Sign in to follow this  
NASSIR

Dardaaran a new video song by Abbaas

Recommended Posts

Aaliyyah   

adeer ilaahay ka cabso ma qaan gadhin kulaha so adiga labada ilig uun kaso taganyihiin...ina lilaah hhehhe kaftan bas

 

xaal qaado ..islaan laascaanod lagagama helo.maalin dhoweed ayaa inan aan aqaano xaas ka raadsaday waxa la yidhi war gabadh 15 jira uun lagu haya...inta gabadh dhaaftey maba la hayo oo single ah..haday xita single tahay ma istaahishid waxa tahay inan dabad ka yimid ..15 sano jir aya kugu fiican cagihiisu wax kasoo dayday ..... way ku fiicneed somaha lol

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Jacfar, ilaahay dartii miyaa..waan gartay laakin hadad abahay xagiisa usoo dhadhacdid waxaad soo kaxeesata geel iyo aduunyo...mid gacmo madhan ilaahay dartii waxba loguma biiriyo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Ari boowe cuna waa shey macaane miyaadan maqal.

 

Ninka LA aaday muxuu u tagi waayey Ceelbuur. Talo xumaa.

 

Haala: Waxaan is fahanaba waxaa jira odayaasha. Maba ka ag koco odayada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Do you know who put this video together? If so, please advice them to edit out the horric pictures of the marxuums. Diinteena prohibits in la dayaco jirka qofka Muslimka ah dead or alive. It is offensive to use these pictures for entertainment.

 

He can do a short documentary of all qarax pictures with warnings attached instead of adding them as a background to a song. Nice song but seeing the scene again iyo meed dhulka yaacan is just not appealing.

 

Dadkeena waxyaalo badan baa isaga dhex qasan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Hala, the video u posted is the one I am referring to and the guy u were asking about was myself. Abdilatif is right he is my uncle. Adeer Abdi waa I kanaa anigii ayaaba jooga SOL LOL.

 

 

P.s. Thanks haala for the compliments!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this