Suldaanka

DP World's New Berbera Port Development - Ground breaking ceremony

Recommended Posts

Galbeedi if you saw couple of Turkish construction companies In Mogadishu you would jump up and down Somali nimo  is back.  Stop being anti Somaliland  Somaliland today has full support from abu dhabi  and the Saudis and we gave the Ethiopians a small cut. We got the military base running the border with Somalia  yoocade 5 miles banu ujirna.

 

2018 2017 was a good year for us

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaalayaal

Arintu rag iska celin ma'ahan

Afweynaan ka adkaanay ma'ahan

Qaad mirawga iyo hareeriga kee fiican ma'ahan.

Diraca iyo googoradda kee koreeya ma'ahan.

Arintaan waa (siyaado) waxa afka carabiga lagu yiraahdo oo macnaheedu yahay madax-banaani.

Shekh zaid allaha u naxariisto wuxuu ahaa hogaamiyaasha carabta soo martay ninkii ugu fiicnaa uguna deeq badnaa uguna dhawaa soomaalida.

Jabhadda gooni u goosadka noqotay weligood imaaraadku ma taageerin ayadoo  waliba snm aad ugu badnaayeen imaaraadka, inay meelaha shaaha lagu cabbo hoos u hadlaan mooyee waligood kor uma hadlin.

Safaarada soomaaliya ee imaaraadkana  waxay soo geli jireen ayagoo mudluunsan oo ka baqaya in wax loo raacdo.

Cidina dan kama geli jirin sababtoo ah ajandaha snm wuxuu ahaa oo qudha mucaarad dawladeed marnaba afkooda ma soo marin taariikhda gooni isku taag ilaa siyaad barre ka tagey buur-dhuubo.

Imaaraadka cusub waa ka duwan yahay kii berigii hore waa mid usoo jeestay dhaqaale batroolka ka dib iyo ganacsi

Aragtidaydana waxaa ii muuqata doonista ay ku doonayaan inay saqiirnimada ku dilaan geeska siiba soomaaliya oo ugu muuqata competitors'kooda mustaqbalka.

Waxaana dhici karta inay qabiilada qaar sii hubeeyaan ayagoo is tusaya inay saaxiib dhaw layihiin oo mushkiladda soomaaliya ay bansiin kusii shubaan.

ilaahay shartooda hanaga qabto khayrkoodana hana siiyo.

Wakhtiga la joogo  ma yahay wakhtigii ku haboonaa in soomaaliya waraaqo qoto dheer oo tan ugu yar ay ku qoran tahay heshiis sodon sano ah lalasoo ag istaago,? ayagoo waliba ag maraya dawladdii yarayd ee sida dhibka badan lagu keenay si ay umadaha midoobay uga dhex hadasho.

Waa wax aad u foolxun inuu imaaraadku fowdada soomaaliya ka jirta qayb ka noqdo.

Usoo noqo heshiiska ay snm la galeen, wax sharciga waafaqsan ma'ahan imaanshaha mudiirka shirkadda DP  waa qancin hurdo yar loogu raadinayo taliska snm oo seexan waayay.

Aaway itoobiya oo qaybtii ugu badnayd uu imaaraadku siiyay maxay dhagaxa dhinac u qaban waayeen?

Dalkiina snm haku halaynina waa talo nin wayn, wixii horumara oo meel ka mida soomaaliya ka dhaca waa naas irmaan oo laga wada faa'iidayo cid walbaana way farxad gelinaysaa.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

All Somaliland flags in all shapes and styles are here on this thread now.

I am adding Djibouti flag. Tried to add new/old kililka flag and did not work. Either one or the other.

Its great opportunity for Kililka people. It might even transform the economy of the kilil. Most of the logistical work, road work, gas stations, rest areas, trucking business until railroad is built in a decade or less is expected...It all looks good.

 

Djibouti is very happy the business went to Somaliland and not Eritrea. So all in all good for the Somali people.

 

 

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Djibouti and Somaliland are one and the same it's just politics and nationality that makes us different. They are franco  valuta and we giniga ingriiska mery old London.

King Henry iyo king George 

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, gooni said:

Aaway itoobiya oo qaybtii ugu badnayd uu imaaraadku siiyay maxay dhagaxa dhinac u qaban waayeen?

Ethiopia sexeexii waa laga haya, taa ayaa muhiim ah. 

Waxa kali ah ee Ethiopia saamiga lagu siiyay waa inay 30% Import/Export u so wareejiso by 2020 dhanka Somaliland. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

DP World's latest port in is in Turkey,  Yarimca. It is a 400m deep sea port very much similar to Berbera's new state of the art port.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan

walaal Dp world jabuutina sharci baan wax uga doonaynaa soomaaliyana sharci daraan wax uga doonaynaa wax isu qaban kara ma'ahan.

Waxaan filayaa qaybtii musaacadada ama sadaqada yaa laydinku maweelinayaa waxaana ku talin lahaa in wax garadku meel ugusoo wada jeesto koofiyado dadka loo qaybiyo inay ka macno fiican tahay dadka abaaraha oo ceelal biyood looga qado miyiga

Bad la aaso iyo dhaqaalo badan oo la geliyo wuxuu u baahan yahay damaanad qaad dawladeed sadex habrood oo labo isku riyo noqotay heshiiskaad aadka wayn ma geli karaan aragtidayda.

Imaaraadkuna ma doonayo inuu niyad jabiyo dad masaakiina oo uu rajo geliyay waa dal muslina oo wax badan xeerinaya.

Waxaa ugu dhaw in mashruucaas hir galo waa haddii ay daacad ka yihiin imaaraadku, inay farmaajo dib ula heshiiyaan ka dibna baarlamaanka dhexe looga codeeyo, ayadoo layska fiirinayo faa'iido iyo khasaare wixii ka imaan kara. 

Wixii intaa kasoo hara waxaa ila macno dhaama heestii wadnahaa i dhag leh ayagoo isaga marqaama.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni  Jabuuti khilaafkooda ay  laleeyihin imaaraatka iyo ka Somaliland shaqo iskumalaha. Somaliland waxay waligoodbakutallojirtay inay maalgashayaal u hesho dekkeda berbera  shirkada bollore fransiiska ayu ina  rayaale waddahadal farabadan lagalay  iyo madaxweynesiilaanyo  xita.  Akhiruteyn heshiiski waxanu lagalay walaalaheen imaaraatka dp  world dekked  balaadhin wadda dhisid bebera coridor .ilaa itoobiya   diredawa iyo adhiis Ababa . Ganacsi dawli ah oo ay  Somaliland  kafaaido ina  caanodhacday ama cheese. Isagu gebigisuba wu  ku  fashilmay siyaasada amaanki waku fashilmay waki  gaalki  tigrayga  asmara tageerey. Oo Jabuuti ku markhaati furay isago gaalka isleh qanci  ooh daryeel  waki  qalbi dhagax gaalamadowdu u dhiibay maanta qarax ba  kadhacay baydhabo. War ninkaasi wa  faashil kayare kheyre ayu kushaqeysta mashaaricda kacuna

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
2 hours ago, gooni said:

Bad la aaso iyo dhaqaalo badan oo la geliyo wuxuu u baahan yahay damaanad qaad dawladeed sadex habrood oo labo isku riyo noqotay heshiiskaad aadka wayn ma geli karaan aragtidayda.

Wali/ilaa goortan la joogo,  Caduur dhawdhawduba uma dhaadhacsana!

  • Like 1
  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, gooni said:

Bad la aaso iyo dhaqaalo badan oo la geliyo wuxuu u baahan yahay damaanad qaad dawladeed sadex habrood oo labo isku riyo noqotay heshiiskaad aadka wayn ma geli karaan aragtidayda.

Badda la aasayo waa tan ugu sahlan, waxa ka qiimo badan boqolkiiba boqol waa technology, aqoonta, iyo "isku-xidhka" ama "shabakadda/network" ay DPWorld aduunka ku leeday. Shixnadda ka timaada China ee u socota Qaaradda Africa, waxa lagu soo rarayaa markabka kuwa aduunka ugu wayn, waxay inta Africa u socota ku dejinayaan waa Berbera. Halkaa ayaa ama baabuur ama maraakiibta yar yar uga daldalayaan dalalka jaarka. Taa ayaa aad u muhiim u ah Berbera.

Mida kale DP World waxay ka samaysatay Ethiopia xarun loogu yeedho "Dry dock" ama dekedda qalalan. Waana halka alaabta u socota Badhatamaha Africa iyo Ethiopia looga daabuli doono marsada Berbera 

5 hours ago, gooni said:

walaal Dp world jabuutina sharci baan wax uga doonaynaa soomaaliyana sharci daraan wax uga doonaynaa wax isu qaban kara ma'ahan.

Somaliya meeshay ka taliso sharcigeeda ha la tiigsato. Somaliland aduunku waa ogyahay, adna waa ka dheregsantay in Somalia waxba isugu jirin. Hadii Dastuur Federal ah samaystaan iyo hadii jarka iska xooraan, ayaga ayay u taal. 

Mogadishu cashar ku filan waa la siiyay. Laakin hadii wali hunguri kaga jiro Berbera, ardulaahi waasacan. :D

  • Like 1
  • Thanks 2

Share this post


Link to post
Share on other sites

DP World chairman says they are not going to make any more investments into Djibouti. But rather are seeking aggressively compensation both in terms of broken contract as wel as other damages. 

Surely, DP World wants to make Djibouti broke financially. 

With regards, to Berbera, DP World wants to turn Berbera into a regional trading hub.

 

 

  • Like 1
  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaalayaal mudane iyo marwooyin

Doodiinu hadday tahay labo dawladood iyo sadex yaa heshiis wada galay waad ku khaldan tihiin

Heshiiskaan waxaa galay labo dawladood iyo beel waana midda keentay in itoobiya dib uga gurato codkii baarlamaanka dhexe ka dib, halka imaaraadku wali idin maaweelinayo asagoo rajo ka qaba ama farmaajo ama ka dib inuu sharciyad u helo.

Ha u fadhiyin in carab lacagtiisa ceel ku shubo ama bad kusoo aaso.

Meeshaan aad ula baxdeen somaliland hadday la mid tahay labada dawladood oo kale imaaraadka iyo itoobiya aqoonsi dawladnimana haystaan, heshiiskaasu waa sax wax ka khaladana ma jiro.

Hadiise beel maro kasoo toloto harqaan, una bixiso callan, macnaheedu ma'ahan inay dhul soomaaliyeed ku wareejin karto dalal kale, waxaanu waa dhul waa dhaxal umadeed beel yar masuuliyadda intaa la'eg ma qaadi karto.

Aduunku boob kuma shaqeeyo masuulka dp-world asagoo snm  hor taagan yuu sheegay inuu dacwad ku furay jabuuti oo sharciga lagu kala baxayo

May xoog ugasoo ceshadaan dhaqaalihii jabuuti uga baxay?

Maxaa keenay inay maxkamad maggan u noqdaan ayagoo dhaqaale iyo diyaarad dagaal haysta?

Maradan la ag dhigay oo callanka lagu sheegay markuu waraaqaha ku saxiixayo miyuu moogyahay inuu sharciga baal marsan yahay oo beri asna lagu dacwaynayo?

Marka hore intaan heshiisba imaan ha la arko safaarad callanka snm saaran yahay sida itoobiya oo dhaxal suguhu xarigga haka jaro waraaqaha aqoonsigana haka gudoomo safiirka snm u fadhiya imaaraadka markaa ka dib la waayi maayo miis wax lagu saxiixo

Intaas ma been iyo muran baan ka ku jira walaalayaal si aan beel iyo dawlad laysugu qasin?

Dawladnimada soomaaliya oo dhan waxaa aduunka kale ka aaminsan yahay inay burburtay 90kii wixii ka dambeeyayna wuxaa loo bixiyay  (fail-state ama دولة فاشله)

Waxaana naf iyo maalba lagu bixiyay sidii wax un uga iftiimi lahaayeen

Iftiinkaa muqdisha kasoo baxay waa rajada kaliya oo dalka lagu dhisi karo ayadoo caadifadda iyo is oohinta laga gudbayo oo dadnimo dhab ah lala imaanayo

U malyn maayo in farmaajo diidayo wax danu ugu jirto dalka iyo dadkaba waa nin qalbi fiican ciyaal xamarku qofkay arkaan waa isku qabiil sidaan ku aqoon jiray.

Suldaan.

Waligaa badeeco makala degtay dekadda berbara, ama xataa ma raacday qof wax ugasoo degeen dp-world ka hor iyo ka dib?

Ma laga yaabaa dekedaad iga difaacaysaan inaan idinkaga xog ogaalsanahay dhamaantiin sma qaarkiin?

Soomaalidu waa dad nadiifa runtii haddii dhar iyo koofiyad la siiyo waxaa laga yaabaa inay ku samraan sodon sano carrabkii waa soo socdaa mushaar la'aan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

@gooni

Berbera waa saleelo, mashaariicda soo socota 2019 ayaa ka waawayn. 

Sidii M. Cabdulle Xassan... 

Caamir waa saleele, haatan anaa caymadiye,

Coomaade duulayay cadan nagaga keeneene

cirkii iyo dhulkii ayaa is qabsaday, cadhadhaqdoodi

Bal adba caqli ayaadleeday, carar maxaa dhamaa!

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.