Dalmar1

President Gaas says ''It will only take us Puntland less than 24 Hours to defeat Somaliland's Army and retake whole of Sool''

Recommended Posts

Dalmar1   

Image result for gaas puntland

 

Garoowe - Hoggaamiyaha maamulka Puntland C/weli Gaas oo madaxtooyada maamulka kulan kula qaatay tiro mas’uuliyiin iyo Saraakiil ciidan oo ka tirsan maamulka ayaa ka hadlay suuragalnimada in Puntland ay dib usoo ceshato Gobolka Sool.

C/weli Gaas, ayaa sheegay in ahmiyad gaara ay u leedahay inay dib usoo ceshtaan Gobolka Sool, waxa uuna cadeeyay in Gobolka Sool uu uga duwan yahay Gobolada kale.

Gaas, waxa uu mas’uuliyiinta iyo Saraakiisha u cadeeyay in sumcada Puntland ay tahay mid ku jirta soo cesashada Gobolka Sool, waxa uuna ku baaqay in waddo waliba ay u qaadi doonaan sida ciidamada Somaliland looga saari lahaa Gobolka.

Waxa uu Gaas tilmaamay in ''ciidamada maamulka Puntland ay muddo kabadan 24saac ku qaadan doonin inay xoreeyan Gobolka Sool, waa haddii ay qaadan duulaan niyad leh''.

 

Waxa uu sheegay in ciidamada maamulkiisa ay ka tababar wanaagsan yihiin kuwa Somaliland, sidaa aawgeedna ay qaadi doonaan dagaal lagu xoreynaayo Gobolka.

Sidoo kale, mas’uuliyiinta iyo Saraakiisha uu la kulmay ayaa ku dhiiragaliyay inay kawada shaqeeyan dib u hanashada Gobolka, isagoo ku baaqay inay wada sameeyan xiriir iyo wada shaqeyn.

Haddalka C/weli Gaas,ayaa u muuqanaaya mid Puntland ay ku diyaarineyso dagaal kama danbeyn ah oo ay kula wareegto Gobolka Sool, wallow ciidamada Somaliland ay heegan ku jiran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
52 minutes ago, Dahireeto said:

Gaas waa bakhbakhle, beenaale. He's been coming for months. No sign of him yet.

100% agree, I don't understand the strategy of continious war dance, but no war.

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, maakhiri1 said:

100% agree, I don't understand the strategy of continious war dance, but no war.

He probably wants Somaliland to get so annoyed and frustrated to start something on its own.

 

Remember: Idi Amin Ul Dada told Julius Nyere of Tanzania "He is just like a woman talking has no power to do anything" Some 3 months later our friend Musevini was in Kampala with mostly Tanzanian soldiers but under Uganda liberation something.

War is more psychological than shooting guns.

What if he wants Somaliland to spend enormous amount of money keeping guard to Puntland that never comes?

or

Somaliland army gets tired and bored guarding and then surprise.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.