Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Taleexi


  1. Killing students indiscriminately on the streets of LA, running military vehicles over children and burning them alive in Kalshaale and last but not least raping a teen age girl in the outskirts of Xudun and then murdering her is just a war between two waring groups, Eexda garanaye anshixii maxaa ku dhacay - Your verdict was read loud and clear cause it takes into account all the aforementioned tragic incidents.


  2. Wadani;914501 wrote:
    There were a few battles, but they were between snm and pro-kacaan clans. Snm never engaged in killing of civilians on account of their clan. All ilma-jabarti were forgiven, this is documented history. We forgave, even though we suffered worse than the usc, with hargaysa and burco being bombed to the ground. I think we deserve some credit for this gobanimo.

    Till this day, your militia is raping and maiming innocent people of Kalshaale, LA and Xudun - I really commend and applaud your ongoing systematic ethnic cleansing in the north. God bless Duriyadda. None of us will have his way until our recent past is acknowledged completely.


  3. Oodweyne;913932 wrote:
    A_Khadar,

     

    I have you know that this khatumo scam will be laughing stock long before somaliland is in danger of becoming yesterday reality. Hence it is pity that you have misunderstood how that famous poem is really applicable to you since your project is much likely to be the sort of stuff that are first candidate for the dustbin of history. ..
    :D
    :D

    How many years baad lahayd sheekadan, sheekadaasi waxay aadaysaa dustbin, dhegahaaga iyo maskaxdaadu islama shaqeeyaan baan u gartay :)

     

    I think people's time shouldn't be wasted such events.


  4. Marxaladdaad ku jirtaan waxay i soo xusuusisaa sheeko xariirtii Soomaaliyeed ee ahayd: Beri baa nin fulay ahi gabadh guursaday, nasiib darro ninka muuqaalkiisa, muruqiisa, iyo fulaynimadiisu isma lahayn, habeen habeennada ka mid ah baa tuug u soo dhacay isaga oo marwadiisii gosha kaga jira, haddiiba sanqadhii noolaha guriga soo galay lagu soo kacay, xaaskiisii baa kula faqday war tuuggu TV-gii qaaday, markaasuu ugu jawaabay naa anigaa jac la maagane i sug, markaasay haddana kula faqday oo daahiina furaye, markaasuu ugu jawaabay naa anigaa jac la maagane i sug, sidaas buu tuugii gurigii ku rartay, markuu bannaanka u baxay ayuu ka dabaqayliyey oo ku dhawaaqay Alla tuuga, tuuga qabta, markaas buu intii alaabtii daadiyey naftiisa la baxsaday, the moral of the story, ma saas oo kale baad rabtaan marka Siilaanyo qabriga ku rido SL inaad tidhaahdaan Alla qaranimadii waa taa !


  5. Oodweyne;913810 wrote:
    Taleexi
    ,

     

    Adeer, sheekaddu, dagaal uun maahe ee bal waxaad eegtaa in aaanu sikale u rogi doono
    :D
    Taa waxaan uga jeedaa caro Dhul-bahante waxa laga yaabaa in ay adiga kuu tahay mid adiga kuu gaar ah, hase-ahaatee, aniga iyo inta Somaliland amminsan waxa aaanu qabnaa in aadan naga xigin, oo walee iyo bilee in aanan anigu qabin in
    Buuhoodle
    uu iga xigo nin kale.

     

    Markaa, adeer, waan kuu hubaa in aan soo xero-galinta inta ka maqan Somaliland sida Xudun iyo buuhoodle, iyo waliba, magaaladaa taariikhiga ah ee Taleex, aanu dagaal ku iman doonin, laakiin ay ku iman doonto si isqancin ah iyo geedka hoostiisa oo aanu ku dhameysano inta mugdiga fudud ah ee nadhextaala. Markaa, adeer, hays odhan dagaal baa kugu soo socda ee bal meelkale wax ka eeg, yaa xaaji..
    :D

    Horta haddaadba yare dareentay qori cidna laguma khasbi karo Khaatumo seeg ma tihid :), teeda kale waa maxay sababta qaranka Somaliland ula hadlayaa dawladda Muqdisho, miyaanad 20 sano iyo siyaado u sheegayn shacabka Ngonge, JB, Alpha, XX leh inaan cidna loo joojinayn :)


  6. Waa hagaag Oday. Dadaalka diyaar garowga waa sii wadayaa, kaabiyada dhaqaale waa sii xoojinayaa, ha'yadaha dawladeed ee maamul goboleedka waa sii dhisayaa dabadeed kolka waqtigu saamaxo waa is herdiyidoonaa, arkina doonnaa in Duriyaddu carro Dhul-bahante colaad la'aan ku faanfaanido :)


  7. Waryaa mudane Oodweyne, kuwii nabad diidka ahaa, ee marna la oran jirey SSC, markii danbena la baxay maamul goboleedka Khaatumo, waa adigii berigii saddexda bilood u qabtaye maxay la soo taagan yihiin?, maxayse u qalin daarayaan geedi socodka qaranimada Somaliland?. Ku mahadsanid cantarabaqashkaad soo wadid.

     

    Tu san,

    Taleexi.