Sign in to follow this  
Alle-ubaahne

A Man asked me Gabartee ka dooran laheyd SOL

Recommended Posts

AHHAHAHAH LOL @"t prices have been falling lately due to mileage and clock ticking away issues!!"

alLAHHHH! NIMANKII SOMALIYEED MAA SAAN ayee yahiin

 

Rudy adiga waxaan kuku duceyey! Islaan single mother_ah oo 10 boys heesato , who tells you i cant have babies no more lets raise these toghter! 10kas wiilnaa ee kuu deelan habeenkastee

Share this post


Link to post
Share on other sites

ubaahne walaal, u really have to star holding shukaansi lessons for us. Compared with these moves, the rest of us are the village ******

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cara.   

Seriously, this reminds me of a recurring nightmare I had as a child. I dreamt that some complete eediot inuu i soo doontay, and everyone is too busy laughing at his antics to realize how totally unsuitable he is. Disturbing de ja vu...

Share this post


Link to post
Share on other sites
king_450   

This is intended only all those women who are under 30yrs,lol. If you are over 30yrs this is not you to respond. By the way ladies the brother is in need to hitch so be first. Don't let your roomate steal him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

king u really think the ladies in here r under 30s!

do the math, diaspora start hmm like almost 20 yrs ago, these ladies can write af somali like champs.

 

that means they probably made it to juinor high in somali!! so that tells me, average age is like 34!!

 

now fair is fair! the price should be lower!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Cara:

Seriously, this reminds me of a recurring nightmare I had as a child. I dreamt that some complete eediot inuu i soo doontay, and everyone is too busy laughing at his antics to realize how totally unsuitable he is. Disturbing de ja vu...

Sheherezade said:

nacnacdaa dadka ka badatey.

 

--------------------

 

Horta labadaan gabdhood, Sheher, iyo Cara waxay leeyihiin laba dabeecadood oo aan dumarka uga cabsado. Waa mida horee, Sheher waa kibir badan tahay, waliba xirato kabo aad u dhaa-dheer, ma aqaan waxay ula jeedo. Ilaahey amarkiisna jinigeyga ayaa iska jecel markeey sanka ii taagto! (waa calaamadaha lagu garto gabarta iney ku jeceshahay, don't miss that signal, lol).

 

Cara markaan eegay, waxaan arkay gabar sir iyo mu'aamarad badan oo marwalba qorshe cusub wadata, iyo sideey kuu lug'goyn laheyd. Sibeey u xoolo jeceshahay, sababtoo ah waagii aan shukaansanaayay baan ugu sheekeyn jiray ciddo maal qabeen ah inaan kasoo jeedo!

 

Val baa kuu soo hartay, Horta Val waxay balaayo ku dhigtay markaad damacdid inaad la hadashid afka ayey isku dhagsaneysaa....kaalay adiga ka hadal sii!!! Waxaan ka baqayaa ineey tahay gabdhaha dumarka kale la tashado oo weydiiya waxay sameyn laheyd! (Ilaahow aan la igu soo dirin, cadowgeyga waa badan yahee, lol) Laakiin ogow markeey dumarka la joogto, durbaan weyn beey hurdada nooga kicisaa, hadalkeeda iyo sideey u furfuran tahay!

 

Balse dhibaatada ugu weyn oo sadexdooda nakala heysataa waxay tahay, Sheher iney sanka taageyso, balse aanan ka yareysan, oo anigana markaan arko shaarbaha ayaan iska tidcadaa kibir dartiis!

 

Ragow ogaada, kibir haween waxaa u daawo ah inaad adna is kibrisid, xitaa isku day inaad ku socotid bakoorad aadan waligaa ku xaragoon, hadaad wax kale weysid!

 

Waxaa kuusoo haray Cara, waxay is mooday iney aad u caqli badan tahay, balse ma oga inaan ka caqli badnahay oo aan qabo caqligii aan iyada ku shukaansaday! eheheh, (hadda ha iga xanaaqin maandheey, yuusan dadku moodin inay arintu dhab tahee, lol)

 

Ugu danbeyntii Val, horta waa qof mysterious ah, runtiina iney i jeceshahay waxaan ogaaday laba sano ka hor, inta aanan Sheherezade ku daadin baan filayaa! (Correction: Sheherezade markaan ku daadshay baa inta jeceel igu dhacay, beey hadana iga aarsatay daadiskii; marka hadeer beey igu soo rogaal celisay, marka waxaan is leeyahay taloow maka aarsataa mise waad ka qaleysaa!!)

 

Aqyaareey waxaa ila gudboon inaan Val wax la qabto, sababtoo ah Rudy ayaa igu yiri warqad suicide ah ayey qortay oo ah ineey saabbuun cabi doonto hadii uusan Alle-ubaahne jaceelkeeda wax ka qaban!

 

Talo ayaa loo baahan yahay hadaba, ee aan caqliga inta isku darno xal raadino, laakiin balaayo waxay ka taagan tahay, hadaan Val iska guursado, oo ay Cara soo boodo iyadoo leh anigana haduusan A.u.B wax ila qaban daawo-madoobeeso ayaan cabayaa!

 

Koley Sheherezade lagama yaabo iney waxaas ku kacdo, iyadoo og ineey aad ii jeceshahay beey hadana iska ilaalisaa iney maseerto! Wallee taas waa diracad, ilaahow ha iga qaadin!

 

Caku iyo gabar aan sanka taagin! :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Originally posted by Alle-ubaahne:

Aqyaareey waxaa ila gudboon inaan Val wax la qabto, sababtoo ah Rudy ayaa igu yiri warqad suicide ah ayey qortay oo ah ineey saabbuun cabi doonto hadii uusan Alle-ubaahne jaceelkeeda wax ka qaban!

Waraa Rudy islaantii waa lagaa afduubayaa baan u malayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol @Ragow ogaada, kibir haween waxaa u daawo ah inaad adna is kibrisid, xitaa isku day inaad ku socotid bakoorad aadan waligaa ku xaragoon, hadaad wax kale weysid!

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^^ala maxay dad isku dirtay. Kibir labada dhinac ah ayaa meeshan na keentay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this