Sign in to follow this  
nuune

Aduunya wareersan

Recommended Posts

nuune   

Nin Socoto ahaa, ayaa markii ugu horreysay booqday Yurub, wuxuuna fariistay Beer weyn oo kuwa lagu nasto ah, oo ku taalla "London". Wuxuu la yaabay qaabka ruux dhallinyaro ah oo meesha marayay. Qof weyn oo agihiisa marayay ayuu weydiiyay, oo uu yiri "waar ruuxani meesha marayaa, ma wiil baa mase waa gabar?". Qofkii ayaa ku jawaabay:" "wiil ma aha ee waa gabar, aniga ayaana dhalay!.." Ninkii socotada ahaa ayaa yiri "waan ka xumahay, iga raalli noqo, ma aanan moodayn inaad adigu tahay Aabihiis". Qofkii ayaa ku jawaabay "maya, anigu ma ahi aabihiis ee waxaan ahay hooyadiis!".

 

 

Duunya aan la kala garaneyn ragga iyo dumarka anagaa markii horeba imaaney oo gardarrada iska laheen smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sxb...Soomali laga aradanyahay ma jiree..halkuu warka u socdo ayaa la doonayaa....garanay nin baa yiri addunyo aan rag iyo dumar la kala garanaynin, haddaase weeye su'aashu!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this