
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Somaliland Government Shuts down the Horn Cable TV
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Finally ,, eh ? ,, -
Hay'ad laga eryay Somaliland Booliiska Somaliland, ayaa maanta ka saaray Hargeisa wakiilkii Hay'adda Interpeace, Mr Samoro, taasoo diiwaangelita ka caawinayay guddiga doorashada Somaliland. Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay in Wakiilkii Hay'adda xafiiskeeda Hargeysa laga eryo Somaliland . Wuxuu ku eedeeyay Wakiilka inuu Si sharci darro ah Shalay Galab ugu qaybiyay Xisbiyada Qaarkood Natiijadii diiwaangelita Codbixiyayaasha ee Muranku Ka taagnaa. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Jaamac Maxamuud Cumar oo markaa ka dib uu wareystay Weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa ugu sababaha ay u eryeen wakiilkii hay'adda Interpeace Mr. Samoro. Waa Dood gaaban oo ku saabsan muranka natiijada diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashada Somaliland. Waxaa ka qaybgalaya wakiilo sare oo ka tirsan xisbiyada Somaliland, oo sababay hadda in laga eryo Somaliland wakiilkii Interpeace, iyo deeqbixiyayaasha oo taageeray Natiijada ay soo saartay Hayadda Interpeace. Xisbiyada mucaaradku waxay sheegeen in ay cambaaraynayaa eryidda wakiilka hay'adda diiwaangalinta codbixiyayaasha doorashada Somaliland.
-
Source
-
London: Ladies, picture the scene. You're looking for love, so you head to Greece on holiday. You're in a beach-side taverna, souvlaki juice dribbling down your chin, when the man of your dreams appears. Your eyes meet. With horror, you remember you don't understand Greek. But then he utters the most wonderful phrase. "Mia Bela. Chu vi venas ofte cxi tien?" You blush, then you explain, that no, you don't come here often - but you will do from now on. And you and the handsome man live happily ever after, all because you both speak the universal language of Esperanto. You might scoff, but this scenario is not as far-fetched as it seems, because "the language that never was" is growing more popular every day, largely due to the influence of the internet. This week, 2,000 Esperanto fans from 60 countries gather for their annual meeting in Bialystok, Poland - where the language's founder, Ludwig Zamenhof, was born 150 years ago. Zamenhof's aim was to create an easy and universal language, using European words but easier grammar. Worldwide there are 200,000 fluent Esperanto speakers.
-
-
Siminaar looga hadlayey Xuquuqda Aadanaha Iyo Tacadiyada Ayaa Maanta Lagu Soo Gabagabeyey Hotel Xamdi Ee Magalada Laascaanood Laascaanood-(HWN)-Wa xaa maanta lagu soo gabagabeeyey Hotel Xamdi ee Magalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool siminaar soconayey muddo Afar maalmood ah kaasi oo lagaga hadalayey xuquuqul insaanka iyo dhowrida soo barakacaayasha wadanka gudiihiisa ah iyo waliba kuwa dibada ka yimi labada. Siminaarka ayaa waxaa soo agaasimay hayada magaceeda loo soo gaabiyo DRC iyado ay fulnayeen komishinka guud ee xuququl insaanka ee somaliland ee fadhigoodu yahay magalada hargaysa.waxaana siminaarkaasi goob joog ka ahaa wakiil ka socday hay´adda DRC iyo waliba gudoomiyaha xuquuqul insanka somaliland oo lagu mnagacaabo Axmed yusuf xasan. Sidoo kale Gudoomiye Axmed oo xidhitaankii siminaarka kalmado ka soo jeediyay ayaa kuloa dardaarmay dadweynihii ka soo qayb galay alle ka cabsi iyo in la tix geliyo dadyawga ka soo barakacay ama kasoo qaxay dhulkoodii arimo cabsi iyo abaaro waxa kale oo uu gudoomiyuhu xusay in loo sameeyay dadka barkacayaasha ah iyo qaxootigaba guddiyo wixii hada ka dambeeyana ay sitoos ah ula soo xidhiidhi doonaan maamulka guddiyadan loo sameeyay. Ka soo qayb galayaasha ayaa dhaaantood waxaa ay sheegeen inay si wayn ugu faraxsan yihiin ka soo qayb galka siminaarakna oo isagu kamid ah kuwa noocisa ah oo aad ugu yar magalada laascaanood. Simnaarada noocan oo kale ah ee lagaga hadalayo arimaha la xidhiidha xuquuqda aadanaha ayaa iyagu waxa ay yihiin kuwa aan inta badan looga barran in lagu qabto magalada laascanood balse ay hada u muuqato in ay bilamayso.
-
Ethiopia, Somaliland Envisage Exploiting Berbera Port
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
-
Ethiopian Ministry of Foreign Affairs said ongoing talks between Ethiopia and Somaliland on the use of the port of Barbara are well in progress. State Minister of Foreign Affairs, Dr. Tekeda Alemu on Wednesday held discussions with Somaliland Foreign Affairs Minister, Abdulahi Mohammed Duele. The discussions between the two officials were focused on the ongoing consultations to enable Ethiopia to utilize Barbara port. The two ministers also discussed ways of further bolstering economic and trade relations between the two sides. Ethiopia’s use of the port is believed to further strengthen existing economies and trade ties between the two nations, according to Ethiopian Radio and Television Agency’s Website. Source: ENA
-
Somaliland Government Shuts down the Horn Cable TV
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: I liked Horncable Tv. Gabar isku dhaceyso, very stylish ah kasoo gali jirtay during the evening times. Labiskeeda aadi ugu heli jiray iyo see u suurooneyso. Waxee host ka ahayd show magaciis ii gooye, ku saabsanaa salaamaha iyo heesaha dadweynaha soo diraayeen, dalbanaayeen. Jacbaro, qoftaa ka hadlaayo ma fahantay. War igu salaan haddaa aragtid qoftaas. Anigu maba daawado Horn Cable lakin some of the management team are my friends and classmates ... Qoftaas waa la soo helaa nooh ,, diyaar ma tahay ? -
mabaan u fiirsan ,,,,,, xaaji xunjuf would say "Af koonfurian buu ku hadlayaa" ,,,
-
Inaa Lillaah, our brother CHE's father has passed away.
Jacaylbaro replied to Gheelle.T's topic in General
Samir iyo Iimaan sxb ............. Inaalillaahi wa inaa ilayhi Raajicuun -
Originally posted by Fabregas: stop chewing, yo. Are you saying Faheema is chewing ??? ,,
-
On August 7 , 2009 At 12hr 34 minutes and 56 seconds on the 7th of August this year, the time and date will be: 12:34:56 07/08/09 1 2 3 4 5 6 7 8 9 This will never happen in your life again??!!!!
-
Somaliland Government Shuts down the Horn Cable TV
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
More Photos -
Ciidamada amniga Somaliland ayaa galabta abaara 6:30 galabnimo albaabada u laabay Telefiishanka madaxabanaan ee Horn Cable TV Xaruntiisa Hargeysa. Ciidamadan ayaa iyagu hore u soo xidhay xafiiska iibka iyo suuq-gaynta Telefiishanka. Waxa kale oo ay ciidamadani ay tageen xaruntii baahinta ee Telefiishanka oo isagu ku yaala duleedka magaalada, kuwaasoo sheegay in lagu soo amray inay albaabada u soo xidhaan, hase yeeshee, dood iyo hadal badan oo dhex-maray Madaxa wararka iyo hawl-wadeenadii telefiishanka joogay ee goobtaa ku sugnaa, ka dib, ayaa waxay khasab ku kaxeeyeen madaxa wararka ee HCTV, Mr, Maxamed Cabdi (Ilig). Inkasta oo ay wateen Hal baabuur oo kuwa booliska ah, isla-markaana ay ahaayeen tiro kooban, ayaa hadana waxay is-gaadhsiinta ay haysteen kaga dalbanayeen saraakiisha sare ee Booliska ee iyagu soo diray in loo keeno ciidamo dheeraad ah, si loo joojiyo hawl-maalmeedka warbaahineed ee ka socotay xaruntaas. Inkasta oo aanay sidan ciidankani qoraalo cadaynaya xayiraada TV-ga, balse Askartan Booliska ah waxa ka muuqatay cadho badan, una muuqday rag soo balamiyay, ayaa ku dhawaaqayay inay ka go’an tahay inay albaabada u xidhaan xaruntan TV-ga caalamig ah ee Horn Cable TV. Dhinaca Warbaahinta, Waxa wakhtigaas xarunta HCTV, goob joog ku ahaa weriyeyaasha Jamhuuriya, Maxamed-Cirro, Togdheernews, Keyse Axmed Digaale iyo Somalilandpress Cabdiqani Xuseen Baynax.
-
Originally posted by djibsomali: is only 1 millions. Is there such thing called ONE MILLIONS ?? ,,,,
-
HARGEISA (Reuters) - A court in breakaway Somaliland sentenced five men to death in absentia Wednesday for masterminding suicide bomb attacks in 2008 that killed at least 24 people. The synchronised blasts in October 2008 -- at Ethiopia's embassy, the local president's office and a U.N. building -- were blamed on Somalia's militant insurgent movement al Shabaab, which has links to Osama bin Laden's al Qaeda network. The blasts in the northern territory, which has been relatively stable since declaring itself independent in 1991, showed the militants could operate beyond their southern strongholds and were one of Somalia's worst suicide attacks. Officials at the Regional Court of Hargeisa, capital of the enclave, said the five convicted Somalis were on the run in other parts of the Horn of Africa nation. Somaliland carries out the death sentence by shooting. Of 11 men in its custody, all from Somaliland, nine were released then re-arrested following a prosecution appeal, officials and witnesses said. That angered relatives who had to be dispersed by police firing in the air outside court. Two were sentenced to 18 months' jail for obstruction of justice, court officials said. Unlike anarchic southern Somalia -- where hardline Islamist rebels are battling a weak government and chaos has often reigned for the last 18 years -- Somaliland prides itself on having a working judiciary and government structure.
-
Originally posted by *Ibtisam: you know every shillin that duusto!
-
hehe ,,, tell me if you need any assistance ,,
-
Somaliland Liaison Office Washington DC Ministerial visit
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
You sound so envy ,,,, -
Tanzania launches bank for women Tanzania has launched a bank aimed specifically at women in what officials say will be an empowering move. The bank says women need only an ID card or passport to open an account, unlike other banks which require title deeds or other proofs of wealth. And applicants need only 3,000 Tanzanian shillings ($2) in savings – much less than other banks. Although the bank, which is based in Dar es Salaam, targets women with its services, men can also open accounts. The bank’s management says it will give women expert help and advice. ‘Too shy’ Margareth Mattaba Chacha, the managing director, said: “We know some women hesitate to come forward – they are too shy and think they don’t know anything. “But here we’re going to have a big group of professionals to take women through step-by-step until we really reach our women.” The BBC’s Zuhura Yunus, in Dar es Salaam, says 110 people had opened accounts at the Tanzania Women’s Bank by the end of the morning. Officials hope there will be 200 more people coming in every day and say the Dar es Salaam branch is just the beginning of a countrywide network. Margaret Sitta, Minister of Community Development, Gender and Children, said the bank would empower women, but stressed that the accounts were open to all.