Allamagan

Nomads
  • Content Count

    3,070
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Allamagan

  1. Maadeey warkiisu waa cadyahay, TFG cid kawareysaneysa malahan xal wuxuu u arkaa niman an dalka & dadkaba dan kalahayn oo dano kale iyo 3rd party kale u adeegaya.
  2. Mashakilka waxa weeye dadkii (xafadaha) dhexdooda ayeey ku dagaalamayaan, qaasatan alshabaabku.
  3. Waa sheeko, illaa amanunki ayey sidaa lahaayeen...
  4. This is not new as it happens everywhere people filming their orgies inside and outside somalia, but whats worth to know is how Somaliland deals with that as preventive measure. If they dont conviscate all the tapes soon there will be DVDs out with the title: Somaliland Khat Bang. These guys they do profit from their raaxo. Checking if he has AIDS would be good too
  5. loool@NGONGE's wax fahma!!..his all-the-time sticking-plaster approach of JB's gaffes... Originally posted by Som@li: Rot in hell, :mad: He should be brought to Somalia to face justice, for those freedom fighters he used to suppress. Exactly..!
  6. Tartan xaasidnimo ku saleysan oo u dhaxeeya shirkadaha u abaabulan qaabka qabiil ee sheega in ay ganacsi horumar leh dalka ka hirgaliyeen ayaa shacabka marasta ah ee dagaalada, abaaraha iyo dhibaatooyinka kale ay la dageen waxa ay ka kulmeen caqabad balaaran. Shirkadda Dahabshiil sida ku xusan profile-keeda waxaa ay dhaq dhaqaaqa ganacsi bilowaday 1970-kii waxaana mudda badan ay ku shaqeyneysay nidaam qarsoodi ah oo aan sharci aheyn, laakiin wixii ka danbeeyay burburkii ayey la soo shaac baxday dar dar xoog leh. Soomaalida dhexdeeda waa arrin iska caada ah in lagu arko qorshaha ku dhisan qabiilka iyo qabiileysiga, waxaana shirkadan ay mudadii ay jirtay dhex maquuraneysay nidaamka ku saleysan qabiileysiga, wallow ay dhanka kale ay gacaan saar la leedahay sirdoonka caalamka. Walaac kii ugu xooganaa waxa uu la darsay Dahabshiil bartamihii sanadkan kadib markii Shirkada Hormuud oo ku caan aheyd bixinta adeegyada kale duwan ee telfoonka ay Dalka geysay nidaam dunida laga adeegsado kaasoo ah Mobile money transfer, waxaana adeegan culeys uu ku keenay adeegii xawaaladeed ee Dahabshiil. Soomaalidu waxay tiraahdaa Bahal Ceyriin ma daayo nina caadadii ma baajo, taasoo ay uga gol leedahay Soomaalida in aanu Shaqsina dhaqankiisa is doorineyn, Shirkad xawaaladeedkan waxa ay ka baxday nidaamkii ku saleysan tartanka dhaqaale, waxaana ay magansatay awood beeleed. Axmed Cabdi Aw-Max’ud Godane waxa ay heeb wadaag yihiin madax sare oo ka tirsan Shirkadda, waxaana taasi ay fududeysay in Waraqad digniin ah ay ka soo saarto kooxda Godane adeegii Hormuud ee Mobile Money transfer oo shirkadaasi ay uga magac dartay “ZAAD” oo afka Soomaaliga marka loo rogo ah Sahay. Warqadda kooxda Godane ay ku diiday isticmaalka adeega ZAAD ayaa waxa ay soo baxday bartamihii bishan waxaana ku xardhanaa erayo ay ka muuqdaan dagaal qabiil iyo nidaam lagu difaacayo dano beeleed isla markaana beel kale lagu curyaaminayo, waxaa lagu xusay warqadda in adeegaasi loogu shaqeeyo Maraykan ama Yahuud isla markaana la farayo shirkadda iyo macaamiishaba in muddo ku siman 3 bilood ay ku soo afjaraaan adeegsigiisa. Hadaba aynu Eegno xiriirka Sirdoonka Caalamka iyo Dahabshiil Xogo la helay waxa ay sheegayaan in Shirkaddan ay ka talaabtan sharci ahaan nidaamka xawaaladaha caalamka loo jaangooyay, kaasoo ah in xawaalad aanay awoodin kala gudbinta in ka badan 2 Milyan oo Doolar, laakiin shirkan waxa ay xawishaa lacagaha ay adeegsadaan sirdoonka Caalamka kuwaasoo cadad ahaan aan la qiyaasi Karin, waxaana taasi ay muujineysaa in xiriir adag oo ay sirdoonka la leeyihiin inuu jiro. Dhanka kale shirkadani waa tan lagu xawilo lacagaha madax furashada loo siiyo burcad badeeda caalamka, waxaana taasi sahlay shirkadda oo gacan saar la leh mukhaadaraadka aduunka sida kuwa fura wada hadalada u dhaxeeya burcad badeeda iyo milkiilayaasha Maraakiibta la qafaasho. Dad badan oo isticmaalka adeega ZAAD ee Hormuud la jaanqaaday waxay eedeyn aan ka fiirsi laheyn dusha uga tuuraan kooxda GODANE oo ay la tahay iyagu in ay iska maageen shirkadda Hormuud isla markaana adeega ZAAD ay iska joojiyeen, laakiin waxaa hareer marsan shacabka in yabooh lacageed oo balaaran in la siiyay kooxda, isla markaana uu jiro dhalasho iyo qaraabo-nimo hoose. Oo ka dhaxeysa kooxda iyo Shirkadda Soo shaac bixii talaabada lagu soo saaray amarka lagu diiday adeegii ZAAD waxa ay noqotay furaha soo ifbixidda xiriirka ka dhaxeeya Shirkadda Dahabshiil ee magaca ganacsi huwan iyo kooxda Godane oo iminka ka dagaalanta guud ahaan gayiga Soomaaliya. Waa suurta gal in dad badan oo macaamiil lalahaa shirkaddasi isla markaana ku keedsan jiray lacago in ay ka aamin baxaan sabab la xiriirta iyagoo cabsi ka muujnaya in lacagahooda ay ka mid noqdaan kuwa lagu hurinayo dagaalada ka socda Dalka ee marasta lagu dhibaateynayo. Inkastoo shirkada ganacsi oo badan isla markaana maalka shacabka ku taajiray la aaminsanyahay in ay ku lugleeyihiin dhibataada dalka ka socota,hadana tani waxay noqotay tii ugu horeysay ee cadeyn buuxda loo helo isla markaana ka ganbanweysay laablakacnimada ku dhisan awooda qabiil. Aragtida Qoraalkan - Dr. Warsame Ali (Fiisiko) - fiisiko_warsame@hotmail.com .: isha :.
  7. I dont believe a word of what these guys say, Alaha u naxariisto masaakiintaa.
  8. Rageedi, we welcome. Hopefully there will soon be branch offices in Puntland and Sland.
  9. Walee rag aan ogahay maxaay Barre ku qarwaan....hadday ka adkaan waayen daaye banaankoda ha ka caytamaan.
  10. Originally posted by Xaji_Xunjuf: War maxay doonayaan Xaji, waxay doonayaan in lawada qayilo
  11. ^You never know what's in store for most of somalis, rumor has it that the guy has his sight on the next presidential election. Waraa ku moog!! Anyway, Yusuf Garaad is a controversial figure, however, no one can deny that in terms of moderation and the quality of this service is far better off compared to his predecessors approaches.
  12. ^Ninkan waa u ka sareeya waxaan meesha la joog-jooga oo dhan, gacan ayaa loo taagay, hadday maanta jiiro ku heleen maxay kugu taala berri ayuu jiiro kale ku sugayaa....checkmate! Wax ka raayey ilaa hadda Yeey ayaa jira oo banaanka ku soo gamay, Yeeyna wuu gaaaday ninka berrigaa.... jeebkisuna ma fiicnayn
  13. Xariif Xassan is wrong this time and is gambling away all of his xiniinyo by sticking to his secret voting, a move never happened in previous times incl. Galaydh's era. On the other hand it looks like that XAriif Xassan wants in wax loo soo tuur-tuuro xilibaanadiisa oo dhowr bilood qatanaa bilaa mushaara busaaarad xumina aay hayso u rabaa in Sh shariifka wax loogo soo gooyo ileen PM Farmaajo wax uu u tuur-tuuro ragaan mahayo’e madaxweyne Shariif ma rabo inuu jeebka gacata gesho halkaa weeye meesha la isku mari la yahay si kastba arbacada waxaa dhici karta tii budhka iyo feedhka la isla dhici jiray haddii midkoodna ka soo debcin meesha aay taagan yihiin.
  14. Originally posted by Cabdullahi-Kaafi: quote:it’s an embarrassment to the author and the university... Correct Ayoub! waan yaabay anigu. Oo waxaa oo kale hadii Masters lagu qaato in some US universtities, maad waa hore ii soo sheegtid, 16 baan qaadan lahaa with my SOL cantarbaqash alone. Adiguna wad ku biirtay sow mahan! adunyooy noocya badan!
  15. ^lol@ his sharp sakiin to slice that soft cheese. In that case he doesn't stand a good chance of avoiding it, unless he develops a hard shell that he can move his head and legs into for protection like that of a tortoise. And I am confident he would do that very soon
  16. ^ I hope he rot in jail but I suspect he will soon be out. There will be some sort of arrangments btw Saudi Arabia and UK. By the way, I hate this minion & submissive mentality that many black people have by nature. From the slavery time to modern times they seem not to have learned their lessons, still the same... no even passive resistance (the sligthest resistance), its like they just doing what they were programmed for. Black man Illaah aa u maqan! His trial at the Old Bailey sent a strong message that a Saudi prince and a pauper are the same in the eyes of the law in Britain, and that British justice is superior to the Saudi court system , which claims to uphold Islamic standards. Very true!
  17. PM Farmaajo knows that somali affairs require a great deal of patience. At least Sharif Sakiin is showing the people his evilness.... All will be good!
  18. ^ Alloow Ale, warya caqligaada isticmaal. Haddii al Shabab timaado yaa kaaga futoxun ayad u malaneysaa? Dont you know that Somaliland is on the same boat as the TFG? According to Al Shabab manuals, the minute Al Shabab overuns the TFG and 100% takes over all the southern regions is when it automatically triggers the countdown to the demise of Puntland and Somaliland. So instead you should work with the TFg and pray for peace down there. Think outside the box, boy!
  19. The truth is that these guys criticizing Farmaajo have been very selective in their pick-and-choose approach. Their eyes only see the news they looking for. An insult to their intelligence indeed!
  20. ^ ha ku darsadee u daaya niyada ka dhistee Blah blah you ignorant lot, you talk like you write history as you wish by mixing hate with jealousy. All your rantings here are irrelevant, this guy made history so you better go and reflect on that history. And please make a favor for yourself and try to deal with your strong sense of inferiority you displaying here all the time, I am sure there is still hope and light at the end of the tunnel. @Jimcaale, ma maqli jirtay tuug intadan tuug dhihin ayuu tuug ku dhahaa! dont play saint here adeer... waanu is naqaana
  21. Guys, NOT all somalis are minjo-baastayaal like yourselves. The guy in the middle CAN be a somali and more somalier than anyone here. Panic joojiya!