Sign in to follow this  
Aaliyyah

DIGNIIN ! Iska Jir Inta aadan u Dugaag u Ekaan *Qormo Ku Socota Dumarka*.

Recommended Posts

Xarago xanuun ma leh ayaa horey loo yiri. Dumarka isticmaala alaabtan uma maleynaayo in ay ogyihiin waxa laga qaado. Marka waxaa loo baahan yahay in si naxariis ah ay ku jirto loogu sheego inay iska dhaafan isticmaalkooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Fartuun Birimo anaa si fiican u aqaan asalkeeda & faraceedaba, warankiilo mey ku qubeysatay, yaab waayee. And as for the whitening lotions & creams ba marka maqlo waxa igu so dhacdo sheekadii the guys who married a chick who had her arms and legs whitened then on the wedding night, when she undressed thought in ay weli dhar xiran tahay, abaayo maxa waaye garantaan iga siib nooh aa ka dhacday. The poor fella thought in ay weli garan iyo buumo madow xiran tahay. !!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiye:

....laakiin floor numberkeeda qofta ma taabaneysoo hee... SUBXAANALAAH waan u qaadan waaye in ee gacenteeda tahay war nin madoow in uu nagula jiro elevetarka aan u maleynaaye walaahi dhinac yada aan fiirshay

Originally posted by * prince *:

....abaayo maxa waaye garantaan iga siib nooh aa ka dhacday.
The poor fella thought in ay weli garan iyo buumo madow xiran tahay. !!

loooooooooooool!! Wallaahi waan ka naxaa markaa arko gabdhaha jirkooda/wejigooda ku cayaaray. haddii aay sidii loogu talagalay u marsan lahayen wax ma dhici lahayn baan filayaa ee malaha aad durba cadaatiin waa aay isku wada dhamooqan.

 

Is-cadeynta meel kasta ayeey ka jirtaa oo kuma eka soomalida oo qura waxa ka darran, afrikanka, asian-ka oo dhan ka soo bilow latin-american-ka, chinese-ka, phillepinos-ka & hindida aya waxan isticmaala.

 

Asbuuc ka hor ayaan India ka soo noqday, wallaahi waa la yaabey sida aay u jecel yihiin in aay isku cadeeyaan xataa TV channeladooda oo dhan si open ah waxa ka socda xayeeysiimo ah bleaching or whitening products, shirkadaha waaweyn sida Loreal, Garnier iyo kuwa kale ayaa suuq xoog ku haysta waayo waa suuq fiican all celebrities, tv personalities oo dhan waa cadcadyihiin (bleached?) een shacabka hindidana seddex meelood labo meelod waa cali-dhuxuloow yaal madow yihiin waxay jecel yihiin in aay is cadeeyaan marka lacaga taala halka oo laga suubiyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this