Sign in to follow this  
nuune

WHAT IS YOUR DOOKH?

Recommended Posts

nuune   

dookhaagu waa maxay?(don't tell me this has beeN talked about, i know dat)

 

 

anigu dookheega waa sidan;

gabartu horta waa inay:

 

saddex u dheertahay

1-itaalka, 2-wajiga, 3-luqunta

 

saddexna u gaabantahay

1-gacmaha, 2-cukurada, 3-faraha lugaha

 

saddexna dhuubantahay

1-araxda(dhaxda), 2-faraha gacmaha, 3-sanka

 

saddexna u buurantahay

1-misigta, 2-camanka(daanka) ama indhaha, 3-kobka(near the anqawyada)

 

saddexna u cadahay

1-wajiga, 2-murqaha, 3-caloosha(ama xudunta hadba kii horreeyo)

 

saddexna u madoowdahay

1-indhaha, 2-xirribaha(suniyaha), 3-bishimaha

 

 

way adagtahay gabar noocyadaas ama tilmaamahaas leh in la helo, mar baa mid sidaas oo kale ah la ii sheegay oo waxay joogtaa somaliya ayaa la iyiri balse nin baa mehersaday, waxaan go'aansaday inaan aado somaliya oon ninkaas naagta kasoo rito balse safarkaas baa igu dheeraaday,ninkaas naagta u deen maayo wax kasta ha dhacaan ilaahoow toban sano ha igu qaadato,waan kasoo ridani.

 

anyway,mudanayaal iyo marwooyin, bal inoo sheega dookhiina.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Nuune, widaayoow midaa iloowday:

 

Sadexna waa in ee ugu macaanataa:

  • Sariirta
  • Cuntadda
  • Hadalka
See waaye, list-kaas dhanaa iloowday. Hadii list-kaas kasoo baxdo, inta kale negotiation aa lagu sameyn karaa.

 

Cadaanimo tii rabto boorbaro iyo huruud aa loogu luujiteenaa. Gabadhii dheerarnimo rabto, kabaha dhaadheer bilaash miyaa. Tii dhuubis laga waayana, diet aa la gilinaa looguna bixinaa. ;) Madoownimana indhaha iyo suniyaha indha kuul aa u yaalo, bishimahana waaba og tahay...

 

This reminds me, by the way, a certain friend of mine's dooq. He likes to look at Jameekaan girls on certain places on the lower body. Markaa dhahdid wajigaas see ku fiirinee hee, he would say, "Nah, don't worry; you can put barkin on the face anytime. That takes care of it."

 

That cracks me up everytime.

 

Wa salaam.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigana dookheygu waa sidan :

 

waa inuu sedex shey u weyn yahay:

> dhererka

> xabka

> alaabta

 

sedexna ka buuxo

> lacagta

> jaceylka

> caqliga

 

sedex u dhalaalayo:

> midabka

> ilkaha

> cidiyaha

 

sadexna si fiican u yiqaano:

> diinta

> cuntada

> edebta

 

* :D @ her flimsy attempt at Somali *

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

MMA, sxb intaad i xasuusisayba ma hilmaamin, ee waa laba mid, waa inay taqaano hadii aysan aqoonin sadexda aad sheegtay waa la bari, abkoow nuune macalin waaye, chef abukaate iyo chokoleeetiino intaba :D

 

 

OG-GIRL, walaalo iam sorry that i didn't translate that into english, but the simple question would be something like this, what is your perfect partner or what is your type, the list i have lool, my english isn't that good walaalo, so i can't translate them into english, it is only parts of the body that i listed.

 

 

i can't believe i didn't mention isbaalaha in my list

 

 

athena, waaw, what a dookh u have there :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Nuune,MMA & Athena..sadeexdaba ad sheygeysan mad iskanoqotaan...(the 3 stoogies) :D:D

Walaahi, you guys cracked me up.. :D:D My aunt says "balo, war darbi bal itaabo" when she laughs.. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

ani wax yar iyo waxaas aa wayn, iyo waxaas oo kale waan ka shiixaa.

 

sadexdayda waa tan. yaa la igu qoslin.

 

1. way in ay faruurantahay gabadha

2. Tin adag, oo ay farahayga ee marigarin. silig camal.

3. in ay gaabantahay.

 

Gabar til maamahaas oo kale dheh. ilmo waxay dhashaa boqoro ah, oo caqli kaliya.

 

laakiin gabadha dhahday, waa in uu lay yahay lacag, iyo hub weyn, waay iga bajisay. ani.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

Athena Said:

waa inuu sedex shey u weyn yahay:

> dhererka

> xabka

> alaabta

....LOL ALAAB SIDEE?

 

Anugu Dookheyga waan usoo fikiraaya :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Senora   

Originally posted by Athena:

Anigana dookheygu waa sidan :

 

waa inuu sedex shey u weyn yahay:

> dhererka

> xabka

> alaabta

 

;) Alaabta.....lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

WHEN ATHENA SAYS ALAABTA, she means alaabta nimanka lool i can't say it , what more do u guys want to hear :D

 

 

QAC QAAC, haye sxb , lacag la'aan maa jirtana see camal adiga, single maaderka lacagta kasoo dhamee kadib yaniistoo ku qabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooool alaab maa la gaaray. 4 those who doesn't understand alaab, basicly it's that private part of the male.

 

nuune dookheyga waan sheegi lahaay, laakiin nasiib xummo nin soomaaliyeed dookheyga masoo gaari karo, marka ina adeer sorry wax aan idinla qeybsado ma haysto.

 

Qac Qaac - subxaanallaah, dookhaaga waa cajiib. laakiin quf lagu xaragoon karo ma'aha. waraa adi maa xuux eh sidaas daraadeed u settel 4 less..is that so? loooool just kidding.

 

nuune bal adi istilmaam sidaad aad u ektahay marka aan fiiriyee inaad dooqeyga buuxin kartit.lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ caramelka, first dookhaaga sheeg kadib waa lawada xaajooni, yaad ka cabsani, just say it, waad cabsataa un adigana,noo sheeg dookhaaga,maxaa tiri dookheega lama soo gaari karo, wallee waxay iila muuqataa inaad tahay hal bacaad lagu lisay, barxada lafaha isa soo dhig, faanka muxuu tari fardaa la isku hayaayee.

 

uma maleenayo listigeega gabar wadato in la heli,waa qoona geed kasoo dhacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this