Sign in to follow this  
-Serenity-

Wuu isla hadley / Wey isla hadashey.

Recommended Posts

Wah wah wah! Kya baat he ppl! :rolleyes:

 

Some1 answer me noh? I'm curious.

 

Checkmate, r u sure?

 

Xiinfaniin, Yes, oday baad tahay. Arent you the one who prefers to call me by any other name but my own? :( ...foolxumo (or was it falxado?), qallanjo, dhuubo!

 

Lool, barina waa lagu sidan...saa danbana waad isku buuqi... is'jir

Cawo, thats where the question arises. Meesha la ii wado ayaan rabaa in aan ogaado. ;)

 

Afro, all I know is that adna waa la ila kaa wataa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Enchantment aka Qalanjo,

 

Perhaps I should’ve practiced your courtesy before I throw those honorary names for your praise, ma istiri?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Xiin, qallanjo, qallano-luul, qorran, and dhuubo r trademark names sxb icon_razz.gif . I and only I can use it capisci. Now get original and come up some other names. Time to get original waryee :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

sidan ayaan anigu u micneeyey!

 

 

waa laga dhax qeeliyey/qeelshey= waa qof jinni uu galay, qofkani jinni baa ka dhexqeelshey oo ku khaatumeestey naftiisa, asbaabo badan baa jira, aniga shakhsi ahaan dad badan oo laga dhax qeeliyey waan la kulmey quraana waan saarey, qofkii yaqaano ayaa garani sida qofka jinniga looga saaro ama quraan loogu akhriyo.

 

Wuu isla hadley/wey isla hadashey= qofkani musiibada adduunkaa ku habsatey oo dulleesatey, mararka qaarkood qofka isla hadla inta badan kaligiis markuu yahay ayuu isla hadlaa, marmarna dad badan asoo ku jiro ayuu isla hadlaa oo dadku la yaabaan, miyuu waalanyahay qofkani la yiraahdo.

 

Wuu isku buuqey= qofkani wax ka tan badan ayuu xanbaarey, waxaa ka mid noqoni karta tusaale ahaan, mas'uuliyad uusan qofkani xanbaari karin ayuu dusha saartey, sidaa awgeed wuu isku buuqey, maskaxdaa wareertey maskax falluuqna wuu ku dhacey.

 

Buufis baa ku dhacey=dad badan baa aaminsan qofka markuu buufisku ku dhaco in uu yahay qof hammi dibadeed galay, ama jecel in uu dhoofo, balse taasna waa lagu qeexi karaa, qofka dareenyo badan isku dhax qasseyna waa lagu sharxaa, sababtoo ah haddaad aragto qof maseer badan waxaa la dhahaa wuu buufis badanyahay qofkani, aniga ayaaba isticmaala eraygan buufiska ah oo mararka qaarkood dhaho "buufis aa ku haayo=waxyaala badan aa iskaga kaa dhax qassan sida jaceel maseer, xanaaq etc".

 

Qofkani waa la wataa= qofka la wato siyaabo badan baa lagu macneeyaa, waxaa ka mid ah, qofka la wato oo loola jeedo inuu yahay qof gooni goosad ah kana dhax baxey bulshada dhexgalkooda, qofka la wato inta badan isaga kaligiis ayaa wax go'aansado, isla tashado hase ahaatee go'aankiiisa ama taladiisa aan waxba tarin ama natiijo la'aan keento taasoo qofka loogu yeero inuu soo waalan rabo=lasoo wato.

 

wuu isku dhexyaacey/wey isku dhexyaacdey= qofkani laba arrimood midkood ayuu kala go'aansan waayey, middan qaado hadduu is yiraahdo tan kalaa kala qumanaani ama la gudboonaani oo kala fiicnaani, tii kaluu doorani, hadana tii hore ayuu is dhihi taasaa kuu fiicneed, qofka markuu isku dhexyaaca wuu isku buuqaa, kaddib wuu isla hadlaa, markaas kaddibna buufis cilmiyeesan ayaa ku dhaco kaasoo u sabab noqoneyso in uu qofkaasi baxsad noqdo middaas oo ah in qofka la wato=waalnidii ugu danbeesey, Ilaahoow intaas hana iskugu kaan darin, aamin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Much appreciated.

 

More replies welcome.

 

xiinfaniin, I'm kiddin brother. Ma tihid oday i.e. Baashi. Inanyar oo jam jam ah ayaad tahay. Its shows too! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baashow, you’ve just complicated my life in SOL. :D

As I wouldn’t want be subjected to the America’s label infringement laws, would you do me a favor and verify that you have no claim for these following names:

 

Ay-xaaji boodey, Macley, Sokorey, Butaaco, and my favorite of all: Falxado.

 

 

Enchantment (I am tempted to use Butaaco), ma haddaad Baashe (Ilaahay uun baa ka weyn) ila sintay? redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Enchantment:

Wah wah wah! Kya baat he ppl! :rolleyes:

Boholaha Xargagan lagaa tuur...waa la i wataa kute!!!

 

who doesn't...Everyone talks to themselves...

The appropriate question is what do u talk about with yourself??...hmmm that is mind bogglin...

 

Cheers

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

I am oday, waayeel, cuti, vechio, sheyb, and curri combined and then tarbiic :D Qof ogol tan anaa ka jooga wadanka :cool:

 

btw, wuu isla hadlay, wuu isku dhex yaacay, wuu yara khafiifay, wuu dhaanteeyey, buufis baa ku dhacay are all same in my book. All these phrases point to someone with mental problem. If you see someone talking to himself, making jand gestures all the while unaware of his surroundings then the phrase 'wuu isla hadalay' is the right one. Nevertheless all other phrases can be used to describe this person. My opinion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Awoowe, ma sidii Donald Trump baad erayada dadka kula dagaalameysaa? Mr.Trump wuxii yiri erayada "Your Fired" isagaa ayaa iska leh.

Awoowe Baashi wuxuu yiri "intaaan oo erayna anaa iska leh (qallanjo, qallano-luul, qorran, and dhuubo)" waa maxay waxani awoowe.

 

 

Anigoo dad qaarkood igu sheegaan in aan ahay somali donald trump calashaan millionare :D , igama suurtowdo in aan waxaas oo kale ku kaco oo intaas oo eray shafka ku taxdo. hadaba awooowe codsigeygu waxaa weeye shacabkii soomaliyeed wax u reeb oo kala dhin erayada.

 

 

Bashbash iyo Barwaaqo

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Xiin and Baashe do we have a trademark infringement suit here-i can be of help if any of you guys need an attorney!.In the USA you know if you are the first person to come up with an invention, you may very well be entitled to a patent on it.In this case all we have to find is who has beaten the other in the punch first (may be its you Xiin or was it Baashe? :D ).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qallanjo belongs to Baashi but "Dhuubo" is original (Atleast to ma ears) and belongs to Xiinfaniin << Whats ur mean?

 

Thanks for ur vague replies everyone. :D

 

p.s. I really wouldnt mind knowing Baashi's and Xiin's ages. Are you brave enough lads?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Maya sxb ee Xiin alaab hal ku dheg ii ah uu la soo shir tagay. Maxaa Enchantment (magacyo badan icon_razz.gif ) ku taqaan hee taas ma wax cafineysa hadde war kugu ma seegana oo waa ayada tiri dib u joogso oo keyga iigu yeer. Sxb hadaad dacwad ka keentay hadde kuwii aan gaarka ula baxay hadda iyaguna waa aftax :D . La durduri!

 

My man Check horta ninyahow do u get enough sleep? Mise qolka dhan baa ka guurtay sidii ragii rag ahaa lagu yiqiin :D . Babyga hadaad caano siisid always daaci. Hadii uu oohinta badshana bal diaberka naga eeg. Hadii intaa uu soo dhaafo ear infection ka fiiri. Intaas ayaan so far bartay. :cool:

 

Hawl aa ku taal hee :D

 

Stoic, represent me counsel.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this