
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Garowe: Agency for Social Welfare established
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Hmm ,, good one -
Breakaway Somali region stable as brother nation unravels
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Bottom line, it is not their own country. It is another country called Somali. You cannot be IDP in Djibouti sxb ............... it is not about the race but about the country. -
Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaanle)
-
Breakaway Somali region stable as brother nation unravels
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Stop crying in one eye and slaughtering your own families in the other eye ..... You do not blame anyone for the genocide you're doing to your very own people. -
Hargeisa Khat is different from that of Burao and even some types are very expensive. The other issue is that the Khat comes to Hargeisa before it goes to Burao. So it is usually fresh comparing to that of Burao. It is quite the same when someone is coming from Wajaale (SL/Ethiopia border), they take Khat for Hargeisa peeps .... anyway, it is WAALI.COM
-
Wararka hada naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaxweynaha Somalia Shariif Sh axmed uu u magacaabayo Taliyaha Dagaalgalinta ciidamadajiida hore ee Dagaalka Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaanle) oo sida madaxweynuhu sheegay muujiyay karti dheeri ah 8-dii maalmood oo dowladu kula jirtay dagaalka adag ciidamada Xisbul Islam iyo Al shabaab oo dhinac ah. Lama garanayo sababta madaxweynuhu u xushay Hogaanka ninkan Balse waxaa loo maleeynayaa inuu yahay qofka kali ah ee ilaa hada sida dhabta ah dowlada uga difaacay xoogaga Islaamiyiinta,Dhawaa n ayay ahayd markii aan soo dhignay bogan dayniilw.com Cod sir ah oo laga duubay Goobaanle oo leh ( saacadan laga bilaabo waxaa iigu jira dabagaab Al shabaabkii aan arko waan bireynayaa aniga ha i bireeyaan) Dhanka kale waxaa sii xoogeystay dagaaladii ka socday dhanka Isgoeyska siinaay iyo suuq bacaad iyo sidoo kale dhanka Sanca iyo shibis waxaana muuqata in ciidamadu dowladu ay maanta ka dhiiranaan badanyihiin sidii ay ahaayeen asbuucii la soo dhaafay. Ciidamada dowlada aan laagu baran in ay weerar qadaan ayaa saakay weeray gooba badan oo mucaaradka fadhiyey iyadoona tan loo aaneynayo musharadii shalay la siiyey iyo intee ka baxnaa meel alle oo micnaheedu yahay meel aan badda aheen in aysan u furneen taana waxay keentay saakay in dagaal aan ganbasho lahen la galaan xoogagii isaamiyiinta ahaa ee laga cabsan jiray
-
M O G A D I S H U --------- I N ----------- P I C T U R E S
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in Politics
Originally posted by Emperor: Looks like they are lacking the fighting skills .... -
Breakaway Somali region stable as brother nation unravels
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Somali Pirate: without hamaar, somalia will not move forward. xaamar is the father in the family. somaliland and puntland are the kids. Kids are just hopeless and waiting for the father. Not when the father is already dead ........ hamaar xaamar What are these ? ,,, and which one ??? -
Taliyihii ciidamada Militariga dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta waxaa laga wareejiyay xilkiisa iyadoo sidoo kale la magacabay taliye cusub. kadib kulan ay maanta Xafiiska ra’iisul wasaaraha ku yeesheen wasiirada dowladda KMG Soomaaliya ayaa kulankaasi kadib wasiirka warfaafinta dowladda KMG Soomaaliya Farxaan Cali Max’uud oo saxaafadda shir jaraa’id ugu qabtay hoyga Ra’iisul wasaaraha ee magaalad Muqdisho waxaa uu ku sheegay in xilkii ay ka qaadeen taliyihii ciidanka xooga dalka general Sacdiid Max’ed Xirsi (Saciid Dheere). Wasiirku waxaa uu sheegay in xilkaasi loo dhiibay oo ay u magacaabeen talaye ku xigeenka ciidanka Booliska dowladda KMG Soomaaliya Yuusuf Cusmaan Dhumaal,waxaana uu xusay in Saciid Dheere laga dhigay taliyaha dhanka Ammaanka ee madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekhg Axmed. Wasiirka ayaa mar uu ka hadlayay Mucaaradka ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya waxaa uu sheegay in sheikh Xasan Daahir Aweys uu doonayo in uu afgambiyo dowladda uu madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Dhinaca kale wasiirka warfaafinta dowladda KMG Soomaaliya waxaa uu warbixin ka bixiyay dagaalada maalmihii u dambeeyay ka dhacaya Magaalada Muqdisho iyo qasaaraha dadka rayidka ka soo gaaray. Waxaa uu tilmaamay in dagaaladaasi ay ku dhinteen 103-qofood halka sidoo kale uu sheegay in ay ku dhaawacmeen 420-qofood oo rayid ah sida ay ka ******** xariir ay la samneeyeen isbitaalada magaalada Muqdisho,waxaana uu sidoo kale carabka ku dhiftay in dagaaladaasi ay ku barakaceen in ka badan 18-kun oo qof oo rayid ah kuwaasi oo u adgeysan waayay dagaalada gudaha Magaalada Muqdisho ku dhexmaraya Mucaaradka iyo dowladda KMG Soomaaliya.
-
Breakaway Somali region stable as brother nation unravels
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
There is no argument in the first place sxb ,,, it just you writing whateva comes to your mind like a robot programmed to just type ... looooooooool@NG ...... -
Breakaway Somali region stable as brother nation unravels
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by MoonLight1: If Somalilad has the right to break away from somalia then fair enough, but Maakhir region has got to be given the right to breakaway from Somaliland, and Sool as well. As the question of Somali refugees in somaliland,it seems they are just retaliating fot the "Xabadi keento" era, and now the table has been turned around, th new "Xabadi keento" are the "Koonfurians". Its strange of Somali/land mentalities are quite similar. -In the South its "Shariica" over the dead bodies of civilians. -In the NW AKA Somaliland its recognition over the dead bodies of "Koonfurians" civilians. You don't even understand what we're talking about here .............. maxaan kuula yaabi dadkaasoo miidhan baa leh aynu midowno. -
Breakaway Somali region stable as brother nation unravels
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
They don't have nationalities yet but yes, they're refugees ..... -
Breakaway Somali region stable as brother nation unravels
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
There are refugees from Somalia in Somaliland .... -
hadhwanaag 2009-05-13 (Hadhwanaagnews) Xaflad sugaaneed aad loo soo qaban qaabiyay ayaa habeenkii xalay ka qabsoontay magaalada Hargeysa, gaar ahaan Hotel Imperial. xafladaasi oo lagu soo dhawaynaayay Qoraaga caanka ah ee Aw Jaamac Cumar Ciise xafladasi oo loogu magac daray, "Aw Jaamac Cumar Ciise iyo Cawayska Hargeysa" ugu horayn waxa xafladaasi ka hadlay oo khudbad ka waramaysa taariikh nololeedka qoraaga soo jeediyay qoraaga kale ee caanka ah Boobe Yuusuf Ducaale waxana hadalada qoraaga ka mid ahaa "laba sano ka dib daraawiishtii ayuu abwaanku dhashay meesha la yidhaahdo 'Dharoor' halkaasi oo uu ku barbaaray isaga oo carabiga iyo diintaba ku bartay ka dib waxa u abwaank u bilaabay in uu Dooni u raaco Yemen isaga oo ku dambeeyay Xoolo dhaqato. ka dib waxa uu galay abwaanku xeryihii diinta markaasi oo ay u bilaabantay qorista Buuugaagta. ugu horayn waxa uu qoray saddex buug oo ku baxaayay luuqada carabiga waxana ka mid ahaa buugaagta uu alifay, buugii la odhan jiray Taariikhda Somalida,Horseedka leegada iyo dhagartii gumaysiga. ka dib khudbadaasi waxa isna halkaasi ka hadlay Abwaanka lagu soo dhawaynaayay ee Aw Jaamac Cumar Ciise, isaga oo u mahad naqay Boobe Yuusuf kuna tilmaamay ninkii hir geliyay Madashan Suugaaneed, isaga oo ugu horayn yidhi "Nin Gaaban Odhaahdiina Gaaban" Abwaanku waxa kale oo uu sheegay in uu gabayadii ugu horeeyay uu la dhex maray 16 Gobol oo ka mid ah Jamhuuriyadii burburtay ee Somaliya. waxa kale oo uu sheegay abwaanku in u ku talo jiro in uu soo bandhigo laba buug oo u kala baxaaya, carabiga iyo somaliga ugu dambayntii waxa uu usoo jeediyay Abwaanku dhalinyartii madashaasi fadhiday in ay isku dayaan in ay wax qoraan isaga oo ka codsaday dhalinyarta in ay somaliga nooleeyaan. Gebo gebadiina waxa halkaasi su`aalo ku saabsan taariikhda aqooneed ee suugaanta somalida lagu weydiiyay Abwaan Aw Jaamac Cumar Ciise kuwaasi oo uu dhamaantood si saraaxad leh uga jawaabay iyada oo ay bar bar fadhiyeen qaar ka mid ah abwaanada ugu caansan Magaalada Hargeysa, sida Muuse Cali Faruur,Axmed Aw geedi, Yuusuf Shaacir iyo qaar kale kuwaasi oo mar marka qaarkood ku ladhaayay abwaanka jawaabo ku saabsan su`aalaha la weydiiyay. dhamaan dadkii goobtaasi yimi xalay waxa ay ka tageen xaflada iyaga oo ka bogtay aqoonta Aw Jaamaca Cumar Ciise oo ay maqal mooyaane aragti aanay ku arag
-
Breakaway Somali region stable as brother nation unravels
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I can only tell you as a country ,,, -
Originally posted by Recovering-Romantics : quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: clapping for geedi or what ?? ,, Right now, he is the lesser of the 2 evils. Don't you think so? We will see that when he comes into action.
-
clapping for geedi or what ?? ,,
-
Breakaway Somali region stable as brother nation unravels
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
some concepts can work now even if it is from 200 years ago. It depends on how to use them and how applicable. Concerning the topic, all these will only strengthen the Somaliland's position to be an independent state. Those guys need to think if they want to keep the "country" united. -
She has some beauty ............
-
Waar adigu aamus ............
-
Waa tii ay Alshabaab lahaayeen Alaska ayaanu qabsanaynaa oo kele dee malaa ,,, I think something is gonna come soon ,,,, just expect something different but would not be good for Sharifka's reputation.
-
Breakaway Somali region stable as brother nation unravels
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
That is if you can make it peaceful in the first place ................ -
iska hadlow ina Igarre ....
-
Breakaway Somali region stable as brother nation unravels
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I'm just a messenger ......