Sign in to follow this  
OG Moti

on My way to Kuwait... any nomad in kuwait?

Recommended Posts

IL CAPO   

INA AABOOW OG_MOTI,

Aga, dooro aa?

waryaa maxaad Gabarta saas ugu liidi Geel Beele? :mad: .

 

war meeshaad geeni geey sow xaaskaaga ma aha, Cambodia ma ehee ilaahoow maad Iimeey iyo Af Madoow ama Khookhaani geesid hadaad rabto aga, taas howl aniga iitaala ma aha ee waa mid adiga kuu taala ee ina aaboow warka badan intaad iska dhaaftid Garissa mar un soo gaar aan gabartaan igu kaa waashay kuu dhise eggadan ayaan kusiin hadaad rabto walle iyo bille.

 

waad ogtahay inaan doorada iyo ukunteedaba cunin malaaygana waaba ku xanuunsanaa ee cadka iyo caanaha un yaan lagaa waan oo hana ceebeen waad ogtahay gabartu waa gabar waamo.

 

war anigaa jago fiican Garissa kaaga heli oo maxaad askari nimo ku fali, Aga,weligeen ma askar unbaan ahaan.

 

waxaan kaa dhigi Chiefka magaalada Garissa.

Peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this