxuu kufalaya 8 iyo toban jiri? :D . ok i'll stop , good luck to the garaad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Sophist:

He is the Garaad of ALL THE SOMALIS-- crowned at Ramada hotel almost two weeks ago
smile.gif
.

lol...bro...modern Garaads iga dheh, oo Ramada iyo waddammo shisheeye lagu caleemo saarayo...aaway geed hoostiis iyo gogoshii qurxoonayd ee Soomaaliya?!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Jacaylbaro:

2007 baa la marayaa

Ma saas baad leedahay? Oo arrinta upgrade baa lagu sameeyey? oo toloow caanihii lagu daadin jireyna maxaa lagu bedelayaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by buuxo:

lol i didnt think so , anyways muxuu kufalaya 8 iyo toban jiri?
:D
. ok i'll stop , good luck to the garaad.

lol...buuxo (my favourite nick), horaad iska dhiibtee waa sidee waxaa la rabey inaad faraskaaga fuushanaatid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Abwaan: Actually the initially corronation took place under a Galool tree at the Valley of Geedo qarsey. Caano geela oo dhay ahna waa lagu shubey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abwaan:

quote:Originally posted by Jacaylbaro:

2007 baa la marayaa

Ma saas baad leedahay? Oo arrinta upgrade baa lagu sameeyey? oo toloow caanihii lagu daadin jireyna maxaa lagu bedelayaa?
Coca Cola .......... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by buuxo:

^ lol abwaan, laakin faraska xajee uu wataa?

Dee faraskii boqoradda ee aad saarnayd ee aad ku noqon lahay Buuxo Garaad, sowdigan gabar 18 jir ah uga degey!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Sophist:

Abwaan: Actually the initially corronation took place under a Galool tree at the Valley of Geedo qarsey. Caano geela oo dhay ahna waa lagu shubey?

Just out of curiousity, Is there a particular reason why the ceremony was done under a Galool tree & say not a Daba-cuncun tree?

 

I am asking this because Somalida are quite superstitious & use things for symbolic purposes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

buuxo walaal dhib ma leh mid labaad wuu raadin doona oo wa iska dhaqan aduu albaabka haka dhaqaqin fursadu say ku dhafin icon_razz.gif

 

geedka galoolka la dhoho wa geed hararka iyo waxyaala badan laga sameeya marka wa geed macna badan leh saan filayo, canuhuna wa sharaf iyo barwaaqo ileen caano iyo hilib ayey somalidu cuni jireen inta badan. Hopefully, that answers your question ;)

 

wa salaamu alaikum

Share this post


Link to post
Share on other sites

[/qb]

Originally posted by Abwaan:

lol...bro...modern Garaads iga dheh, oo Ramada iyo waddammo shisheeye lagu caleemo saarayo...aaway geed hoostiis iyo gogoshii qurxoonayd ee Soomaaliya?! [/QB]

abwaan Garaadka waxaa lagu caleema saaray Geed hoostiise ee howdka off sool iyo sanaag.

 

 

laakiin style ka cusub waa sidaan waa la hormaray.

 

caleema%20saarka%20027.jpg

 

 

 

.jpg

 

gradaxmed3.jpg

 

caleema%20saarka%20002.jpg

 

wonderfull speach by the Garaad Jaamac

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this