
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Somaliland strives to distinguish itself in troubled region
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Kuwaas baa leh is dal aan noqono ,, xataa afkoodu waa nooc kele ,,, -
The First Boeing 737 Started to Operate in Somaliland
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
looooooooooooooooool @your signature ,,,, -
The First Boeing 737 Started to Operate in Somaliland
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
looooooooooooooooool @your signature ,,,, -
He started the market and he is the main foojariiste in the country ,,,,
-
Make sure you post the photos ,,,,,,,,,
-
and if you hear Cabdala shideeye ,,, is the suuqa foojariga oo isaguna bakaaraha ku yaala ,,
-
Of course Somaliland. There was a bid among many companies and i think they selected two or three ,,not sure.
-
Minneapolis Minnesota (Part Two)
-
MINNEAPOLIS, MINNESOTA
-
Cir toogte is the suuqa hubka oo bakaaraha ku dhex yaala ...............
-
SOUTH AFRICA (PART TWO)
-
Ilaa UNISOM baa garaaci jirtay ,,,,,
-
You need to be part of the company that is unloading this stuff ,,, you will have permission to cross to Ethiopia. Otherwise, you need to register your car in Ethiopia so that you can work in both countries.
-
The Father of the Ogad'en Somali Revolution: M.Dahir
Jacaylbaro replied to Kamaavi's topic in Politics
Of course you play each kid the kind of play he knows or deserves ......... -
The Father of the Ogad'en Somali Revolution: M.Dahir
Jacaylbaro replied to Kamaavi's topic in Politics
Better than trying hard to make a point while you're not even close to it ........ -
Somaliland strives to distinguish itself in troubled region
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
maxay ahayd ... maxaygu intaanad maxay odhan buu maxayga ku yidhaa ,,,,,,, -
Illusion.com ...............
-
-
Gudoomiyaha X. Kulmiye oo Meel Fagaare ah kala Hadlay Jaaliyada Somaliland ee Ingiriiska London (Somalilandpress)- Waxaa Xalay oo Sabti ah kadhacay magaalada London Galbeedkeda Shirbaladhan oo ay kasoo qaybgaleen Jaliyadda Somaliland ee kudhaqan waddankan Ingriiska, Shirkan Waxaa wadajir u qaban qaabiyay, jamciyadda kulmisa ururada Somaliland ee Yurub (SSE), ururuka mideeya Jimciyadaha Somnaliland ee UK (SSUK) ururka bulshada Somaliland ee galbeedka London iyo ururu kale oo badan. · Waxaa ka soo qaybgalay dad aad u badan oo ka kale yimid magaalooyinka badan, oo isuga jiraya dhalinyaro, mutacaliimin, odayaal, ardayada iskuulada, siyaasiyiin, fanaaniin, sugaanyahanao iyo masuuliyiinta xisbiyada qaranka Somaliland. · Waxaa kaloo ka soo qaybgalaya masuuliyiin ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska oo uu ka mid yahay, Charles Tannock, MEP, Shrikan oo aan noocisa hore ugadhicin waddankan Ingriiska wuxuu ahaa mid siweyn usoo jiitay dhamaan dadkii kasooqaybgalay hadaba Guddomiye Siilanyo oo khudbad dheer halkaas kaso jediyay ayaa waxaa kamid ahaa khudbadaa. Dhamaan waad mahad santahiin waxaan umahad naqayaa xubnaha iyo ururada soo qaban qaabiyay xafladan, Sidaad ogtahiin Somaliland waxay ahayd waddan madax banan todoba iyo tobankii sanno ee udanbeeyay nasiib xumo aduunku namuu anqoon san lakiin waxaanu qabsanay wax badan waxbadana way naga dhiman yahiin, Shacabkayagu way dadaalayan lakiin waxaa dhiman intii dawladu dhisilahayd, Waxaanu nahay Waddan qatay axsaabta badan lakiin nasiib xumo manta dimuquradiyadii aanu kufani jrinay waxaad mooda iney genbi kasii dhacayso. Axmed Siilanyo isagoo hadalkiisi siiwata wuxuu yidhi maanta Dahir Riyaale wuxuu xukunka kali-talisnimada kaga dayanayaa wadamo Afrikaan ah, kagana caga jiidayo in dalka doorasho ka dhacdo, Muddadi Riyaale way dhamatay waxaanu ilaa manta leenay waar doorasho qabo oo nala tartan oo nasiibka qaad waddanka doorashu ubahan yahee hadhacdo waxba hakabaqin doorashada ee nala tartan. Xukumada maanta way ilowdey wayna iska deysay ictiraafkii ay kahadli jirtay waxaan leeyahay Somaliland waa la-ictiraafaya insha allah malin bay noqon qarran aduunka kamid ah, meel kastana taas waanu umarayna Wuxuu yiri madaxweynuhu tageerayasha Kulmiye ayaa London naga mudaharada’yay waxaan leeyahay tageerayasha Kulmiye iyo Xisbiga Kulmiyeba wuxuu utagan yahay ictiraafka Somaliland kamana daalayno. Siilanyo isagoo kahadlaya Xisbigiisa wuxuu yiri Insha allah Kulmiye doorashada wuu ku guulaysanaya talada waddanka isagoo umari doona doorasho iyo nidaamka axsaabta, Waxay dadka rer Somaliland heli doonaan sharafta iyo karaamadii ay xaqqa u leeyahiin ee ay mudada badan sugayeen’. Axmed Siilanyo wuxuu kaloo kahadlay coladaha katagan Geeska Africa iyo iney tahay in Somaliland kafeejig naato isagoo sheegay in Somaliland kufaneyso allena ugu mahad naqeyso nabad galyadeeda: wuxuu ku dheeradey tariikhdii halgankii loo soo maray xoraynta Somaliland iyo SNM tasoo uu yiri waxaanu u hurnay lasoo noqoshadii xornimada dhiig farabadan wana taas maanta meel kasta aynu kaxusayno. Guddoomiyuhu wuxuu ku dheeradey in aan waxba laga qaban arrimaha bulshada sida tacliinta cafiimadka shaqo abuurka, wuxuu amaanay kalintay Qurba-joogu kaga jiraan waddanka , wuxuu wax laga naxo kutil maamay sidey kusugan tahay Dekeda Berbera oo ahayd mid kufilan dhamaan Somaliland oo dhan isagoo sheegay in alba bada loo labay Xoolihii kadhoofi lahana loo wareejiyay Dekeda Jabuuti wuxuu aad uga deyriyay Musuq maasuqa kajira waddankii isagoo sheegay in dhulkii danta guud maamulku sii aan sharciga wafaqsanayn u iibiyo hanti dhawre guud oo madax banana aanu jirin wuxuu shegey in uu sulin doono musuq maasuqa markay talada waddanka qabtaan. Waxaa kaloo shirka ka hadlay mas’uul ku hadlay magaca xisbiga UCID oo si wayn ug ahadlay baylahda ka muuqata maamulka xukuumada, uguna baaqaya ina doorashooyinka mar kale dib loo dhigin. Masuuliyiintii xisbiga UDUB ee lagu casuumay shirka may iman madashii Shirku kadhacayay yadoo anay soo sheegin sababta.
-
Somaliland strives to distinguish itself in troubled region
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
OUCH ! ! ! -
The First Boeing 737 Started to Operate in Somaliland
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
There is a direct flight from London to Hargeisa ... -
The First Boeing 737 Started to Operate in Somaliland
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
There is a direct flight from London to Hargeisa ...