galbeedi

As long as there are leaders like C/weli Gaas, Somalia will stay united.

Recommended Posts

galbeedi   

He has shown strong leadership, courage in these tough times.

He and most of us who know history understand the false narrative of " Wadahadalka Sadaqada iyo sooryada"  Somaliland and Somaalia. 

Sida uu sheegay C/weli waa faan iyo been lagu buunbuuninayo , beena loogu sheegayo shacabka.

Neither Farmaajo nor Hassan Sheikh or the Mogadishu cliq will bring or allow to dismantling of Somalia,

As long as Puntland is led by people like C/weli , who knows history, and destiny, Somalia will not disintegrate.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   

Cabdiwali gaas wuxu ka bukooday afar kalmadood. Wadahadlka Somalia Iyo Somaliland. Tukaraq waa laga qaaday. He suffered humiliated defeat maydkii ciidan beeledka puntland badh ba meeshi lagu dilay wali daadsan. Tolaayeyna soconweyday  darbiyada are closing in on him. Faysal cali warabe's comments iyo presence in Belgium consolation ha idiin ahaato. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

It is a poor quality video. I can't even understand half of the things he is talking about. Perhaps someone can explain the details and meaning. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nonesense, Nin geelliisii dhacan yahay hadal uma furna.

Markaad taada ka adkaato, baa tukale ku dari kartaa! waxaro laguma aamino karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   
2 hours ago, maakhiri1 said:

Nonesense, Nin geelliisii dhacan yahay hadal uma furna. Markaad taada ka adkaato, baa tukale ku dari kartaa! waxaro laguma aamino karo.

Gaas single-handedly silenced the most outspoken Somaliland supporter on the internet ( @Oodweyne).  I don't see anything else Gaas accomplished to warrant Galbeedi's well meaning adoration. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is not Gas per se but all the leaders who always stand for the unity of Somalia. Gas managed to put fear into secessionists and united majority of Garaad community against them after warlord ina Biixi miscalculated and attacked Puntland. I think Galbeedi has sensed Gas has humbled those who have been advocating the dismemberment of Somalia for the past 27 years are now saying " War ii geeya Farmaajo".

Share this post


Link to post
Share on other sites

The garaad clan doesn't care.for the pirate clan enclave since when do they care for them may I remember you  faroole rejected both khaatumo  and ssc  as a state.

 

As for the defunct somali state  it ceased to exist in 1991. War  meeshan  1960 bale midoobay. If.you think cabdi cawar who.We slapped.and took tukaraq from him can force Somaliland  to be ruled by Mogadishu. Galbeedi casharka kunoqo taa waad ku dhacday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Guys, in the context of the current situation, his message is to the point. 

Only a fool, the gullible public in the north and those interested with cash deals in Mogadishu would believe the propaganda called Somaliland—Somalia talks.  There were times when Somalia was just The unsecure South Central Somalia. Why would  Puntland or Southwest, Jubbaland  and Hir-Shabellr would accept the false notion of a  cash strapped tribal enclave to be any different than them. Why would they respect an old dinosaur that can’t build basic institutions for 30 years. They know they could be better if they got the hundred of millions given to them by the donors. Somaliland had the opportunity to showcase and lead when it had the chance but they blew it. 

Both Ahmed Samatar and Cali Khalid are using a false unsustainable schemes to cover their surrender to the separatists. Marka Hore Gobolada Woqooyi ayaan isku keenaynaa Kadibna Inaga OO wada socona Ayaan Koonfurta  U Tagaynaa. Faysal Waraabe was saying to Farmaajo, “ Anagu Finalkii baan Joognaa, koonfur in Ay Soo Kala Baxdo ayaan u taaganshay. Wan go’aynaafii Jeebka ayaa si ku meel gaadh ah loo geliyey.

Why would the  secessionist want to spilt blood for future unity? I don’t think so.Why would the people of Sool have to die for the false notion of preserving the doomed agenda while they can have their own region under their control. 

A freind called me the other day and told me that as long as their is Puntland, the separatists won’t go far. Waar iska Seexo oo Danshaaga qabso nimankaasa hawsha  ku Filane . 

Despite what the false and emotional nationalist of Farmaajo and company say, Somalinimo resides in Puntland.

Somaliland talks and behaves according to those it deals. If you stay your ground and calls like it is , they will crawl and beg. They have been nurtured by the TPLF and the weakling leadership of the last two leaders of Puntland. 

I do believe that this Tough Reer Mudug has what it takes to depose Ina Biixi.

You do not need a big war or huge clashes in Tukaraq were young lives could be lost  on both sides. The main campaign is political. Gaas. needs to dismantle the occupational infrastructure built on bribery, divide and conquer, and the employment of the people the Great Daraaeiish used to call “Rayid “ who used to work for the British at the turn of the century. 

By the way, a just talked to an Awdalite guy who just came from Puntland last week and will convey his message soon without filtering.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalinimo resides in garowe this is a good joke. Garowe has been so weak politically 2018. They have no voice in xamar and are cornerd abdi cawar faces election season it's nothing but election time he wants extension and reer booosaao won't give him that hagbad term is reer boosaaso

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Wuu ku saxan yahay inaysan jirin cid go'aan ka gaari karta kala goynta dhulka soomaaliyeed, taasina waa biyo kama dhibcaan.

Cod karnimada waxaa halbeeg looga dhigaa daacadnimo iyo wax qabad labadaas midkoodna kuma sifoobin.

Maalinkii la doortay dhulkii xukunkiisa ka tirsanaa, qaybo badan oo ka mida,maanta maro cagaaran yaa ka laalaadda.

Daciifinta federaalka iyo fowdadana waa abaheed taasoo la mida kaamana go'in kaamana tirsani.

Hadal qurux badan waxba ma taro mudanayaal iyo marwooyin, haddii dal lagu dhisi karana Dr. c/qaasim salaad yaa xamar ku toosin lahaa.

Aragtidayda waxaa ila haboon in qori isku dhiibkan maamulka garoowe laga gudbo, mar hadaysan dadku cod lahayn odayaashu sanadkan usha ha u dhiibaan Reer Ssc, si loo tuso inaysan dal balaaran  uga go'i karin beel riyootay.

Haddiise sidii lagu yaqaanay ay diidaan in kursigan adeer c/laahi uga dhintay cid kalana loo ogolayn, gubaabada badan haka daayeen dumarka yaysan canjeeladoodu ka gubane waa talo walaalkiin soomaaliyeed.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mamuulka puntland wuxu ku salaysanyahay mamuulka maguaartania  cali yusuf keenaniid and boqor cismaan marka boos uga mabanaana reer bariga sool. Sababto ah  meesha kama tirsana wa magacuyaal reer garowe wey sheegtan uun 

Dhulkaaase see waxba umana  qabtaan  waxbana uma Taran  as for kale  goynta 27sanadood ka hor ba la kala tegey. Meel beri hore lugu kala tegey waxlooga murmo meesha maba taal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

LOL@Stockholme Syndrome his response to Ali Khalif 

Gooni 

Beenta daa C/wali Tukaraq kaliya baa laga qabsaday iyadana dagaal baa ka socda. Federalkana sifiican buu ula shaqeeyaa ee idinku guulwadenimo baad dowlad utaqaaniin. Dowladnimadu waa sharciga oo la raaco iyo wixii lagu heshiiyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.


  • Similar Content

    • By Goosaar15
      Somalia intii ka dambaysay burburkii dawladii dhexe ee Somalia 1991 kii waxa markii ugu horeysay dawlad loogu soo dhisay dalka Djibouti gaar ahaan magaalada Carta, waxaana lagu soo doortay Cabdiqaasim Salaad Xasan sanadkii 2000.
      Magaalada Muqdisho xiligaasi waxa haystay hogaamiye kooxeedyo hubeysan oo mid waliba jufadiisa hor fadhiyo isuna qabo in uu madaxwayne yahay, waxa kale oo soo labaynayey kooxaha xoogaga maxaakiimta oo hubaysnaa ahaana awood qarsoon oo soo kobcaysa.
      Magaalada Muqdisho markii uu ka degay Madaxwayne Cabdi Qaasim Salaad Xasan ( 2000 ilaa 2004 ) waxa ku soo dhaweeyey xoogagaa hubaysan ee markii dambe isku badelay maxaakiimtii islaamiga ahaa, Al-shabab iyo Xisbul Islam, waxa sidoo kale dawladaasi oo dhaafi wayday Hutel Ramadan Muqdisho taageeray laba sadex hogaamiye kooxeed walow aanay awood lahayn .
      Xukuumada madaxwayne Cabdi Qaasim waxa ay yeelatay laba Raisal wasaare oo kala ahaa 1-Cali khaliif Galaydh, 2- Xasan Abshir Farax labadaba Alle ha u naxariisto e, waxaana ka hor yimid markiiba dalka Ethiopia iyaga oo ka cabsi qabay urur diimeedyada faraha badan ee awood doon ka ah in uu ka soo jeedo, gaar ahaan ikhwaanu muslimiin oo saldhigeedu yahay Egypt, waxaana ay xukuumadaasi qaadi kari wayday hal talaabo oo yagleel dawladnimo oo rasmi ah.
      Waxa ku xigtay xukuumadii uu gadhwadeenka ka ahaa madaxwayne Cabdilaahi Yuusuf Axmed (2004 ilaa 2008 ) Alle ha u naxariisto e oo iyada lagu xamanayey in Ethiopia wadato, waxaana lagu soo dhisay magaalada Embaghati ee dalka Kenya sanadkii 2004 .
      Xukuumadaasi waxa ay degtay Baydhabo oo ay ciidamo ku urursatay ay ka mid yihiin ciidankii maamul goboleedka Puntland oo uu Cabdilaahi Yusuf madaxwayne hore uga ahaan jirey iyo ciidamo Ethiopian ah oo badan, waxa Raisal wasaare ka ahaa Cali Maxamed Geedi, halka uu wasiirka arimaha guduhuna ahaa Xuseen Maxamed Faarax Caydiid.
      Dawladii Cabdilaahi Yuusuf hogaaminayey xoog iyo dagaal ayey ku tagtay Villa Somalia, waxaana dhacay dagaalo lagu hoobtay, dawlada Cabdilaahi Yuusuf waxa mus dambeed u ahaa dawlada Ethiopia sidaasi darteed ayey uga hor yimaadeen xoogaga islaamiyiinta ah, waxa kale oo ka hor yimid dadka deegaanka Muqdisho qaybo ka mid ah.
      Waxa dhacay dagaalo culus oo lagaga soo horjeeday in ciidamada Ethiopia Somalia soo galaan maadaama ay yihiin dal ay Somalia cadaawad soo jireen ahi ka dhaxaysay, dagaalkani oo markii dambe ujeedooyin kale yeeshay oo ay ururo argagixiso oo dano kale lihi dhex galeen, waxaa sameysmay mucaarid xoogan oo dal iyo dibad ba isaga yimid oo Asmara isku urursaday oo wadaado iyo siyaasiyiin ba isugu jira.
      Waxa is khilaafay Cabdilaahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geedi oo Raisal wasaare ahaa waxaana noqday oo uu Raisal wasaare ka dhigtay madaxwayne Cabdilaahi yuusuf, Nuur Xasan Xuseen ( Nuur Cade ) oo ay markii dambe is qabteen iyo Cabdilaahi Yuusuf oo loo arkay nin wada aargoosi siyaasadeed oo Ethiopia iska hor yimaadeen, markiiba caalamku cadaadis ku saareen in uu talada wareejiyo.
      Waxaa xigtay in la dhisay dawlad ay ku mideysan yihiin maxaakiimtii islaamiga ahaa oo uu la heshiiyeen maraykanka iyo dawladihii danaynayey arimaha Somalia xiligaasi waxaana lala hadashiiyey intii ka soo hadhay dawladii Cabdilaahi Yusuf oo uu Nuur Cade hogaaminayo waxa la dhisay dawlad ku meelgaadh ah oo wadata baarlamaan ka kooban laba baarlamaan oo la isku daray oo uu hogaaminayo Sheekh Shariif waxaana lagu dhisay dalka Djibouti caasimadiisa Djibouti 2009.
      Xukuumada uu madaxwayne Shariif hogaaminayey (2009 ilaa 2012 ) waxa ay fursad u heshay in ay haykalkii dawladnimo dhisto, diyaariso nidaam dalka Somalia kumeelgaadhka lagaga saarayo, waxaa hawlahaa gadhwadeen ka ahaa Raisal wasaare Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ku helay sumcad badan iyo Xukuumadiisii la odhan jirey ( TAYO ) .
      Murug iyo isqabsi dhacay ka dib waxa heshiis Kampala lagu gaadhay in Farmaajo iyo xukuumadiisa la rido oo xiligaasi faro baas ku haysay kooxaha argagixisada iyada oo dan loo arkay markaasi cid wadatayba, waxaana heshiiskaa Kampala Accord aqbalay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo sidaa kaga tagey xilkii, xukuumadiisiina dhacday.
      Waxa kale oo Maamulka Sheekh Shariif iyo sadexdii Raisal wasaare ee kala dambeeyey diyaariyeen hab federal ah in dawladnimada Somalia loo badelo oo maamul goboleedyo la dhiso waxaana la iskula qaatay shirarkii Garoowe 1 iyo Garoowe 2 oo mudo kooban ka horeeyey shirkii London ee dib u dhiska Somalia 2012 oo 52 dawladood oo aduunka ahi ka soo qayb galeen.
      Shirkii London 2012 waxa uu ahaa shirkii ugu horeeyey ee Somaliland iyo Somalia kawada qayb galaan waxaana ku jirey oo ahaa shirarkaasi communique keegii 26 qodob ahaa qodobkiisa 6aad in beesha caalamku adkaynayso in xukuumada ku meelgaadhka ah ee Somalia iyo kuwa ka dambeeyaa wada hadal la furaan Somaliland .
      Waxa ku xigtay xukuumadii uu hogaaminayey Xasan Sheekh Maxamuud (2012 ilaa 2017 ) oo raacaysay qariirdadii Garowe 2 ( Garoowe Two Roadmap ) oo ahaa hirgalinta nidaamka maamul goboleedyada ( federal system) iyo qodobadii ka soo baxay shirkii London 2012 ee dib u dhiska Somalia oo ugu weynaa qodobka wadahadalada Somaliland iyo Somalia, Ethiopia waxa loo arkayey cida dabada ka riixaysa nidaankan ee qorshaheega lagu socdo.
      Xiligaasi xukuumada madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud waxa abuurnayd qadiyad Ethiopia diid ah oo loo arkayey in talada Somalia ay Addis-Ababa faraha kula jirto waxaana si gaar ah saameyn u lahaa General Gabre oo qaabilsanaa arimaha Somalia oo Muqdisho fadhiyey, sidoo kale ciidamada Ethiopia iyo Amisom na taladooda wax weyn ku lahaa.
      Madaxweynihii xigey waxa uu noqday Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ( 2017 ilaa hadda 2021 ) fadhiya oo ku ololeeyey in aanay aheyn wax la aqbali karo in Ethiopia Somalia dhexdeeda ka taliso waxaana uu ku helay taageero iyo cudud weyn oo dadku siiyeen xiligaasi maadaama aad loo dareemayey culeyska Ethiopia.
      Ayaan darada dhacday Madaxwayne Farmaajo oo jooga ayaa muwaadiniin soomaaliyeed inta uu qab-qabtay Ethiopia u dhiibay oo uu ka mid ahaa Qalbi dhagax, ka dib markii xukuumadii Tplf meesha ka baxdayna waxa uu noqday garabka koowaad ee Abiy Ahmed iyo dawlada Ethiopia oo ay wada galeen heshiisyo sadex geesood ah dalalka Somalia, Ethiopia iyo Erateria.
      Xigasho hadalsame media
      Maxamed Cabdi Jaamac
      Maxamed Dhimbiil
      FG: Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan
    • By ayaanle2134
      i want to talk about a sensitive topic which is racism in the somali community which is diasppointing because the people who are discriminated because they a bit darker and kinky hair is really disappointing i mean like what the hell they fucking burned a human being alive because he was from a clan who have more of what they call african features. for those who dont know why he was burned alive is beacuase he married from a person from another clan and the people from that clan said how could a jareer an adoon marry a women from our clan. how could you burn someone alive, how could you burn a fellow somali alive even even if you dont consider him somali or some one equal to you how could you burn a muslim alive  a muslim even if he was not muslim( which he wasnt he was muslim) how could you burn a human alive he had a mother a father people who loved him just like you. just so you know here is a picture of him. here is a link to great man talking about racism(
       

    • By ayaanle2134
      first of all i wanna say that i was born and raised in hargeisa, growing i always hated how some of our people tried so hard to be arabs but what they dont know is that arabs hate somalis. i personally experienced this when i when to saudi arabia as somali people are constantly called african go back to your country. one time a friend told me about a story of him that happened to him, he came late to prayer so some him and his freinds decided to do jamac on their own and this arab guy said he would lead, so he lead but it turns his quran was poor and and the somali guy exited prayer and told him let me lead instead but the arab guy told him that he is african and cant lead him. theres more examples which i would rather not talk about enough of that and back to somaliland i think that our flag doesn't represent somali people why it looks too arab as theres the arabic language all over it instead of our own language even on our emblems its arabic and english and no somali which is very embaressing. which i wish would be changed and am not saying that we should take the shahada of the flag but what am saying is we should write it in our language or use the emblem that is on other muslim countries flags like pakistan and turkey.... i would like you to post alternative flags somaliland should use. here is mine