
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
MUSHARAXINTA MADAXWEYNANIMADA SOOMAALIYA ( The whole list)
Jacaylbaro replied to Juje's topic in Politics
Haa, already calooshu way u buuxdaa isaga markaa waxba ma cunayo ,, -
Waa la arkaa uun ta qaranka ee lama dhegeysto ,,,
-
Marka laga badiyo waa sidii shaydaan la naaray oo kele ,,,,
-
Looks like inuu baxsaday ,,,
-
Originally posted by Allamagan: Sh Sharif is acceptable to majority of the somalis and could make good president if given full support. majority of the somalis waxba ma doorato ,, it is a group of criminals and warlords labeled as MPs ,, and you already know cidday keenayaan ,,
-
THIS GUY Looks DQ ....
-
Salaanta Qaranka ayaan idin salaamay ,,,, I mean Qaranka Somaliland hada ,,,
-
The Morgan's nickname was Cabdi Bile last time i remember ,,
-
MUSHARAXINTA MADAXWEYNANIMADA SOOMAALIYA ( The whole list)
Jacaylbaro replied to Juje's topic in Politics
Farabadanaa ma jin baa ,,,, -
NEWSWEEK: A Dying American Town is Revived by Somalis
Jacaylbaro replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Originally posted by LayZie G.: ^waxa ay better ku yihiin in "far far places" ma-aha wax adiga kuu yaalo ya foreigner. Taada kasoo bax and leave dadkeena to attend to their business. Adiga sowtii la is waydiinayay inaad soomaaliyad tahay iyo inaad xabashiyad tahay .... -
loooool@seek mirqan till china ,,,,
-
Waar ninku indho adakaa ,,,,,,,,
-
Markaa waa kii ugu lacag bata sow maaha ?? ,,
-
(Somalilandpress) – Reports from the Somali region of Ethiopia says Mr. Mohamed Siraad Doolaal, an ONLF leader was killed after the Ethiopian forces attacked his base in the region. In an interview, Abdi Mohamoud Omar (Abdi Iley) said a local security forces with the ethiopian military forces attacked ONLF bases in the area where Doolaal was killed and brought his body to the town of Godey. “We managed to attack them and kill their leader because of information submitted by the local residents” said Mr Abdi. “In his pocket, we found two passports of him, one British and one Eritrean” he added. Mr. Abdi said they also got other documents and photos of the organization. Mr. Abdi also said they captured another ONLF leader whose name is Dhabuuke. He told the reporters that there are others died during the operation but he did not mention their names. There is no official statement from the ONLF regarding the issue.
-
I'm not sure about the cost but here is the list of their courses: Masters Diploma in computer Applications Advanced Diploma in Computer Applications diploma in Information Technology Diploma in RedHat LINUX Administration Diploma in Multimedia Diploma in Computer Aided Dsign (AutoCAD) Diploma in Hardware/software maintenance & Networking Diploma in Web Designing Diploma in Client Server Technology 3D Studio MAX4 and 3D Studio VIZ3 Diploma in E-Business Diploma in E-Finance
-
Hargeisa (Somalilandpress, Jan 18th 2008) - The Royal Tech Institute has officially opened its doors in Hargeisa, the capital city of Somaliland today. A ceremony held in Imperial Hotel attended by the Deputy Education Minister, representatives from Hargeisa University and other government officials, the institute management announced the inauguration of the institute for the first time in Somaliland. The Institute was first established in 2005 in Sana’a, Yemen and it is now extended to Somaliland. Royal Tech is affiliated with three well known and reputed institutions that are: Malipal Institute of Cmputer Education (MICE), Karnataka, India ItesGrads in Germany Appin Knowledge Solutions, Texas, USA Royal Tech is a training and education institution that provides quality learning in all fields of computer/ICT each at the level of Diploma, Advanced Diploma and Masters diploma which means that all types of computer science and ICT courses are implemented under one roof. This will enable Somaliland students/professionals to study in their home country and at the same time get internationally recognized diploma issued by MICE. The institute said they have the capacity of providing computer classes to more than 200 students in a day in the main study center.
-
Xukuumada Cusub ee C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa waxa soo Food saaray Bur Bur iyo Kala Yaac ka dib markii Golihii Wasiirada Qaarkood ay markiiba Is Casileen, Faroole ayaa la sheegay in la Laftigiisa laga Yaabo inuu Is casilo ka dib markii uu Gar waaq saday inuu dhaqaajin Karin dawlada uu Hogaamiyo Haatan. Dr Saleebaan Ciise Axmed ayaa oo ahaa Ragii la Loomayay Faroole ayaa Xalay waxa uu Madaxwayne Faroole u Magcaabay Wasiirka Kaluumaysiga Puntland, Laakiin Saleebaan Ciise oo Kulan wareed ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa sheegay inaanu Marnaba Yeelayn Xilkaasi loo Magcaabay, isaga oo taasi sabab uga dhigay inay Dawlada Faroole tahay mid Gaabis ah. Dr Saleebaan Ciise Axmed oo Khadka Talefoonka ugu warmay Radio LaasqorayNET ayaa si Cad u sheegay inuu xilkaasi Loo Magcaabay aan sinaba u Yeelayn isla markaana uu Go"aansaday inuu is Casilo. Mr Xagal Toosiye ayaa xusay in Dawlada Faroole ay u Muuqato Mid aan Cadaalad iyo sinaan ku dhisnayn isla markaana shakhsigee ka dhex Muuqdaa uu la Qaybsanayo Xumaanta Xukuumada Faroole. Sidoo kale Warar dheeraad ah oo hata na soo gaadhaya ayaa sheegay in Nuura-Diin Aadan Diiriye oo isna ahaa Musharax uu Faroole u Magcaabay Wasiirka Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga, dad War Gal ah ayaa soo sheegaya in Nuura-Diin uu xilkaasi Gabi ahaanba diiday isaga oo xusay inaanu ka Mid ahayn Xukuumada Faroole. Dhanka kale General C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir oo isna ka mid ahaa Ragii si Adag ula Loolamay Faroole isaga oo Wareeg sadexaad soo Gaadhay ayaa isna Faroole u Magcaabay Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose, waxana jira Warar sheegaya inuu Isna Arinkaasi Ganafka u dhuftay in kastoo ay hadana Jiraan Wali Kulamo ay Leeyihiin Isimada Reer Sanaag iyo Gen-ku.
-
No i don't remember the name of the song but it is always sang during the national days here. I used to hear it when i was young too.
-
Marka hore waa wax shanta (5) Somaliyeed ku farxaan in Dalka Somalia xoog iyo xabbad looga saaro Cadowga Itoobiya oo shan boqol (500) oo sano dagaal cad ku hayay Diinta Islaamka ee Geeska Afrika kuna taamayay sidii uu u wada qabsan lahaa dhulka Somaliyeed. Guushaas weyn ee laga soo hooyay cadowga waxay u baahantahay talo iyo go`aan aad looga baaraandego si loo dhiso dawlad dhab ah oo matasha dadka iyo dalka Somalia una horseedda nabadgelyo iyo horumar lagaga badbaado dhibaato dambe. Ummadda Somalia waxay 19 sano ku jirtaa dil, xasuuq, macaluul, burbur, barakac iyo kadeed nololeed oo aan hore loo arag xaqna ahayn in la mariyo. Dhibaatooyinka laxaadkaas leh waxaa toos uga mas`uul ah Siyaasiyiinta iyo dagaal ogayaasha Somalia oo aan marnaba dadkooda u oggolaan inay dhistaan dawlad ay iyagu leeyihiin oo ka talisa wanaagooda. Waxaa markasta fursadaha qaaliga ah ee dib-u-heshiisiinta looga qaadaa xukuumado iyo baarlamaano lagu magacaabo “Sal-ballaar” oo ka kala socda 5ta Somaliyeed ( Somalia , Somaliland, Jabuuti, Somali Galbeed (Itoobiya) iyo Waqooyiga Bari ( Kenya ). Kooxaha ku jira “Sal-ballaartaas” ee kala socda Somaliland, Jabuuti, Somali Galbeed (Itoobiya) iyo Waqooyiga Bari (Kenya) cidna ma matalaan, awoodna uma laha inay tagaan dalalka iyo gobollada ay sheegtaan inay matalaan. Kuma laha Somalia meel laga soo doorto mustablka. Waxay halkaas u tagaan oo keliya inay fushadaan dano gaar ah. In badan oo ka mid ah kooxahan waxay dadka iyo dalka Somalia ka galeen qiyaamo-qaran iyo dembiyo culus iyaga oo ka qaybqaatay ku soo hoggaamintii Somalia Cadowga Itoobiya ee geystay dhibaatada laxaadka leh una adeegeen intii uu dalka hastay. Waa danaystayaal aan ka naxayn masiibada ku habsatay ummadaas. Dhammaan wasiiradii iyo xubnihii baarlamaanada ee loo dhisayay Somalia laga soo bilaabo 1991 kana kala socday Somaliland, Jabuuti, Somali Galbeed (Itoobiya) iyo Waqooyi Bari (Kenya) waxay hagardaamo, maro-habaabin, jaah-wareer siyaasadeed iyo lugooyo ku hayeen Somalia kana lumiyeen fursadaha is-fahamka iyo dib-u-heshiinta ay Somalia ku dhisan lahayd dawlad ay leedahay oo u horseedda nabadgelyo iyo horumar. Waa arrin la yaab leh in kooxo aan cidna matalin oo dulsaar ah ay ka tirsanyihiin awoodna ku leeyihiin xukuumadda iyo baarlamaanka Somalia sida ay raabaana uga hadlaan waxay rabaana ku kacaan. Haddaad eegto xukuumadaha iyo baarlamaanada Somaliland iyo Jabuuti kuma jiraan xubno ka socda Somalia, Somali Galbeed iyo Waqooyi bari Kenya waayo waxay gef weyn ku tahay qaranimadooda in dad aan u dhalan ay la qaybsadaan dawladnimadooda kana dhigaan dal iyo dawlad aan la kala lahayn sida Somalia oo noqotay raq cid kastaaba cunto. Dadka Somalia weli ma is-weydiiyaan cidda ay matalaan iyo meesha laga soo dooranyo mustaqbalka dadka ka buuxa baarlamaankooda iyo xukuumadooda ee u dhashay Somaliland iyo Jabuuti kuwaas oo aan tegikarin dhulkooda. Dadka Somalia ma is-weydiiyaan kooxaha ka socda gobollada la gumaysto ee Somaliyeed cidda ay matalayaan iyo meelaha laga soo dooranyo mustaqbalka. Miyaanay waajib ahayn inay dadkaasi xoreeyaan dhulkooda la haysto inta ay ku soo qulqulayaan Somalia una ordayaan jagooyin dawlad dal kale oo ka jeedinaya xoraynta dhulkooda, hagardaamo, boob iyo dibindaabyana ku ah dawladnimada Somalia . Sidee suurto gal u tahay in dad la gumaysto ay dawladnimo dal kale boobaan. Adduunyada waxaa maanta ka jira 200 dal waxayna arrintaasu ka dhacdaa Somalia oo qura. Xubininmada Baarlamaanka iyo jagooyinka wasiiradda xukuumadda dal waa halbowlaha iyo tiirarka dawladnimada astaanta u ah ummad madaxbanaan markaas waa mustaxiil inay noqdaan waxaan la kala lahayn ama lagu khamaaro dabadeedna laga dhaxlo dawlad la`aan iyo bur bur. Dadka qaar marka ay faaladan akhriyaan, waxaa laga yaabaa inay igu eedeeyaan inaan Somalida kala qaybinayo ama aqoonsi u doonayo Somaliland . Kuwaas waxaan leeyahay, Somalida gumaysi ayaa shan (5) meelood u kala qaybiyay qarnigii 19aad, Afrika oo dhanna kala qoqobay xuduudahana u sameeyay. Jabuuti waxay dooratay dawladnimo gaar ah oo diiday inay ku soo biirto Somalida xorta ah. Somaliland iyo Somalia waxay ahaayeen laba dal oo xoroobay 1960 dabadeedna kala noqday 1991 kadib markii dhibaatoweyni soo gaadhay dadka Somaliland haddana dhistay dawlad u gaar ah. Somali Galbeedka (Itoobiya) iyo Waqooyi Bariga ( Kenya ) weli waa la gumaystaa lamina oga waqtiga ay xoroobayaan. Markaas qofka ku doodaya waxbaa la kala qaybinayaa miyuu hayaa figrad iyo awood uu isugu keenayo maanta 5ta Somaliyeed? Jawaabtu waa maya. Waxay noqonlahayd xoog iyo sharaf u soo hoyata Somalida haddii la helilahaa dalweyne Somaliyeed oo ka kooban 5ta Somaliyeed kana dhasha Geeska Afrika laakiin maanta lama hayo. Somalidu waxay ku maahmaahdaa, “Miro gunti ku jira looma daadiyo miro geed saaran." Waxaan uga jeedaa Somaliyaay aayahaaga ka tasho oo hadimada iyo hoosaasinta diid. Waxaan kula talinayaa siyaasiyiinta, madaxda dhaqanka iyo aqoonyahanada Somalia (Koonfurta) inay joojiyaan hodidda ay ku hayaan ummadooda, inay khayaaliga iska dhaafaan oo xaqiiqda iyo runta u soo noqdaan. Maanta ama xilligan la joogo suurto gal ma aha hirgelinta figradda Somaliweyn oo ah shanta (5) Somaliyeed oo la wada hoos keeno hal calan iyo hal dawlad. Riyadan ama hammigan qof kasta oo Somaliyeed waa qabaa laakiin macquul maaha in waxaan suurtogal ahayn maanta lagu sii baabi`iyo ummadda Somalia . Figradda ah Somalidu waa isku dhaqan, af iyo Diin dabadeedna waxba lama kala laha waa figrad halis ah waayo waxay horseedaysaa dawladnimo la`aan, fawdo iyo jaahwareer. Dalalka Carbeed oo ka kooban 18 dal waa isku af, dhaqan iyo Diin haddana waa kala dawlado mana jirto maanta wax lagu magacaabo Carabweyn. Masar, Suuriya iyo Leebiya ayaa mar midoobay waysa burburtay muddo yar ka dib markii ay heshiinwaayeen. Xilligan Somaliweyn waa rajo la mid ah Carabweyn oo aan la ogayn waqtiga ay hirgelayso markaas dadka Somalia yaan waqtiga qaaliga looga lumin loogana horjoogsan dawladnimadooda dhibaata daba-dheeraatay ka saarilahayd. Dawlad lagu saleeyo shanta (5) Somaliyeed waa dawlad la`aan, waa jaah-wareeraan bilow iyo dhammaad midna lahayn, waa hugun beenaad aan waxqabad lahayn, waa hagardaamo iyo hadimo, waa lugooyo waana arrinta Somalia u horseeday 19ka sano halaagga iyo buruburka. Somaliyaay taladaad hore u seegtay maantana ha seegin. Maanta ayay fursad dawladnimo idiinku dhawdahay, sameeya baarlamaan iyo xukuumad ka soo jeedda dadka iyo dalka Somalia ee ka kooban:Banaadir, Sh/Hoose, J/Hoose, J/Dhexe,Gedo, Bay, Bakool, Sh/dhexe, Hiiraan, Galguduud, Mudug, Nugaal iyo Bari dhistana dawlad idiin gaar ah oo u naxda dadkeeda, midaysa waxna u qabata, iska erya dadka aan cidna matalin ee hantidiina iyo dawladnimadiina boobka ku haya idiinna diiidan inaad heshaan nabadgelyo iyo dawladnimo aad ku nasataan kuna horuumartaan. Shirka dhawaan lagu qabadoono Jabuuti ee la rabo in lagu soo dhiso baarlamaan, madaxweyne iyo xukuumad waxaa ka muuqda saansaanka kuwii hore ee la majaro-habaabiyay kuna salaysnaa wufuud ka kala socota 5ta Somaliyeed (Sal-Ballaar). Waxaa dadka Somalia looga digayaa in SHIRKAAS JABUUTI lagu soo dhiso dawlad kale oo sal-ballaar ah oo fashilanta sida kuwii hore waxaana loogu baaqayaa in baarlamaanka, madaxweynaha iyo xukuumadda lagu dooranayo ka soo wada jeedaan dadka Somalia (Koonfurta) si dhibaatada Somalia guul looga gaadho. Haddii maantana lagu saleeyo Somaliweyn oo aanay imanayn Somaliland iyo Jabuuti welina Somali Galbeed iyo Somali Waqooyi Bari la gumaysto sow markaas u fashilmayso sida kuwii hore lagana dhaxlimaayo dhibaatooyinka oo ku sii socda ummadda Somalia oo aan la garanayn waqtiga ay dhammaan. Haddii arrintaasu maantana dhacdo waxaa mas`uuliyadeeda qaadidoona siyaasiyiinta, madaxda dhaqanka iyo indheergaradka Somalia oo aan weli fahmin waxa xalka dhabta u ah Somalia maanta taas oo ah dawlad ka soo jeeda dadka iyo dalka Somalia (Koonfurta). Laga bilaabo dawladii sal-ballaarka ahayd ee lagu soo dhisay Shirkii Jabuuti sannadkii 2000 waxaan qoray dhawr maqaal oo aan Somalia uga digayo dawlad aan la kala lahayn oo lagu magacaabo Sal-Ballaar kuna dambaysa burbur sii dheereeya dhibaatada. Waxay u dhacday sidii aan u saadaaliyay maantana tii oo kale ayaa Jabuuti laga abaabulayaa iyadana waan ka digayaa. Maqaaladaas hore waxaa ka mid ahaa: Shadow Peace Talks For Somalia, The Only Road To Peace For Somalia, Jidka Nabadda Somalia iwm. Waxaa siyaasiyiinta Somalia looga digayaa qadafka iyo xad-gudubka joogtada ah ee ay kula kacaan walaalahooda Somaliland iyaga oo markasta u nisbeeya dad ay u uruursadaan oo aan matalin. Ummadi ummad kale xoog kuma keenikarto shakhsiyaadna dal iyo dad ma keenikaraan. Arrintaas waxay sii kala fogaynaysaa labada ummadood ee walaalaha ah isla markaana waxay caqabad ku noqondoontaa wadahadalada mustaqbalka. brahim Hassan Gagale Ibrahim_hg@yahoo.com January 18, 2009.
-
Iyadoo uu madaxwaynaha cusub ee DGPL uu caawa ku dhawaaqay golaha wasiirada ee xukuumadiisa ayaa waxaa soo baxaya isla cawaysnimadan caawa qaar ka mida masuuliyiinta uu magacaabay golaha wasiirada oo sheegaya inaysan qaban doonin xilkaasi uu magacaabay madaxwayne faroole. Dr.Saleebaan Ciise Axmed oo ka mid ahaa murashixiintii u tartamayay xilka madaxwayne ku xigeenka ee DGPL ayaa isla markaana uu caawa madaxwayne faroole u magacaabay Wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka bada ayaa isagu caawa u xaqiijiyay warbaahinta inuusan qabandoonin xilkaasi isla markaana uusan ka mid noqon doonin golaha wasiirada ee DGPL. Dr.Saleebaan Ciise ayaa wuxuu mahadnaq balaadhan usoo jeediyay Madaxwayne faroole isagoo sheegay inuu madaxwaynuhu ku mahadsan yahay magacaabistiisa balse uusan xilka kaasi uu umagacaabay uusan qaban doonin waa siduu hadalka udhigaye.
-
[ Fact ] women never could be satisfied with any thing !
Jacaylbaro replied to Penelope's topic in General
what is this girl :eek: on about ?? :confused: Looks like she is :rolleyes: doing lots of research :cool: -
Somali Love in the age of the Internet – the role of Interpreters
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in General
A&T, Niyow ma naxaysid ,,, that girl can be one of SOL members and now you ruined that man's life. -
I read this 100 times malaa ,, and yet i need to understand.
-
,,, Haa way barteen hadda.