Sign in to follow this  
Som@li

Darwiish Jaamac Biixi Kadin oo maanta geeriyooday

Recommended Posts

Som@li   

darwiish.jpg

AUN.

 

Garoowe: Alla haw naxriistee waxaa Maanta ku geeriyoodey magaaladda Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal Darwiish Jaamac Biixi Kadin ,oo ka mid ah shacabkii ku sugnaa, mirashi iyo taleex xilligii diyaaradaha gumaysiga ingiriisku weerarka ku soo qaadeen daraawiish.

 

Darwiish Jaamac Biixi Kidin ayaa lax jir ahaa maalintii diyaaraduhu weerarka ku soo qaadeen daraawiish waxaana la aaminsan yahay in uu ahaa qofkii ugu danbeeyey ee Xaruntii daraawiish goob Jooga ka ahaa, isla markaana la kulmay Sayid Maxmed C/alle Xassan iyo madaxdii daraawiishta .

 

Muddo haatan laga joogu shan sanno mar uu Jidbaale.com ugu waramayey magaalada Laascaanood waxa uu sheegay in uu Sayidka kula kulmay xarunta Taleex , ka dib markig uu dagaaladii daraawiisheed ku shahiiday aabhood Darwiish Biixi Kadin.

 

Ilaahay haw naxariisto Darwiish Caaqil Jaamac Biixi Kidin, waxaanuna u rajeynaynaa jannadii fardowsa, asxaabtii qaraabadii iyo tarantii ka farcantayba waxaanu leenahay Samir iyo iimaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allah ha u naxariisto ............

 

 

such men are a history of its own. Too bad their experiences were not written for the future generations.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Not honoring our heroes, and remembering the price the Somali men/women paid for freedom, is one of the Reasons Somaila is in this mess.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this