Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Taleexi


  1. I would suggest that we see trees from the forest, at least for once. In my eyes, this kid has no clan... we can speculate all we want but what happens in Garowe will sooner or later impact Buroa and in all other cities. The moral of the story is combating with our common enemy in unison. Hence, I'm just setting the record straight even though SLers hate my region and its people with passion.


  2. walaalkis;914943 wrote:
    why is there so much worry in lalaland recently ?

    Sababtu waxay tahay waxay ogyihiin wixii dhacay lixdankii, oo markii laysugu tegey Muqdisho - Reer koonfur habaar beenta iyo afmiishaarnimada siyaasadda ku qaba baa waxaa wax la wadaagay kuwo reer waqooyi ah oo yare xishoonaya, isna dhowraya.. Sidaas darteed maadaama lagu khasban yahay in laysla joogo Siilaanyo waa inuu ummaddiisa oo dhan generalo ka dhigaa , to me it makes a perfect sense, at least when they arrive in the capital they will not be under represented. I just conversed Khatumo leader over the phone and I pleaded to him inuu dallacsiiyo macaa caruurta jidadka ku ciyaarta, oo calal aqalla isbatoore ka dhigo. Bililiqadan ciidan waa in laga wada qayb qaataa!


  3. Aaliyyah;914969 wrote:
    Narniah you make sense but some of us call eedos kids ilmo adeer. We keep it simple lol..

     

    Haatu your habaryars kids are your habarwadaag. Casharku xaguu kaa maraya.

    Malaa saaka Coffee maad cabin - Goorma iyo goortee bay caruurta eeddadaa dhasho ilmaadeer noqdeen. Malaa Canada iyo Maraykanu waa kala dhaqan!