Suldaanka

Puntland's VP Camey opposes Garowe meeting...

Recommended Posts

gooni   

Camey waa masuul macquul ah, baqdin iyo hoos fiirina kama muuqato hadalkiisa.

Federaalka ma'uusan taageerin iyo farmaajo, wuxuu sheegay inay dawladda dhexe khaladka wax ku leeyihiin, balse intiisa badan ay leeyihiin hogaamiye goboleedyadu.

Haddii isku dhac yimaadana aysan meel uga banaanayn in dawlado kale oo soo dhex galaan, oo ay arimahooda gudaha ayagu xalistaan.

Intuu sheegay waa fikradda saliimka ah oo shacabka badankiisa aaminsan yahay marka laga reebo ciyaalka snm'ta bidix oo ayagu meel gaaban wax ka fiiriya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Qof aan waalayn haddii lagu dhex xiro dad waalan ciduna ka rumaysan mayso waa miyir qabaa aniguna sidiinaan waalanahay.

Awoowe ma waxaad noogu sheekaynaysaa ina camay garoowe marti buu ku yahay hargaysana marti kuma aha?

Hadalka uu iminka sida xortaa u cabiray asagoo fadhiya madaxtooyada puntland miyuu ku cabiri kari lahaa asagoo makhaayad hargaysa ku dhex taal fadhiya?

Inta snm la joogta oo kasoo jeeda sool qowl iyo hadal midna looma ogola waligaana ka maqli maysid, wax snm maamulkeeda ku saabsan, waa qayila oo aamusa. 

Ninkaa baarqabkaa sharaftiisa meel ha'uga dhicin oo tolkiis iyo soomaaliba ka dhex hadli kara.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ina camay garowe waku  Marti sababto ah  reerkisu wa  reer ciideed buhoodle horrufadhi  sweyeto buhoodle. Hagaradanki hoobalaynjiray.   Waxay walaaloyihin younger brother Ina  xaji cumar camay caaqilka buhoodle.. buhoodle is closer to qorilugud and burco than it's  garowe . Marka  ina camay wa nin dhulkisa kaqaxay. Oo nin kala dhulkisa jooga. Nugaal godan namajoogo buhoodle  namajoogo. Tolkibe south saaxdheer isku madhiyey halku heshisin laha beelaha  is dilay  ayu  federal iyo ugandhees iyo cabiid kasheekeynaya. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
17 hours ago, gooni said:

Camey waa masuul macquul ah, baqdin iyo hoos fiirina kama muuqato hadalkiisa.

Federaalka ma'uusan taageerin iyo farmaajo, wuxuu sheegay inay dawladda dhexe khaladka wax ku leeyihiin, balse intiisa badan ay leeyihiin hogaamiye goboleedyadu.

Haddii isku dhac yimaadana aysan meel uga banaanayn in dawlado kale oo soo dhex galaan, oo ay arimahooda gudaha ayagu xalistaan.

Intuu sheegay waa fikradda saliimka ah oo shacabka badankiisa aaminsan yahay marka laga reebo ciyaalka snm'ta bidix oo ayagu meel gaaban wax ka fiiriya.

 

Camay wuxu yidhi iyo sidu u yidhi video ayaa laga daawan karaa. Inaad halkan dib u sharaxdid waxaan u arkaa qof wuxu so qoro garan waayay oo iska hadlay. Dadkuna hadii ay iska hadlaan, macno badan ma sameeyaan.

Arinka halkan aan usoo dhigay maha wuxu yidhi, waxa weeye xukuumaddi maamulka MJteenjiya siday u dhamayd waxay taageereen Shirkii Garowe. 

Odey Camay hadii aanu ku raacsanayn xukuumadda uu ka midka yahay, waxa haboonaan lahayd inu ka cudur daarto kasii mid noqoshada xukuumad aanay isku mawqif ka ahayn.

Laakin inu TV'ga so hor istaago waa daciifnimo. 

Halka aad so hadal qaaday Somaliland, of course, madaxdu hadii aany hadalka ka so baxaya la dhagaysanayn waxa haboon inay iska aamusnaadan ama iska casilaan xilka xukuumadda ay ka tirsanyihiiin.

Laakin mid aan ku sheego, dhamaan madaxda Somaliland hadii yihiin reer Sool iyo hadii kale, hadalka ka so baxa waa hadal Xukuumaddu la qabto oo ay garab iyo gaashaanba ku helayaan. Waana go'aan laga so tashaday oo meel la so dhigay ayaa TV'ga laga sheegaa. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

The VP will be frozen after the election. No president of Puntland wants less Federalism, which means head on collusion with Farmaajo. Even those who want or have ambition in Mogadishu understand that strong and autonomous Puntland is their guarantee to get respect in Mogadishu.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.