cadnaan1

Musharixiinta doorashada puntland ee sanadkan

Recommended Posts

17 hours ago, gooni said:

Reer puntland guud ahaan waa macruuf waa dad faan jecel.

Musharaxuna waa inuu tix galiyaa dhaqankaa soo jireenka ah.

Shacabka caadiga mid qufacaya hadaad weydiiso ma gaajaa ku haysa waxay ubadan tahay inuu kuu sheego xasaasiyad iyo sanboor

Shacab nool weeye waa istaahilaan inay labistaan, kii khayr ugu jiro allaha waafajiyo.

Masha Allah, Gooni waa nin dad yaqaan ah, marwalba sawirka uu ka bixiyo gudaha waa mid xaqiiqada taaban.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
19 minutes ago, maakhiri1 said:

Masha Allah, Gooni waa nin dad yaqaan ah, marwalba sawirka uu ka bixiyo gudaha waa mid xaqiiqada taaban.

Runtii waxba uma reebin. Oo wuxuu ku tilmaamey dad nadftooda dambi kagalaya oo ismaaweeliya.

Waana ta keentay in ay maanta oo dhan afka-ka-sheegtaan dhul aaney xiniinyo ay ku dhacsadaan laheyn, Sida Sool oo kale. Haddana afku waa dheer yahay oo idaacaddaha ayey madaxdoodu taagan yihiin oo ay ka dhaaranayaan. 

Markaa, waa uu ku markhaati furey mooyee wax kale ma sheegin. Intaasna in ay yihiin, Somali Maxamed oo dhami waa ku ogeyd.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Odweyne sidii caadada kuu ahayd khalad baad fasiratay.

Shacabka puntland waxaan amaan ahayn ma istaahilaan xaqiiqdii waa dad nabadda jecel isbaaradana neceb "Qab"way leeyihiin oo madaxooda ciidda uma ogola.

Maamul kasta wuu la noolaan karaa hadduu noqdo kii c/lahi yuusuf oo sharta badnaa iyo kii cadde muuse oo qabawga badnaa haddii lasoo koobo waa shacab iska abaabulan oo khilaafkooda gudaha maarayn kara.

Arrinta laas-caanood xallinteeda way ku guda jiraan sidaan filayo doorashada ka dib.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^^Gooni,

Waryaa, xaaji, Khalad maan fahminee, runtaan kuu sheegay. Oo waxa aan ku idhi in aad raggan Dh-abayaco aad ku markhaati furtey ayuun baad xaqiijisey. Xagayagana, Somaliland ahaan, nin rag ah oo wax dhacsada oo cad-gooste ah ayaanu amaan, gabay iyo ducaba gudeensiina.

Laakiin Fuley-is-urursatey, afkuna-dheer-yahay, irbad-na dun-galin, wax amaana uma heyno mana siino. Waana "farqiga" noo dhaxeeya, maadaama idinku aad kiina "fuleyga-ah", sida Morgan, Afweyne, Farmaajo, aad amaan kula dul dhacdaan.  

  • Like 1
  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
15 hours ago, gooni said:

Arrinta laas-caanood xallinteeda way ku guda jiraan sidaan filayo doorashada ka dib.

:D :D

There was a reason why SSDF was named Sii-soco Soo-soco Dumarka u Faana.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is Somali pastoral democracy as it is best with a little bit of colorful show biz. It will be very competitive as usual and there are signs that Dr. Gas will not able to win another term January 8, 2019.

It always amazes me why Somalis especially the constant whining secessionists always turn positive news from our country into pissing clan contest.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Peace Action

I think Abdiwali is very much in it being the incumbent. The dark horse is Farah of Qandala.

Don't mind the bitter seccessionists. They are celebrating a capture of a village that they are not going to hold while Puntland stands in their way of recognition. That is why they are always cryingfoul of MJs and Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Samafal said:

Peace Action

I think Abdiwali is very much in it being the incumbent. The dark horse is Farah of Qandala.

Don't mind the bitter seccessionists. They are celebrating a capture of a village that they are not going to hold while Puntland stands in their way of recognition. That is why they are always cryingfoul of MJs and Puntland.

A village which happens to be just outside your capital city. :D

Inu Gaas full of Gas yahay aduunka dhan ayaa ogaaday. :D 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

But it took you three¬†decades to get to the village!!!! ¬†So a year is nothing just wait!!! Something you accusttomed to after all you have been waiting for that elusive recognition for eternity ūüėÄūüėÄūüėÄūüėÄūüėÄ

Share this post


Link to post
Share on other sites

You have been trying to liberate laascanood for over 11 years and it failed and we are moving in closer and closer and all your answer to our mililarry migbt is fake hanjabaado.Somaliland diplomatic recognition is a political  matter. Somaliland military  is stronger than reer garowe. Recogntion from outside doesnt determine one strength.  Just admit that you have been defeated  adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Suldaanka said:

AInu Gaas full of Gas yahay aduunka dhan ayaa ogaaday. :D 

 

Samafal the above quote sums up Dr. Gas's prospect for another term. No Somali leader have ever won a second term in fair and free election.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Well C/laahi defeated you in Lasanod before and chased your phantom president barefooted FACT!!!! And it took you ages to come back from that. Puntland will come back from that too whether you like it or not!! But fact remains SSC is disputed region and no recognition is in sight. All thanks to the Kingdom of Puntland. All you left is bitterness, complaints, hate and despair. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   
23 minutes ago, Peace Action said:

Samafal the above quote sums up Dr. Gas's prospect for another term. No Somali leader have ever won a second term in fair and free election.

But Somalis have always been wrong and never been better off by changing leaders. Waa iska laabkac. I really don't see how these current pseudo candidates can or could have been different in every aspect you look at it. Meeshu hadaynan ahayn reer hebel tookadoodii waaye I don't see why he must not win.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.