Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Masiibo aan dhamaaad lahayn

Recommended Posts

A nnagu marka aan baareyno dadka waxaan tusnaa sida looga helayo Virus-ka Inaga oo Sheybaarka ku dhex heyno, matalan qofka waxaan u ishaarnaa halka uu dhiigiisa la baarayo gaarayo marka uu HIV qabo iyo meesha kale ee uu gaarayo marka uusan qabin, waxaana sidaas u yeelnay annaga oo diidan in aan qofkii u sheegno natiijo uu shaki ka qabo, hadda tii noogu dambeysay waxaan ku sameynay gabar iyo wiil doonayay in ay is-guursadaan kuwaasi oo is-hubin caafimaad inoogu yimid, waxay indhahooda ku arkayeen qaabka baarista oo aan u sharaxnay, natiijadiina waxay noqotay in gabadhii laga helay, wiilkiina laga waayay" ayuu yiri Sheybaare Sare Nuur Cadde oo intaas ku sii daray in wiilkii uu gabadhii meeshii ay fadhiday uga dhaqaaqay iyadiina naxdin darteed ay halkii ay ka kici weysay.

 

Nuur Cadde waxaa uu sheegay in dadka laga helay Virus-kaas badankood ay ka yimaadeen labo xaafadood oo Muqdisho ku yaala, kuwaasi oo sida loo sheegay ay ku badan yihiin dad cudurkii qaba oo intey Shabakado isku xira sameysteen ku heshiiyay in ay si xaasidnimo ah dad kale oo fiyow ugu sii gudbiyaan, "Dhalinyaradaas waa dhalinyaro koox koox isugu xiran, waxay sameeyaan xaflado ay dad kale oo aan cudurkii qabin ku casuumaan si ay cudurka ugu sii gudbiyaan, dabcan arrintaasna waa mid aad u naxtin badan" ayuu mar kale yiri Nuur Cadde.

 

Naxdinta sii aqriso.

_________________

 

Soomaali wax walba waa aragtee, hadana AIDS ha noogu darsamo, nasiibxumo awoowegeed.

 

Eebboow noo gargaar naxariistaa kama maarmanee, aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

talada ugu sahlan ee ay bixiyeen Khubarrada dhinaca Caafimaadka, gaar ahaan mar ay ka digayeen khatarta Cudurkan waa in qofkii xaas leh uu xaaskiisa ku ekaado, isla markaana uu ka fogaado in uu gogol dhaaf sameeyo, sidoo kalena uusan isku shubin haddii uu u baahdo dhiig laga shubay qof aanan caafimaadkeeda la hubin.

Good advice. Hope they would listen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Now, though its a sad reality, but am asking where are the liberals who always tend to advocate the system of democracy over Shariica law, when our homeland suffers from all preventable obsenities by means of our religion!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Alle-ubaahne:

Now, though its a sad reality, but am asking where are the liberals who always tend to advocate the system of democracy over Shariica law, when our homeland suffers from all preventable obsenities by means of our religion!

I don't get what you mean. Are you blaming liberals (who are they?) on the rise of venereal diseases :confused:

 

Do you have any evidence showing religion will help curb the spread of HIV and other venereal diseases?

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^my sentiments exactly(along with sista Abraar's comment).

 

We will keep on claiming others for our problems..even when we ourselves XAASID enuf to spread it to our kin folks. We need to combat this deadly virus with a fanatic precautionary mindset (a combination of community public health interventions by mobilizing the public; from all walks of somalis-medical practitioners, community elders, religious leaders, and youth-especially those in schools).

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

it is really sad on top of our problems we have to deal with Aids now. as long as people believe this is non-muslim disease we will never be able to prevent AIDS from spreading. there are no liberals in control now in somalia,so why blame them. the only thing that will stop Aids is to educate people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this