Sign in to follow this  
nuune

WHAT IS YOUR DOOKH?

Recommended Posts

nuune   

^^^^ khuukh ma kasee,

 

oo waxaad leedahay sidii neef xoola ah aa la idaffay, jini laq oo dibi dhal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

hey haddii marhore lagu dafay, waala gu soo dafaa haddana markale marax yahay. banaanka maa iska taala adi sidii dooli oo shinbir dafday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Haha hahaha hahah waraa Qac Qaac habaar xumidaa ma habrahaad hoosta ka gashaa duf kugu baxday dhogor badnaatee sidii goodir matagaayo

 

 

CARAMELKA, meel gal hee adaa dhahay waa la i daffay, waa lagu soo ridi hadii lagu daffay sidii rati dhaan ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaabir   

Originally posted by garab tuujiye:

Dalaq Kulahaa..Iyaah..

 

Athena yarta waa kaa baqay..wax buuxis aa ka heshaa yaah..lol..khalbiga in laguu buuxsho buursada gacanta laguu buuxsho iyo meelaha kalena la buuxsho...lol..aleero maa iska dhahdi ani buuxiye aan rabaa..lol..finka cuudu bilaah.lol

waraa duluf.. isku xishoo.. and dont take her words out of context..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

^^^^ khuukh ma kasee,

 

oo waxaad leedahay sidii neef xoola ah aa la idaffay, jini laq oo dibi dhal

-------HeHeHeHe

 

Oo Kaalay,Galeeyr Miya wuxu? Waa laidafay Kulaha...Jini Hadiis laqdo,dibi maa la dhalaa?..Yaab Yaabkis..wallahi waa kaa qeyliye oo waa kaa cabaade :D

 

Originally posted by garab tuujiye:

Dalaq Kulahaa..Iyaah..

 

Athena yarta waa kaa baqay..wax buuxis aa ka heshaa yaah..lol..khalbiga in laguu buuxsho buursada gacanta laguu buuxsho iyo meelaha kalena la buuxsho...lol..aleero maa iska dhahdi ani buuxiye aan rabaa..lol..finka cuudu bilaah.lol

...........Adeerkiis Gabadha waad dhali kartaa ee halmar gadaal isku noqo,shes only 31

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

NAgeeska aduunka maka seesaan waraa..koo qashiin ah oo ladhaho Darman..waraa waa adi goorma joojinee hiiliska saas wax maku heleysidee iska daa.

 

CK shrip maa cunoosaa lool runta sheeg hilib geel iyo qoobabka lo'da aa kusoo kortee..

 

waraa qaac qaac kaalay CK wakaweentahay amee kugu suuxdaa..lol..

 

nomad adiga waa ku afuufaa runtii...CK aa 21 ah tan kale ani wee iga weyntahay..and by the way i'm 23 4sho...soo waa isku dhalaali karnaa yarta ha iga celin waar diye caato eh aa tahayee..

 

waraa nuuni "dibi yaa dhalaayo looooooooool...

goodir matagaayo kulahaa..lol..

 

waraa adi waa walantahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

ninba ceesaantii ceel gee,, gabarta ha Athena ha laabina dookheeda bay sheegataye...

aniga dookhayga waa

lahaataa sadex dan

1) maqubaysato

2) inadha adag

3)waa in ay xulus hore iyo mid danbe leedahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

qaraar aa idin haayo soo ma'aha marka aa idin dhahay booska wuu buuxsamay.

waryaada is marjiya. ama ha la'idafo mase ha la i laqo kor iyo hoos ba booska wuu buuxa marka iga gambista.

 

waraa Nomad, kuwaan aa qadyaan calaa xaal aan ka taaganahay adaa iigu soo darsoontay miyaa, intaat iga celin leheed?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdinuur   

Ya'll totally changed the topic into something that's commonnonsense deeh. Where ya'll going wit this crab?

 

Prettyboy....loool..."2. waa in ay af-weyn leedahay (so she can swallow it)"...goodluck wit that.....now that was a bit helirous.

 

My type: already got it deeh...maxaa sameeyaah?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

Originally posted by Athena:

Anigana dookheygu waa sidan :

 

waa inuu sedex shey u weyn yahay:

> dhererka

> xabka

> alaabta

 

sedexna ka buuxo

> lacagta

> jaceylka

> caqliga

 

sedex u dhalaalayo:

> midabka

> ilkaha

> cidiyaha

 

sadexna si fiican u yiqaano:

> diinta

> cuntada

> edebta

 

*
:D
@ her flimsy attempt at Somali *

Dhooka Athena sadex baan kaga duwanahay oon ku dari lahaa

 

Waaa inuu sadex ku dadaalaa

* Daryeelka

* Dulqaadka

* Daacadnimada

 

:D;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ lu'lu', laftirkaaga dab yar shidi maysid :D

 

 

Qac Qaac, waraa kee waaye ka dhahay gabar aan qubeesanin aan rabaa, adi miyaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this