Sign in to follow this  
RedSea

Happy Friday wallalayal.

Recommended Posts

RedSea   

Assalamu Calaykum,

 

Khayr iyo caafimaad ayaan idiin rajaynaa dhamaan walalahayga somaliyeed iyo Muslimiinta dhamaantood.

 

Waxaan Ilaahay ka baryaa in uu dadkeena dhibaatada ka kor qaado.

 

Intii xanuusana caafiyo.

 

Ilaahay waxaan ka baryayaaa in uu inaga dhigo kuwii If iyo aakhiro labadaba liibaana oo noqda kuwa Aakhiro kitaabka gacanta midig looga dhiibo.

 

Ilahay quluubteena ha mideeyo, cadowgeena Ilahay hajabiyo.

 

WAxaan kaloo Ilahay ka baryaa in uu Ilahay u gargaaro walalheena ka halgamaya ee cadowga difaaca ugu jira in uu nasri siiyo iyo kuwa daafaha aduunka oo dhan ka halgamaya.

 

AMIN Yaa RABI.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faynuus   

Aamiin.

 

Am reading wonderful friday insights from you and Money. maansha Allaah caleeykum.

 

Red sea Illahay hanoo aqbalo ducadaada, adigana ajar faro badan Allaha kaa siiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^I believe this is from the impact of the Jummah Khutba,it must have been so moving and reawakening our brother Baad Caas forgot all about the usual SL this or SL that and embraced us all by the wonderful Dua's..Mashaallah!

 

 

Allahu Akbar!...Amiin to the dua's Red Sea.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Illaahay ducada qiimaha badan ee walaalkeen ha inoo aqbalo, asna ajar badan haa ka siiyo waayo thread khayr qabta buu noo bilaabay Amiin, Amiin

 

Anuu waan ka filayey,maalinta danbe site kan waxa uu badalayaa quraan, hadithyo,ducuuyin,etc

 

 

I Know Brother Red Sea is good man with sincere intentions, siyaasada soomaalida ee wareerka badan ayaa mar marka qaar yara wareerisay.

 

This beautiful Duca can unite the hearts of all muslims, and is million times better than the divisive article :D

 

 

 

MMA,

 

Taa Sheikhuna Red Sea waa ku yara adagtahay ee anaa ugu daraya kaftan,

 

Illaahay dadka soomaaliyeed iyo muslimiintaba xaqa ha tuso,ha hishiisiiyo, hana mideeyo quluubtooda, waayo asaga uun baa awood u leh

 

SURAH AL-ANFAL

 

8_63.gif

[8:63] {He has reconciled the hearts (of the believers). Had you spent all the money on earth, you could not reconcile their hearts. But GOD did reconcile them. He is Almighty, Most Wise}

 

 

Empror,

War Illaahay ka baq, ma afartanka marka lagaadho baa la duceestaa, maxaa ka ogtahay inuu Red Sea wali shan iyo toban gaadhin, laga yaabo inuu yahay wiil yar oo Illaahay unaxariistay

 

Hadii aadan afarta gaadhin haa sugin, waa talo wanaagsan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faynuus   

he said that. maxaad ka rabtaan waa kuu u wada duceeyey soomaali iyo muslimiintoo dhane. ducada mar kale akhriya.

 

mise political affliationskiisii horaad u qabateen. I think Red Sea has changed alot. If that duca came from his heart and i strongly believe so, then he has the best interest of all somalis and muslims at heart. Soomaliya ha midoowdo. Division is just not part of islam or soomaalinamo. cadoowgaa isku kaaya diraya ee aan ka caqli badino.

 

Soomaaliyeey toosoo

Toosoo isku tiirsadayee

Hadba kiina taagdaranee

taageera waligiineee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

hey soomaal, :D

 

This duca is about umada Islamka in general and somalis in particular. Markaa cidna lagama tagin. Amiin ayaa inagaga filan.

 

Ilahay ayaan kalsooni kuqabaa in uu sida ugu fiican noogalo ileen asagaa og sidii roon ba.

 

Markaa Tawakaltu calalah fii kula Amr.

 

@Faynuus,

 

Amiin walale.

 

@Emperor,

 

Ilahay hanagaadhsiiyo uun. :D Horta waan hubaa in aan kaa waynay xoogaa.

 

@MMA,

 

Saxib quluubta oo laga midoobaa oo la is aaminaa ayaa waxkasta dhalin karta. Markaa ha dagdagani. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

I said there is a Friday every week. And this is the first you post this kind of Jimce thing since 2005 ,,,, ma waxaad i leedahay jimcihii dhowayd baan dhashay ?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this