Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. No Prediction ............ It is an ongoing and never-ending horror movie.
  2. It is a SL-SOM thing waaryaa ..............
  3. IT is the Waagacusub .... So we should be careful believing this. Let's see if there are other versions or the whole thing is a made up story ..
  4. Guri ay ku shirsanaayeen saraakiisha sare ee Khawaarijta Shabaab ayaa dukum daakum noqday,waxaana la xaqiijiyay inuu shirka ka socday gurigaas shir gudoominayay Amiir Ahmed Godane oo isagoo dhaawaca ay la baxeen labo gaari dagaal. Guriga ay ku jireen Saraakiisha Shabaab oo ku yaal xaafadda Ciisse Cabdi ee Gubta,waxaa uu galaaftay guryahii la deriska ahaa tirooyin ka mida,waxaana ka soo baxaya warar is khilaafsan. Nin ka badbaaday qaraxyada isdabajooga ayaa dadka degaanka isagoo shoogsan ugu waramay in sedex gaari oo ay ku rarnaayeen walxaha qarxa,lana doonayay inay galaan fariisamadda Ciidamadda Amisom ee Mogadishu Warar caawa laga helay saraakiil sare ayaa sheegay in guriga ay ku jireen Saraakiisha Shabaab lagu dhiftay laba gantaal oo bartilmaameedsaneyd, taasna ay sababtay inay qarxaan sedexda gaari Sarkaal ka tirsan Shabaabka ayaa qaraxaas ku sheegay mid uu kiciyay nin u dhashay Bakistan oo doonayay inuu isku miidaamiyo Ciidamadda Amisom Inta la xaqiijiyay 11 nin oo Somalia,sedex u dhashay bakistan ayaa ku dhintay Guriga filadaa ee guud ahaanteeda burburtay,waxaana ku dhaawacmay Amiirka Shabaab Ahmed Godane oo wararka qaarna ay sheegayaan inuu geeriyooday mudadii jidka dhaca dayniile lagula sii cararayay Warar Is khilaafsan waxay tibaaxayaan in rag waaweyn oo caana ay ku jireen gurigga burburay ee ku yaal Gubta,una dhaw wadada Hornafrik ama Jidka Warshadaha,Isgoyska Ifka Xalan Waa Tilaabadii ugu horeysay ee kooxda Khawaarijta ku jabaan. Tani waxay horseedi kartaa Nasri ay bulshada Soomaaliyeed helaan hadii ay dhab noqoto inay gudaha gurigaas ku halaagsameen horjoogayaasha Khawaarijta qarniga iyo ajnabiyiinta ka tirsan AlQaeda ee fidnada ka wada Somalia
  5. Well, Lafoole was at Hamdi Hotel making some money as usual .... I heard it was good but wasn't that long enough for him to do all his work. Buunis was at Obama place too .......... There will be a special show only for Abdinur Allaale in the coming days IA .... The guy rocks and last night he was singing at the Presidential palace.
  6. Walee Rayaale laf dhuun gashay buu ku noqday nimanka ,,,,,,,,
  7. The same thing baa ku soo socota ..... Maalin dhow orodkooda ha la eego.
  8. and it is someone's personal view ,,,, i welcome that sxb ,,, freedom of expression.
  9. Mogadishu, the "Somalia"'s capital is burning, people are dying everyday. Mortars, missiles, bombs and assassinations are the only thing that is available there. That is what you need to talk about before you talk about corruption ,,, save lives first then talk about the other issues. Silly ............
  10. Inanta yar maxay ka khasbayaan ,,,,,,, Imisaa ku qaylinaysa ,, "sidaas dheh, ku celi, codka kor u qaad" ,,, damn ,,,,, lool
  11. He is hiding in Somalia and sending some of his gangs to carry out operations to kill people. Just like Osama hiding in Afghanistan and sending his gangs to carry out the 9/11 attack. NOt a big deal ...
  12. Sida ay kusoo waramayaan Dadka ku dhaqan magaalada Jowhar iyo mahadaay ayaa sheegaya ee gobolka Sh.dhexe ay xalay hurdiwaa ku riday diyada dhawaqa dheer ee la sheegay inay leeyihiin ciidamada circa maraykanka ee loo yaqaano AC islamrkaana ku duulaysay jog hoose oo aan hore loo arag . mid ka mid ah dadka ku nool magaalada Jowhar ayaa sheegay in xalay badankiisii ay dul heehaabaysay diyaarad nooca dhawaqa dheer ee loo yaqaano AC-da islamrkaana ay cabsi darani lasoo deristay dadka ku dhaqan magaaladaasi iyadoo ay wel wel ka qabeen in ciidamada shisheeye ay dhinaca cirka kasoo weeraraan madaama ay magaalooyinka gobolka shabeelada dhexe guud ahaantoodaba la wareegeen xoogaga al-shabaab Ugu dambeyntii diyaaradaan oo ah nooca AC-da ee loo yaqaano ayaa horey waxay caan uga ahayd magaalada Muqidhso iyadoo xiliyada dagaaladu dhacayaan laga maqli jiray,guuxeeda dheer waxayana ku soo beegmeysaa diyaaradaani xili ay magaalada Jowhar oo xarun u ah gobalka Sh.dhexe ay shalay subax si fudud kula wareegeen xooggaga kacdoonka balaaran ka wada dalka Soomaaliya ee Al-Shabaab.
  13. Originally posted by General Duke: Godane is a big problem for the secessionsits. So this is our roblem lads and Somali's are equal to death and destruction. Another way of seeking Somaliland's help ,,,, Not now sxb .. maybe later.
  14. Calanyohow babbanayaa Maanta inad caruus tahay Caalamkii ogaayoo Cidhifyada adduunkaa Lagaa wada casuumoo Dhallintii cayaarbay Dhammaantood cugteenoo Waa laguu caweyee Noolow Cadceedow Tawxiidka culus ee Cidhifkaaga lagu qoray Waa calaamaddadoo Kolla ciiri mayside Noloow Cadceedow Ciil tire inaad tahay Horaa loo caddeeyoo Cagaarkaagu waa doog Iyo cayn barwaaqo ah Caddaankaagu waa nabad Iyo caano buuxsamay Farxad lagu caweysimay Xiddigtaa cuddoon ee Sida culay madowga ah Dhexda kaaga cuurani Waxay noo caddaysaa Cawo weeyi gaaree Noolow Cadceedow Cassaankaagu waa dhiig Maalintii cadaawuhu Kugu soo cabaadeen Kuwii ciidameeyee kaa celin ogaabaa Cidhifkaaga joogee Ha cabsoonin waligaa Calanyohow babbanayaa Adigay cajabiyoo, Naftu kuu cidlootee Noolow cadceedow
  15. Somaliland, Somalia and Djibouti ........ what a wonderful scene.
  16. Nice come back with a new name so that you won't be recognized miyaa xaajadu ??? ,,,, ehem ,,,,,,,,,,, at least you are here in this thread and i'm glad ...
  17. Poker, These guys love the warlords dee .. noble men are not in their list.
  18. IN INDIA: A FOOTBALL MATCH