Sign in to follow this  
Sophist

Murugo iyo Maanwaa-- a true tale of Love, Seduction and Misery

Recommended Posts

Sophist   

Prelude

 

Qumaneey Qumaneey, isagoo leh ayuu hurdadii kasalaley. Waxa uu markiiba shidey leydhka, isagoo neef tuuraya. Sheydaanka ayuu iska naarey, kadib waxa uu doondooney taleefankiisii gacanta. Taleefanku wuxuu yaalay miiskiisa; Qamaan waxa uu si deg deg ah u garaacay taleefankii Quman. Nasiib daro taleefankeedu waa dansanaa. Saacada ayuu eegey, mise waa 1:45 subaxnimo. Wuxuu isku dayey inuu ku noqdo hurdadiisa, laakiin nasiibxumo taas waa ey usuurto geliweydey. Inkastoo indhuhu ey doonayeen iney seexdaan, qalkbigiisu walbahaar iyo murugo aanu waligii dareemin ayaa ka shuuq lahaa. Wuxuu is rog rogaba waxaa lagaadhey 7dii subaxnimo. Wuxuu is yidhi alaylehe haatan wac. Taleefankeedii markii uu garaacey ayaa waxaa kaqabtey voicemail. Isagoo gariiraya ayuu wuxuu u dhaafey fariin; “ Qumaney waa Qamaan. Macaan, xalay waan isku deyey inaan kusoo waco laakiin nasiib xumo rabi ayaan suurta gelinin. Eegadatana waad ujeedaa inaan kusoo wacay. Calaa kuli xaal, macaaneey waxa igu qasbayaa inaad kusoo waco waa jaceelka aad igu abuurtey. Insha Allah waan kugu soo celin doonaa”. Markii uu intaas yiri oo taleefankii dmiyey, ayuu isyiri malaha fariintani ma aanay aheyn mid habooneyd inuu idiro saacadan.

 

Sariirtii ayuu kunoqdey. Cabaar kabacdii ayaa hurdadii utimid.

 

 

Chapter One

 

Taleefankiisa dhicitaankiisa ayuu ku kacay Qamaan. Waryaa qamaan waa Maqtal, saacdan maxaad lahurudaa?. Qamaan farxad iyo rayreyn ayaa wajigiisa ka soo daahirtey. War Makhtal ii waran? Hawshii xagee kuu mareysaa? War go’aan aheyne, aroosku waa 2 asbuuc kabacdii adiguna waxaad tahay malxiiskeyga. Qamaan arinkaan aad ayuu usoo dhaweeyey maxaa yeeley Maqtal wuxuu ahaa wiilka kaliya ee aadka isu dhowyihiin marka la eego wiilsha Soomaliyeed ee uu Qamaan saaxiibka layaMa aad sawiran kartid farxada aan ku faraxsanahay inaad sida qiima ey ku dheehan tahay ee aad iigu sharaftey inaan noqdo malxiikaaga maalinta farxadaada aan udabaal degeyno.

 

Makhtal ayaa wuxuu u sheegey inaanu nin kale oo booskaas u qalma oo aan adiga aheyn aanu jirin, marka sii diyaar garoow; waana lagama maarmaan inaan saa danbe is aragno si aan u aadno suuqa oo maadaama aad adiga hawlahaan iiga fara dhuub dhuuban tahay aan soo soocano dharkii aan habeenkaan xiran laheyn. Qamaan, dhoolacadeyn saaxiibtinimadeed ayaa jaahiisa qarisey. Haye waa inoo iyo Sabtida.

 

Qamaan oo runtii aad u faraxsan ayaa wuxuu ukacay inuu akhriyo buugii Anatomiga ahaa, maadaama uu leeyahay Resporitory imtixaan ah beri oo Jimco ah. Akhrintii markii uu bilaabey ayaa waxaa qalbigiisa kusoo dhacay waqtigii ey makhtal isla qaadan jireen, iyo haatan maadama soolanaha uu kabaxayo sida yar oo ey isku arki doonaan. Hadana dhoolacadeyn ayuu bilaabey, maxaa yeeley farxada uu kufarxey in uu saaxiibkiis guursanaayo. Buugii ayuu kunoqdey akhrintiisii.

 

First Scene: Makhtal and Qamaan together.

 

Subaxnimadii Sabtigii ayaa lagaarey. Qamaan Salaadii subax markuu tukadayba wuxuu ubaxay inuu soo ordo. Orodkii ayuu wuxuu kasoo noqdey abaaro 7:30 subaxnimo. Guriga markii uu kusoo laabanaayey ayuu wuxuu horey usoo gatey joornaalka uu caadiyan akhriyo maalinkasta- Independent. Kurigii markuu usoo dhawaa ayaaba wuxuu gadsshiisa kamaqley hoon gaariyeed. Markii uu dib udhugtey (fiiriyey) ayuu wuxuu arkey Baabuurkii Makhtal--Audi A3 Silver. Hey, war saacadaan maxaa kusoo kalihiyey go'aan aheyne? War inaan goor hore baxno waaye maxaa yeeley waa inaan qakhti badan hada isla qaadanaa maxaa wacay h soolahanida markaan kaboxo hade la isma arki doono. Qamaan arkaas ma aanu jecleysan, maxaa yeeley saaxiibka keliya ee Soomaaliga ah ee uu leeyahay ayuu ahaa Makhtal. Calaa kulixaal, wuxuu Qamaan isku dayey inuu hadalkaas isdhaafiyo.

 

Gurigii ayey soo galeen; markii ey orange juice iyo cereals ey ka qac siiyeen, waxay go'aan ku gaareen iney hore usicdaan. Waxay gaariga uga tegeen guriga Qamaan. Iyagoo fooda ku siihaya Selfridges. Waxay qaateen Bus 1 kaasoo geyey New Oxford Street. Intii ey buska saarnayeen ayaa Qamaan xusuusiyey heererkii ey saaxiibtinimadooda ey isla soo mareen. Makhtal ayaa wuxuu noqdey emotional; Xuzni laakiin wanaag kudhaaran yahay ayaa ka muuqdey wajigiisa.

 

Buskii ayaa wuxuu ku dhamaadey New Oxford Street. Kobtaas ayey waxay kasii qaateen Buska 10 oo geeyey Bond Street. Waxay go'aan sadeen inteyna tegin Selfridges ey bal kuhoreeyaan New Bond Street (Makhtal wuxuu ka qalin jabiyey kuliyada Dhaqaalaha, London School of Econ; hadana wuxuu yahay Equity trader at Tullip and Tokyo in the city of London).

 

Waxay markii ugu horeyseyba galeen Jill Sandler Shop. Halkaas oo uu Qamaan ku arkey scarf cad oo xariiri ah oo ku haboonaandoonta Suitka Madoow ee uu uxiran doono arooska. Makhtal ayuu weydiiyey ra'yigiisa, maqtalna si kajan ah ayuu ugu jawaabey "war ma adigaa dhar maata iweydiinaay! aduunyo gadoon waaye", kadib ayuu raaciyey iney tahay scarf runtii aad usoo baxaysa. Labadiiba waxay gateen scrafkii-- Qamaan mis dhiin, Maqkhtalna mid cadaan ah. Halkaas waxxay ka sii aadeen Sevvile Row oo lagu yaqaan designer suits-ka ugu macaan Caalamka oo idil. Halkaas waxaa Suite cadaan ah oo aad moodo in biyo xariir ihi ka da'ayaan ka iibsadey Qamaan. Suite-ku wuxu ahaa Paul Smith. Marqal ayaa wuxuu markii hore usii sheegey in Malxiisadu ay soo xiran doononto dhar xooga dhalaaya. Arooskuna maadaama lagu qaban doono Princes Hall, Dochester Hotel, Park Line (waa hoteelka magaala ugu shidan).

 

Maadaama uusan Makhtal wax cajabiya aanu arkin, waxay go'aansadeen iney aadaan Selfridge. Waxay soo galeen Selfridge, isla markiiba waxay abaareen dabaqa koowaad halkaas oo lagu iibiyo dharka raga.

 

Makhtal markiiba wuxuu heley shaad ah Alexander Mcquin iyo Suit ah Dolc and Gabana oo isna ishu qabaneyso. Suite wuxuu ahaa mid loogu talo galay isga oo jirkiisa kasabiixdey markii uu isku qiyaasey.

 

Isagoo oo faraxsan ayuu soo iibsadey suitekii. Qamaan aad ayuu ugu dhiiri galiyey inuu iibsado suite-kaas maxaa yeeley wuxuu ahaa mid aad moodo in isaga uu ninkii dolce ahaa ugu talo galay.

Maqtal isaguna wuxuu arkey Armani Shir Guduud ah oo kusoo baxaaya suitkiisa iyo scarfkii dhiinka ahaa ee uu kasoo iibsadey Jill Sander.

 

Hadaba inakeen aan qado tagnee, and the lunch is on me proclaimed Qamaan. Markii ey hoos usoo daadegayeen ayey waxay qeybta barafuunka ku arkeen labo qalanjo oo runtii aad moodo in Rabi ugu talo galay in la daawado uun. Midi waxay kulabisneyd coat dheer oo black ah, funaanad poalo neck ah oo dark brown ah iyo surwaar la karla ah funaanadeeda. Waxa ey laheyd timo aad moodo in biyihii zamzamka hada lagu soo dhaq oo karbaheeda hoos uga siideysanaa. Idhaheedo waxay ahaayeen brwon tiq brownish ah iyo qoor aad u dheer. Tan kale goono dheer iyo jaakad isku joog oo colourkeedu yahay light grey.

 

Makhtal ayaa yiri xilahay furan gabdhaas waanu lahadli oo waa inaan qado geynaa. Qamaan oo xoogaa kacago jiidaya ayuu ku qasbey inuu uraaco gabdhihii.

 

Makhtal ayaa yiri, waryaa maadaama ey gabdhani u eg yihiin kuwo reer magaal ah, waa lagama maarmaan inaan English kuhadalno. Qamam, madax ayuu ruxey isagoo ixtiraamaya saaxiibkiis.

 

Gabdhihii waxay isku fiirinaayeen, perfumeka layiraahdo Romance-- kiisa dhadiga ah. Qaman started the conversation by saying: I have indeed bouth the exact perfume, but obviously the muscluine version of it.The girls looked each other for they were caught off guard. Ooh really said the one with the black coat! What is your verdict, she enquired. Qaman, gathered his thoughts and said; it is mellow, cheek quite alluring—that is if you want to allure others!. Small smile came upon her lips and before she said anything Makhtal, said and what scent are you wearing now Qaman; surely it is not Romance. Both girls looked each other dumbfounded. Makhtar felt a bit embarrassed for his joke was not received warmly. Anyhow, he said, my name is Mursal and this is Qaman. Qaman thought why on earth is he being economical with the actualite? Mine is Quman said the marginally better looking one, the other’s name was Suleekha. Nice to meet you. Suleikha who did not partake the conversation entered by saying; so you guys have done a lot of shopping what is the occasion? Or are you guys meto-sexual—Makhtal never heard this expression before he thought the girl was being cheeky. Qaman smiled, metrosuxal; that is an interesting expression. Oh really, said Quman; how so?

 

Mukhtar who at time felt being in wilderness, said I am starving! Qaman’s retort was I can eat; and perhaps we can continue this conversation at the Grill restaurant. They looked each other, the girls said to the boys, can you give as a second we need to buy stuff and perhaps we can do lunch.

 

The boys excused themselves. When Qaman had the first chance, he enquired as to why on earth he told them his name was Mursal. Makhtal could not rationally explain; and said perhaps out of instinct I have this—Mursal use to be the name he adopted whilst being single. Plus he said, if I tell them who I am then perhaps they would know me and their shown interest would die there. Makhtal was not planning to cheat on his wife to be. He had been with her for nearly three years and considering his past; he had been extremely faithful man to his lady. He numerous times proclaimed his love towards her. It was apparent to anyone who knew him that his heart was taken by his bride to be.

 

After their brief shopping the girls were ready to go. After a chit chat in the black cap (Makhtal hates the public transport, hence when not driving the merciful Black caps get all his change). The girls were not impressed by taking black cap. They were equally cultured not to mention well endowed. They reached the restrauant. After the first course the conversation become very relaxed. Zuleekha said that she was envited to a wedding next week by her mother in this Hotel. Makhtal become curious and asked when was the wedding? She told him the date. She then continued to say, I don’t know why he is marrying her; she cares nothing about him; she is after his money. At this point Makhtal was becoming very uneasy. He said, what do you mean, are you saying she is just interested in his money and if so, how would you know such private issue. Oh, she said, she has been having an affair with Fahad—a boy who have nothing to offer to her apart from the fact they are from the same tribe. Fahad who? He said he could not believe what he was hearing. Fortunately, he telephone rung and he went to outside conviniently.

 

Quman was quite suspicious about his behviour. She said, is your friend alright? He has been having some problems with his family said Qaman, before excusing to check up on his wounded friend. He saw Makhtal in the Hallway who turned red —he said this is………………………………………..

 

Waa socotaa

 

Thus Spake I

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

This must be the thousand time I have to declare my sex. I AM HE, HE I, HIM HIS Aboowe!

 

Soomaliga uu ku qoranyahay cramel kisses ma fahmee, aniga xoogaa dhib ayey igu tahay inaan sheeko halaasi ah aan ku qoro Soomali. Soomaliga waan qori aqaan, laakiin marka ey timaado curis (composition) waxaa igu adkaada is haleelsiinta erayada aan isticmaalayo. Marka Hadii aad isleedahay xiiso ayey leedahay, waana la akhrin karaa oo macno ayey sameyneysaa! markaas waxaan ku khasbanahay xoogaaba ha igu qaadatee inaan kuqoro Soomali. Sheekadaan waa sheeko dhacdey, Nuxurkeedu waa mid uu jiro laakiin character-iska ayaan badalay magcooda si aan iyaga u ilaaliyo sharaftooda.

 

Thus Spake I

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Heheeee u r HE...perhaps having signature that says "I'm a man" might help.

 

Shopsit,

Koley anniga dhankeyga xiiso badan baan u hayaa xikmada iyo waaya arragnimada ku jidha sheekada aad hordhaceeda inoo soo hormarisey.

 

Af-Soomaaligana waxa aad moodaa inaad inoogu sidato sida xaragada leh ee aad u daadaheysey iyo durbadiiba halka aad ka beegsatey dulucda shishe ee ka soo dhex muuqata sheekada.

 

Saxib xiiso badan iyo han dheeri iyo siyaadoba leh yaan u hayaa ee inoo tashiil oo hadba curis aan laga bogan karin inoo soo qadim.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Shopist iga raali noqo abaayadiis...oops my bad....abowgiis. walaahi gabar aan kuu maleenaayay.

 

Aboo af soomaali qatar eh aad ku soo qortay, la aqrin karo, la'na fahmi karo. Laakiinse quf aan aqaano oo meeshaan member aad looga yaqaano eh bee ku adak tahay soomaaliga, laakiin haka walwalin anaa u pm gareen doona.

 

Si fiican baad sameesay inaad badashay characteska magac yaashooda ;) , aqlaaqda iyo sharciga si fiican baad uugu dheereesaa. waaw salaan baad iga mudan tahay.

Dhib kaagaba ha ahaate waxaan kaa codsaneynaa inaad noo soo dhameestirtit sheekadaan, walaahi wey igu socotaa.

 

OG_MOTI ' na wuxuu ka garandoonaa sheekadaan ka bacdi iney gabdhaha soomaaliyeed yaqaanaan micnaha jeceylka and we r not that dhagaxoos as he likes 2 think.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Caramel, mahadsanid walaashiis!

 

Haatan London ayaan usii caraabi, marka hadii rabi idmo habeen danbe ama axada ayaan dhameys tiri.

 

Waa idinkaas.

 

Sophist

 

PS: Og Mogti, would be delight to read the concluding lines of this story.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sophist,

 

Somaaligaagu waa perfect. Caadi baan u fahmay oo aan u lasocday sheekada.

 

It's a very interesting narrative. I can guess where it's going but I'm still looking forward to the conclusion of the story.

 

Salut.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

A very interesting read indeed. Usually, I'm not too big on Somali tales just cuz it takes me quite a bit of time to get through them...but with this one, I have to admit, the unique or the unusual names of the characters sort of lured me in. When I saw the name Qamaan and a "true tale", I thought this was a story written by Qamaan Bulxan whose work I'm interested in learning more about. Nevertheless, it's still a nicely written peace...can't wait to read the rest!

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Sophist: Markaan magacaadii arkay baan is iri talow miyaad u baahan doontaa qaamuuskii mise maanta waa uu kaa farxan oo Soomali buu kuugu warami. Markaan arkay farta wacan ee aad noogu soo werisay, baan cashuucay. Caadiyan waxaan jeclahay in aan sheeka kasta aan aqrinaayo ama buug aan is lee yahay aqri in aan dhamaadka ka bilaabo. Hadii dhamaadka i cajabiyo sheekada oo dhan baan aqriyaa hadii kalana maba isku taxaluujiyo laakiinse sheekadaadan run ahaan aad ayeey ii soo jiidatay inkasta aan ciilooday markii aad tiri

Waa socotaa

..

 

Hasa ahaatee waxaan sugi doonaa dhameystirkii iyo qeybtii labaad... Sidaasna Soomaaliga noogu wad. Kalmadaha waa weyn ee aad la soo baxday baaba mustacjab igaliyey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

nice and creative. But I can't get one thing out of my mind. Why use the scenario of these somali 'Beckhams' that are buying designer clothes in the most expensive shops in London and holding their wedding at one of the most 'previliged' hotels (Dochester) in London?

 

the story line is interesting and I waiting for the chapters to come, but make it a bit more somali like....went down to Wembley's Safari Shop to check out nice Italian sytle clothes, had a lunch at Waaberi Restaurant and saw 2 beautiful somali girls buying somali music tapes at the studio and started chatting.....that sort of line.

 

Salams.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

asalaamu calaykum

 

waa sheeko aad u macaaan,,hawsha halkaa ka wad walaal,,waxaanuna sugnana waa qabyihii danbe,Somaliga ay socotana aad bu u wanaagsan yahay..

 

waa walaalkaa oo kuleh awguuryo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this