FBISOMALIA

PL 70s massacre is not our concern !

Recommended Posts

Amigos   
18 hours ago, Dahireeto said:

Amigos, don't change the topic. What do you think about what the girl just said? Assuming the massacre is all true (and verified to your satisfaction), would you say Reer Garowe's massacre still doesn't matter?

 

 

Before you hear what I think, you need to provide a single piece of credible evidence (i.e. one usable in a court of law, so video footage of the massacre, international investigation by the likes of UN...etc) in order to assertain whether this "massacre" actually took place. 

Can you do us this favour? Because all I am seeing from reer Garowe (was it not Mudug actually?) are wild claims not backed up by any credible sources. What evidence do you have?

IF you can not provide any evidence, what makes you think others would just take your word for it? 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Farqiga u dhexeeya dagaalkii ssdf iyo snm la gashay dawladii dhexe, waxaa waxyeelo badnaa kii ssdf  aragtidayda.

Ssdf waxuu target'keedu ahaa beshii siyaad barre, ayagoo aan kala sooci jirin inuu geel la joogo iyo inuu wasaarad u shaqeeyo

Halkaas waxaa kasoo baxay askar iyo saraakiil beeshii siyaad barre oo ayaguna qanuunka gees maray dhibna gaystay.

Snm waxay ku dhex degaalantay caruurtooda, marnaba meel banaan ma istaagin. 

Mujaahid oo dhan wuxuu soo baxay markii dawladii dhexe ka baxday muqdisho.

Gabadhaan allaha soo hadeeyo waligeed wax ma jeclaan sida ka muuqata, waana xag jir aad u fog.

Hadalkeeduna wuxuu ku qotomaa, qori iyo qiiqiis waa laysla tuuraa, mana kala jecla siyaad barŕe iyo cadde muuse.

Snm waxay ingiriiska iska shabahaan, ama isaga egyihiin labaduba ayagoo hoosta kaa neceb yaad ku dhex noolaan kartaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.