Sign in to follow this  
Mombasa_QUEEN

Songs...

Recommended Posts

Wiilo   

Runtii aad iyo aad baan u jecelahay Heesaha Soomaaliga aad baana u dhageystaa shimalina waa one of the Somali artists that i listen to....

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Many songs by Cabdijibaar Al khaliiji, especially "Alam Dheh"

I believe Alam dheh alam gariiroow oo hiroow hirig dheh... was originally sung by Cali Jareere. You can find it on Hiiraan Online music section, at the bottom. Or you can download from here the new one by Cabdijabaar Khaliiji.

 

Aniga heesaha aa ka danbeeyo:

 

Cabdi Tahliil Warsame {Onkod}

 

Sulfa {heesihiis dhan}

 

Faadumo Qaasim {aawey hee aaragiis ma iloobinee...waxaan u ooya ooya cawada...}

 

Luul Jeylaani {baxsanaa baxsanaa, alla wiilka baxsanaa... iyo cunto waa cuni waayeeee, cawadii waa hurdi waayeee.....ceelaaaaaaaaaan ku dhacee ku cariirsamayee...}

 

Cumar Shooli {heesihiis dhan dhamaantood}

 

Caasha Cabdoow {iloow, iloow...}

 

Seynab Cige {qabrigii jaceylkoow, quraankaa ku mariyee...}

 

Shimaali Axmed Shimaali {kalifoorniyaa tagee, kanada markaan u socday...anigoo kulyeeri kor saaran ayaa gabar kuusan oo madoow...wataa....hadii kale waxaan lahaa....aaheey}

 

Magool {anoo idileey, aroos kuula gala...asluub badanoow, udgoon badanoow...sidii ubaxii u udgoon badanoow iyo heesta wadaniga kuftay, kuftay, dhacday, dhacday ayaad taqaan...}

 

Xasan Aadan Samatar {iyeeyoow iyeeyoow}

 

Maryan Mursan {soomaalida u diida ceeb, naftiina u diida...}

 

Saado Cali {dalkeyga waa jeclahay, dadkeyga waa jeclahaaaaaaaaay..}

 

Binti Camaari

 

Iyo kuwii la iloobay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

I believe
Alam dheh alam gariiroow oo hiroow hirig dheh...
was originally sung by
Cali Jareere
. You can find it on Hiiraan Online music section, at the bottom. Or you can download from
the new one by Cabdijabaar Khaliiji.

I wasn't aware that song was originally by Cali Jareere and thanks for the link.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Diamante   

my fav song goes like this

 

dhabarka iyo laabta iyo,

dhinaca wadnaha baad,

dhamac kuu beerto,

dhaawac baan qabaayee

 

it's called Dhabarka iyo Laabta

and its song by Cumar indha Yare, but i believe its a cover, but i dont know who sang it originally

 

anyone knows?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

MMA said

I believe Alam dheh alam gariiroow oo hiroow hirig dheh... was originally sung by Cali Jareere. You can find it on Hiiraan Online music section, at the bottom. Or you can download from here the new one by Cabdijabaar Khaliiji.

I believe that song is part of the folk music of Awdal...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Originally posted by *Diamante*:

my fav song goes like this

 

dhabarka iyo laabta iyo,

dhinaca wadnaha baad,

dhamac kuu beerto,

dhaawac baan qabaayee

 

it's called Dhabarka iyo Laabta

and its song by Cumar indha Yare, but i believe its a cover, but i dont know who sang it originally

 

anyone knows?

Abdo Xamar Qood(sp) from the Republic of Djibouti....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

1) Maxamed Saleebaan Tubeec .

 

a) Hooyo (the best) My favorite

b) Gufaaco

c) Nasteexo

d) Geelaa ( I don’t know the name of the song, may be it is called Geelaa)

e) Neyruus with Magool

f) Aroor

g) Aramiduu with Magool

h) Guryasamo with Maandeeq

i) Aamiin Allahayow (Waxaad igu Abuurtaan La’atkeysan Waayee)

k) And all other Saleebaan Songs (Simply the best songs)

 

2) Khadra Daahir Cige

 

a) Gabal Daye

b) Xageen Talo Kaha Hagaagaa

c) Isha Sacabka Mari (the best)

d) Afka Lagama Sheegto Adigoon Jaceyl Arag

e) All other songs

 

3) Hibo Nuuro

a) Aaminka ducadiyo Ala baariga mooyee with Faarax G Samatar

b) Ma Muujiyee Jaceylka waan Maldahiyaa

c) Daalo- ha iga tagine ii Tali

 

4) Xassan Aaden Samatar

a) Arbaciyo Isniin

b) All his other Songs

 

5) Sahro Axmed

 

a) Waqtigii Idhaafiyo

b) All her other Songs

 

6) Salaad M. Shardi

a) Ima Ogide Waxaan Ahay

 

7) Ahmadey Abu bakar

 

a) Qoraxdii Dhacdayba, qiseey subixi (Qarnigoo Labaatan ah)

b) And all his other songs

 

8) Cumar Shoolli

a) Ladabaalo Caashaqa (The best)

b) And all his other Songs

 

9) Abdi Qadar Xassan

a) Gacalooy Jaceelkani

 

10) Maryan Mursal Ciise

a) Waan Ku Daalay Raadiskaaga (the best)

b) All her other Songs

 

Heeso Reer Xamiri Ah: (Ruwaayado)

 

1) Mashaakilkii Jeceylka

2) Damac Adduun

3) Habla Yahoow Hadmaad Guursan

4) Kibirkii Caashaqa

5) Shumeey

6) And all other Ruwaayado

 

 

Waan ku daalay raadiskaage - the best Maryan Mursal Isse-Eray&laxanki-Faarax Guuleed .

 

 

http://www.hobyonet.com/music.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Honesita   

Wilo...allah sis, from now on u'll be the one i call to fill my somali collection...!! You know ciilka iqabta when i hear somali music....i love it so much but i dont understand it....i can sing with it, but af jini baan ku heesaa.....and the day few words make sense to me, goodness u cant imagine my excitement...!!!

 

Some of my fav are: (keep in mind i make my own words sometimes)

 

Laba miirlaa lay muthaa...waa lay imaadiyaa...

 

Ma muujiyee jacelkaa waan haldhahayaa....nafteeyda waan, waan, waaan maaweeliyaa...

 

Waa duulestiinee dayaxaa, dayaxaa

 

Nafteeydaa ku jiraban....waxay haysa jamashadaa.

 

Jacayl aayatile baan abuurnoo waad ogeeydoo...intan ubadkiisi muday baan iyalushoo waan adkeeyoo...

 

Adna sidaasaa, meel iiga taalee, makaa maarmi karaayee...

 

Bilaneey kalgaceeylku waa, waa, waa

 

Waxan uurka kaa jirin, afka laga ma sheegoo...

 

Xadiyo shimbaraha war kama helayee...midan diray hadal ma soo cilinee, hurdo waayoo, harsan waayay, ee xaga hodaneey aad ... Zaynab Cige

 

Koshin's last album, the third song....

 

Juba

 

Most Xamari

 

Allah dhaantadu dhimatayee dhulkay ku dhacdayee, dhaantada dhulka maa ka qaadaanee...

 

Maskiin....thanx for the excellent link....i was looking for such a site...list more if you know of them please...!!

 

Salaamz

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Originally posted by Gediid:

I believe that song is part of the folk music of Awdal...

That's an interesting note.

 

I'd like to know if anyone has the details on the song that is played before interviews on HornAfrik. Such as this one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Honesita dear waa lagaa caawinaa that department haka wal walin haddii ay noqoto xataa in laguu soo diro cajalado iyo waliba HEESO Qoraal ah waa lagaa caawinaa. Adiga lee soo sheego :D:D:D

 

 

Go figure:..................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

For the old guards: Who can understand XASSEN DIIRIYE and his IIMA YAX-YAXDOOsong, here. Sometimes, I think I have a young body with an old soul inside. Waxan unbaan ka helaa.

 

Jacayl aan Yareeyni

Iyahoonsayoo

Yeela igu xidhyoo

Yufluu ila tagee

 

Kufayooday eradoo

Yulqamoo cidlaan

Yuun qudha intaa

Aan ka Yoohayaa

 

Middaan Yu'anayanaa

Iima Yaxyaxdoo

Waa yeelkadaa

Ayey igu tidhaahdaa

 

Yuraye dadyoow

Ya hore u yiqiin

Yaana dhihi jiroo

Yabaq yaan Idhaa??

 

* * *

 

Isyeelyeeli Maayee

Afkiiyo ilkihii Yaxaas

Igu yalamsayoo

 

Mana Yibil baxoo

Waan yaabanoo

Yoolkiibaa intaa

Ayuu iigu yimid

 

Middaan Yu'anayanaa

Iima Yaxyaxdoo

Waa yeelkadaa

Ayey igu tidhaahdaa

 

Yuraye dadyoow

Ya hore u yiqiin

Yaana dhihi jiroo

Yabaq yaan Idhaa??

 

 

MMA

 

Heeso is not your forte from what I see here. You mention Magool and skip," Isna ilam daryeelo, anna kama danbeeyo" song???? I think it is by far one of its best!

 

I think Sulfa's best is " Dareenkaa Lahaaw'e"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this