Sign in to follow this  
Showqi

Can you spot: game

Recommended Posts

Showqi   

111479538.jm8zkLcI.img2072pb.jpg

 

 

In this picture can you spot the following Items:

 

Dacas

Dambiil/Salad

Dhiil/Haan & Saab

Balanbalo

Nacala abuukto

 

 

P.S. nacala abuukto cay ma'aha halkan, ee waa shay,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Neumann   

Are we expected to reveal it, or just to see if we can spot it?

Originally posted by Showqi:

Dacas

Done. smile.gif

Dambiil/Salad

Can't find it. :(

Dhiil/Haan & Saab

Done. smile.gif

Balanbalo

What's that? :confused:

Nacala abuukto

How dare you!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Showqi, dadka waxaan oo kale la weydiiyo in aa baratid waaye...

 

Qowdhankaan JB ayaa rabtaa in uu kaaga jawaabo "nacala abuukto" lol Balanbalo aniga xitaa sidaan kusoo xasuustay ilaah aa og lool hadaladii suuqa siigaale aan soo xasuustay...

 

laakiin maxaa is ag dhigay dhiil/haan iyo nacala abuugto lool... jini aa tahay adi

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Aar qawdhanow ,, :D dee niyow ,,,, iga wale ,,, yaah ...nacala abuukto.... af qawdhan ma ahan... laakiin ,,, balanbalo waxay u egtahay ....waab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^I think in laga wado dhalada yartaa ah ee subaggu ku jiro.

 

Ismalurto, haddaad aragto af-soomaalii ka duwan kii xaafadaada looga hadli jiray, ha u qaadan inuu qaldanyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Maaddeey waa khalad ma dhihin i just said afsomali baa meesha yaala, meaning a variety and funny Somali.

 

Dhalada subaga ku jirto waxaa la dhaha jubad amaba dhalo subag ku jiro uun iska dheh. Ereyga kale sounds nasty.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhalooyinkaas qaarkood waaba dhalooyinka dhuceyda la dhihi jiray. Mise kuwa kale waaye. Ar kuwii xaafadaha ku qeylin jiray soo xasuustayba, oo dhalooyinka dhucey raadin jiray. Cod qaas ku qeylin jireen...

 

Waxa kale aad ka tagtay oo aan arko waa kuul.

 

Maan, I miss the colourful gudniinooyinkaas iyo their equally colourful garbasaaro. Dhaqankeena kuwa ka tirtirmay ayee ka mid yihiin.

 

Cunuga soo horeeyo muxuu gacanta ku heystaa? Xanjo, ninac mise waa jalaato waxa?

 

By the way, meeshaan meeshee ku taalo yaa sheegi karo. Hint: It is not in Xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this