Che -Guevara

Ahmed Samatar in Tukaraq

Recommended Posts

Dagaalku wuxu ka mid yahay waxay gaaaladu ugu yeesdhan human nature. Ama wax  dil ama halugu dilo. Waxa jira mar la dagalaamo iyo mar nabbad la qaato. Somaliland waxa ka goaan inay xuduudeeda tagto af iyo adin iyo qori intaba waalugu difaacaya. Tegista geedka yoocade anagu dagaal waan soo aragnay. Qixi adeerka afweyna waaganu eryanay. 

Beesha budhcadbadeedka ku takhasuusay haday dhulkooda ku eekadan anagu waxba yeeli mayno anaga dhulkyaga ma Sheegan karraan haday se sheegtan dee garowe banu qabsan. Maxay samayn marka ma itoobiya bay u  cabaaho tegi doonan

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xaaji

Geedka yoocadu waa garoowe somaaliduna waxay ku maah maahdaa dad iyo duurba waxadan ka filayn yaa kaaga soo baxa siiba markaad dad iska hurda kalida ul kaga taabato.

Amay snm ka qaadaa wax badso wax beel keentaa?

Saaxiib mowduucu meeshaa ma'ahan

Waxaa aad iigu adkaatay inaan fahmo professor samatar lacagtii uu xoogiisa kusoo shaqaystay iyo dhididkiisa oo qurbuhu jusoo wareeriyay, yuu ku dagaal geliyay snm si ay u daadiyaan dhiig dad kaloo soomaaliyeed.!!!

Waliba qalbigiisa  gacanta saaraya oo qiiraysan, aduunyadaan ninkii sii jooga wax ka yaabiya waayi maayo.

Reer boorama waa dadka soomaalida ugu fiican uguna dulqaadka iyo nabadda jecel waxaa laga yaabaa ayagoo la dulmay inay samraan

Taa bedelkeeda ilaahay wuxuu ku abaal mariyay inay ku noolaadaan meesha soomaaliya ugu nabadda iyo aqoonta badan  الهم زيد وبارك

Markuu ku dooda waxaan kasoo jeedaa gobolka awdal, xumaan kastuu sameeyo isla markiiba way masaxmaysaa outomatically.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

21 sano bay laboboqol oo kilo mitir Jeegaant soo guurguuranaynayeen hadana labo bilood bay dagaal sugi la'ayihiin xDxD. Dagaalka markaad rabteen baad soo qaadeen, kuwaana markii ay rabaan bay qaadi. Ma aha markaad idinku rabtaan. Hadii aad dagdagsantihiin idinku bal sii hormara oo Yoocade taga. Hadalku waa dhanyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow Samatar is a nobody both in somali politics and in the eyes of average somali. let us not overblow his status. he lost all credibility he had long ago. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.