Suldaanka

DP World's New Berbera Port Development - Ground breaking ceremony

Recommended Posts

All Somaliland flags in all shapes and styles are here on this thread now.

I am adding Djibouti flag. Tried to add new/old kililka flag and did not work. Either one or the other.

Its great opportunity for Kililka people. It might even transform the economy of the kilil. Most of the logistical work, road work, gas stations, rest areas, trucking business until railroad is built in a decade or less is expected...It all looks good.

 

Djibouti is very happy the business went to Somaliland and not Eritrea. So all in all good for the Somali people.

 

 

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Djibouti and Somaliland are one and the same it's just politics and nationality that makes us different. They are franco  valuta and we giniga ingriiska mery old London.

King Henry iyo king George 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Galbeedi,

Saaxiib, your arguments are akin to the sort of the arguments one hears from a man who lost a "bet" and therefore in effect has decided to dispute to pay-up the "money" on the basis of the flimsy "account" of saying that he never actually purchased the damned "betting slips". Even they are already in his hands.

Or as we say in Somali:

"......Nin Daad Qaadey Xumbo Cuskey......"

And in that sense, since you clearly lack the honor, or the decency, or even integrity to know when you have been disrobed in so public of a way, there really is no further need to treat your arguments with any serious consideration other than to treat them with nothing less than contempt they so richly deserves.

After all, your own freaking own words are right in here on this thread (as quoted in full by Mr Amigos). And yet, like a slippery thief who was caught on the act at the dead-of-the-night, you think you can so easily slithered away from the scene of the crime with yet more nonsense talk of saying let’s wait and see.

Wait and see, what, exactly?

The construction of the new port is about to start. The company that will do the construction of the port have already been awarded the "contract" (as of yesterday). Hence what is left to do is to hire a teeming construction folks and get the big cranes to start pounding the earth, which already will be happening on this month.

And yet here you are pretending as if this deal is still up in the air. Or as if there is still a little wiggle room for you to hide in it from the truth that is bearing down on your face.

And that truth, as I keep rubbing in it your face (with unalloyed delight, no less) is that you freaking "political unionist ninnies" took a monumental political fight against us in Somaliland. And we have defeated you even in the first contact of the skirmishes of this fight.

Similarly, we have defeated you again in the battle of the day which had followed the initial skirmishes. And for good measure, defeated you, thrice in a row, during the prolong war of this engagement which took shape in the weeks and the months of the period in which this deal was in gestation.

More to the point, all you have left with it now is to talk silly about some "unfinished business" that is yet to be had in which you only know of it. Whilst, in fact, the truth of the matter is that I am actually collecting your political dead-bodies from the field (metaphorically speaking). And in turn we are only worrying about how decently to dispose of them. 

No mate that really won't do in here. For yours is akin to coward's arguments. And in particularly the sort of tiresome arguments from the lips of a defeated and coward of a man, who to boot, lamentably, doesn't even know to how to "plead mercy" after he is been defeated and trashed in so singularly of a comprehensive way. 

Good day, mate. For you are in an absurd way really "hopeless" in so freaking many ways than I can actually do the decent honor of counting them all in here of SOL and in this sitting or in this writing. 

  • Thanks 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, gooni said:

Aaway itoobiya oo qaybtii ugu badnayd uu imaaraadku siiyay maxay dhagaxa dhinac u qaban waayeen?

Ethiopia sexeexii waa laga haya, taa ayaa muhiim ah. 

Waxa kali ah ee Ethiopia saamiga lagu siiyay waa inay 30% Import/Export u so wareejiso by 2020 dhanka Somaliland. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

DP World's latest port in is in Turkey,  Yarimca. It is a 400m deep sea port very much similar to Berbera's new state of the art port.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan

walaal Dp world jabuutina sharci baan wax uga doonaynaa soomaaliyana sharci daraan wax uga doonaynaa wax isu qaban kara ma'ahan.

Waxaan filayaa qaybtii musaacadada ama sadaqada yaa laydinku maweelinayaa waxaana ku talin lahaa in wax garadku meel ugusoo wada jeesto koofiyado dadka loo qaybiyo inay ka macno fiican tahay dadka abaaraha oo ceelal biyood looga qado miyiga

Bad la aaso iyo dhaqaalo badan oo la geliyo wuxuu u baahan yahay damaanad qaad dawladeed sadex habrood oo labo isku riyo noqotay heshiiskaad aadka wayn ma geli karaan aragtidayda.

Imaaraadkuna ma doonayo inuu niyad jabiyo dad masaakiina oo uu rajo geliyay waa dal muslina oo wax badan xeerinaya.

Waxaa ugu dhaw in mashruucaas hir galo waa haddii ay daacad ka yihiin imaaraadku, inay farmaajo dib ula heshiiyaan ka dibna baarlamaanka dhexe looga codeeyo, ayadoo layska fiirinayo faa'iido iyo khasaare wixii ka imaan kara. 

Wixii intaa kasoo hara waxaa ila macno dhaama heestii wadnahaa i dhag leh ayagoo isaga marqaama.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni  Jabuuti khilaafkooda ay  laleeyihin imaaraatka iyo ka Somaliland shaqo iskumalaha. Somaliland waxay waligoodbakutallojirtay inay maalgashayaal u hesho dekkeda berbera  shirkada bollore fransiiska ayu ina  rayaale waddahadal farabadan lagalay  iyo madaxweynesiilaanyo  xita.  Akhiruteyn heshiiski waxanu lagalay walaalaheen imaaraatka dp  world dekked  balaadhin wadda dhisid bebera coridor .ilaa itoobiya   diredawa iyo adhiis Ababa . Ganacsi dawli ah oo ay  Somaliland  kafaaido ina  caanodhacday ama cheese. Isagu gebigisuba wu  ku  fashilmay siyaasada amaanki waku fashilmay waki  gaalki  tigrayga  asmara tageerey. Oo Jabuuti ku markhaati furay isago gaalka isleh qanci  ooh daryeel  waki  qalbi dhagax gaalamadowdu u dhiibay maanta qarax ba  kadhacay baydhabo. War ninkaasi wa  faashil kayare kheyre ayu kushaqeysta mashaaricda kacuna

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
2 hours ago, gooni said:

Bad la aaso iyo dhaqaalo badan oo la geliyo wuxuu u baahan yahay damaanad qaad dawladeed sadex habrood oo labo isku riyo noqotay heshiiskaad aadka wayn ma geli karaan aragtidayda.

Wali/ilaa goortan la joogo,  Caduur dhawdhawduba uma dhaadhacsana!

  • Like 1
  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, gooni said:

Bad la aaso iyo dhaqaalo badan oo la geliyo wuxuu u baahan yahay damaanad qaad dawladeed sadex habrood oo labo isku riyo noqotay heshiiskaad aadka wayn ma geli karaan aragtidayda.

Badda la aasayo waa tan ugu sahlan, waxa ka qiimo badan boqolkiiba boqol waa technology, aqoonta, iyo "isku-xidhka" ama "shabakadda/network" ay DPWorld aduunka ku leeday. Shixnadda ka timaada China ee u socota Qaaradda Africa, waxa lagu soo rarayaa markabka kuwa aduunka ugu wayn, waxay inta Africa u socota ku dejinayaan waa Berbera. Halkaa ayaa ama baabuur ama maraakiibta yar yar uga daldalayaan dalalka jaarka. Taa ayaa aad u muhiim u ah Berbera.

Mida kale DP World waxay ka samaysatay Ethiopia xarun loogu yeedho "Dry dock" ama dekedda qalalan. Waana halka alaabta u socota Badhatamaha Africa iyo Ethiopia looga daabuli doono marsada Berbera 

5 hours ago, gooni said:

walaal Dp world jabuutina sharci baan wax uga doonaynaa soomaaliyana sharci daraan wax uga doonaynaa wax isu qaban kara ma'ahan.

Somaliya meeshay ka taliso sharcigeeda ha la tiigsato. Somaliland aduunku waa ogyahay, adna waa ka dheregsantay in Somalia waxba isugu jirin. Hadii Dastuur Federal ah samaystaan iyo hadii jarka iska xooraan, ayaga ayay u taal. 

Mogadishu cashar ku filan waa la siiyay. Laakin hadii wali hunguri kaga jiro Berbera, ardulaahi waasacan. :D

  • Like 1
  • Thanks 2

Share this post


Link to post
Share on other sites

DP World chairman says they are not going to make any more investments into Djibouti. But rather are seeking aggressively compensation both in terms of broken contract as wel as other damages. 

Surely, DP World wants to make Djibouti broke financially. 

With regards, to Berbera, DP World wants to turn Berbera into a regional trading hub.

 

 

  • Like 1
  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Suldaankow,

Inaadeer kan habowga ah ee Gedo kasoo ambadey ee Gooni la yidhaaho waa fuley dhufaanan oo waliba ciil-qaba, naxli-faqashnimo ahina ay beerka u jiifto, waxna iska celin kari waayey.

Dabadeed-na waxa uu iska dhaadhiciyey in hadal-tiris miciin uu u noqon doono iyo xag-xagasho uu "Carro Shankaroon" ladaba joogo ay wax u tari doonto. Ee waxba hadlakiisii halasii wad-wadin.

Gaar ahaan, mar haduu yahay nin aad ku leedahay, waryaa Ina-Faqashow, xiniinyahaan adeerkaa Afweyne ku eryadey ayaan kuu hayaa maantana ee hadaad wax isla heyso iskeensii.

Oo iskeensii adiga oo aan ku meereysan "Soomaalinimo" iyo "Shaadh-Diimeed" oo aad isku qariso. Intaas garta iyo "nuxur-hadal-rageed" ah ayaanu wax uu kaga jawaabo heynin, inta aan ka aheyn hadal-tiris huure-faqash ay qudhmisey in uu halkan ka shubo mooyee. 

Markaa, jawaabtiisii waxa weeye, "Carro-Shankaroon", ilaahey kasakow, ragii laha ayaa ilaashanaya, maal-gashi u doonanaya, citiraaf u raadsanaya, dunidda kula macaamiilaya, sidaa daraateed, Ina-naxli-faqash, sida isaga oo kale oo ah habow Gedo kasoo anbadey; ama mid kale oo "magan-dumar-ah" oo waliba "googarad-dumar-hoosteed" ku jira oo Xamar jooga oo la yidhaahdo Ina Farmaajo, waxba laga weydiin maayo, "mustaqbalka, maal-gashiga, sharciga, difaacista, Jamhuuriyadda Barakaysan ee Carro-Shankaroon". 

 Sidaas daraateed, intaas waa ka dhago la'yahay. Oo waa "hacoo-cows-iyo-biyo-ku-nool-ah", oo waliba ah habow ambad ah oo Gedo ugaga soo cararey "San-Bakhaarle-Kenyati-ah", oo "ugaali-ka-dhergay". Kaas Keenyaatiga ah oo ah nin kibrey oo "Inaadeertiisii Gedo joogtey kufsi-xaaraan-ah" ladaba fadhiya.

Ninka sidaas aqliga uga "nusqaaman" ayaa doonaya in uu rag dood lasoo hor fadhiisto. Isaga oo waliba kari'la in uu fahmo hadalka odhanaya: "waar orod oo inanta caarka ah ee Soomaaliyeed ee Gedo degan wax ka celi, habowyahow, ambadka ahi". 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaalayaal mudane iyo marwooyin

Doodiinu hadday tahay labo dawladood iyo sadex yaa heshiis wada galay waad ku khaldan tihiin

Heshiiskaan waxaa galay labo dawladood iyo beel waana midda keentay in itoobiya dib uga gurato codkii baarlamaanka dhexe ka dib, halka imaaraadku wali idin maaweelinayo asagoo rajo ka qaba ama farmaajo ama ka dib inuu sharciyad u helo.

Ha u fadhiyin in carab lacagtiisa ceel ku shubo ama bad kusoo aaso.

Meeshaan aad ula baxdeen somaliland hadday la mid tahay labada dawladood oo kale imaaraadka iyo itoobiya aqoonsi dawladnimana haystaan, heshiiskaasu waa sax wax ka khaladana ma jiro.

Hadiise beel maro kasoo toloto harqaan, una bixiso callan, macnaheedu ma'ahan inay dhul soomaaliyeed ku wareejin karto dalal kale, waxaanu waa dhul waa dhaxal umadeed beel yar masuuliyadda intaa la'eg ma qaadi karto.

Aduunku boob kuma shaqeeyo masuulka dp-world asagoo snm  hor taagan yuu sheegay inuu dacwad ku furay jabuuti oo sharciga lagu kala baxayo

May xoog ugasoo ceshadaan dhaqaalihii jabuuti uga baxay?

Maxaa keenay inay maxkamad maggan u noqdaan ayagoo dhaqaale iyo diyaarad dagaal haysta?

Maradan la ag dhigay oo callanka lagu sheegay markuu waraaqaha ku saxiixayo miyuu moogyahay inuu sharciga baal marsan yahay oo beri asna lagu dacwaynayo?

Marka hore intaan heshiisba imaan ha la arko safaarad callanka snm saaran yahay sida itoobiya oo dhaxal suguhu xarigga haka jaro waraaqaha aqoonsigana haka gudoomo safiirka snm u fadhiya imaaraadka markaa ka dib la waayi maayo miis wax lagu saxiixo

Intaas ma been iyo muran baan ka ku jira walaalayaal si aan beel iyo dawlad laysugu qasin?

Dawladnimada soomaaliya oo dhan waxaa aduunka kale ka aaminsan yahay inay burburtay 90kii wixii ka dambeeyayna wuxaa loo bixiyay  (fail-state ama دولة فاشله)

Waxaana naf iyo maalba lagu bixiyay sidii wax un uga iftiimi lahaayeen

Iftiinkaa muqdisha kasoo baxay waa rajada kaliya oo dalka lagu dhisi karo ayadoo caadifadda iyo is oohinta laga gudbayo oo dadnimo dhab ah lala imaanayo

U malyn maayo in farmaajo diidayo wax danu ugu jirto dalka iyo dadkaba waa nin qalbi fiican ciyaal xamarku qofkay arkaan waa isku qabiil sidaan ku aqoon jiray.

Suldaan.

Waligaa badeeco makala degtay dekadda berbara, ama xataa ma raacday qof wax ugasoo degeen dp-world ka hor iyo ka dib?

Ma laga yaabaa dekedaad iga difaacaysaan inaan idinkaga xog ogaalsanahay dhamaantiin sma qaarkiin?

Soomaalidu waa dad nadiifa runtii haddii dhar iyo koofiyad la siiyo waxaa laga yaabaa inay ku samraan sodon sano carrabkii waa soo socdaa mushaar la'aan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^^^

Intaasi waa bacaacdii faqashnimo ee aan kugu ogaa iyo qiiq-isku-qariskii "Shaadhka Soomaalinimadda" ahaa ee aad ku meereysan jirtey.

Waxaanse kaga ciil la-ahay mar haddii aanad waxba aanad ka tari karin Somaliland oo aad tahay shakhsi halkan SOL ka shubeya waxan aad tirineyso oo ah wax aan kasii weyneyn hadalkii reer hargeysa (mise, reer burco, ayaa tolow yidhi) ee ahaa:

".......Habarbaa iska haw-haw lehe heelada noo wada......"

Markaa, xaaji, iska nafis oo Gedo u dan-deg. Tan Carro-Shankaroon ah waxba lagaa weydiin maayo'e.

Sababta oo ah intaas hadal tiriska ah ee aad shubeyso hadaad Somaliland ka dhex odhan laheyd, waan hubaa in lagaa soo "matajin" lahaa waxaad yaraantaadii aad cuntey. Oo "Xabsiga Mandheera" ayaa lagugu iloobi lahaa sida liinta-qadhaadh laguugu miisayo cunta-ahaan.

Markaa saaxiib, meeshan Carro-Shankaroon ah xinniinyo-rageed ayaa lagu keenay, xiniinyona waa lagu ilaaliyaa.

Ee waxaad yeelaysaa, adiga iyo inaadeerkaa Ina Farmaajo iskeensiiya hadaad wax isla heysaan. Oo "xadka" u dhaxeeya Somalia iyo Somaliland kaalaya aad aragtaan waxa idinka soo horeeye'e. Oo waliba horey usoo "amaahda" Xiniinyo-rageed (ileyn waxaad tihiin faqash dhufaanan'e).

Hadii kale, saaxiib, Gedo ayaa kaaga baahan miciin, ee orod taas u tag. Tan Carro-Shankaroon ah ragii lahaa ayaa u talinaye'e.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.