
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Hargeysa Somalilandpress) Guddiga doorashooyinka jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta isugu yimi shir ay diirada kuu sareen hawlaha doorashooyinka fooda inagu soo haya ee loo mudeeyey inay dalka ka qabsoonto 27 September 2009. Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaan todobada xubnood ee uu koomishanku ka kooban yahay. Qodobada shirkaasi maanta lagu lafa guray waxaa ka mid ahaa in doorashada soo socoto aanay suuro gal ahayn in ay dhacdo wakhtigii loo mudeeyey, waxaanay intaasi raaciyeen komishanku oo ay sheen in haatan dalku uu ku jiro jaah wareer siyaasadeed oo qalafan. Waxaa kale oo ka mid ahaa qodobada shirkaas laga soo saaray in ay madaxweynaha iyo komishanku dib uga noqdaan go’aankii ay wada jirka u qaateen ee ahaa laalista diwaangelinta codbixiyaasha Somaliland. Geesta kale waa markii ugu horaysay ee ay go’aan noocana soo saaran komishankan tan iyo markii ay laaleen diwaanglintii Somaliland ka qabsoontay bilawagii 2009. Go’aamada ay soo saareen komishanka doorashooyinka Somaliland ayaan ilaa hada xisbiyada mucaaridku aanay jawaab ka bixinin. Ilaa hada lama oga sababta rasmiga ah ee ay komishanku maanta ugu dhawaaqeen in dib looga noqdo mudo kordhintii ay hore 4- xubnoodi ka mid ay ku dhawaaqeen Ugu danbayntii komishanka shirkoodii maanta waxa kale oo ay ku sheegeen in ay wakhti siin doonaan qorshayaasha la rabo in layskugu soo dhawnaayo xisbiyada mucaaridka iyo muxaafidka
-
Kooxda komishinka doorashooyinka Somaliland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa soo saaray go'aamo ay kaga noqonayaan go'aankoodii hore,isla markaana waxay sheegeen inaan doorashadu ku dhici doonin wakhtigii loo cayimaya ee hore. Shirkan ay yeesheen 7 xubnood ee komishinka doorashooyinka qaranka ayaa waxay soo saareen go'aamo cusub oo u dhignaa sidan hoose: 1-In laga noqday go'aankii hore ee ahaa in diiwaangelin la'aan lagu galo doorashooyinka dalka,madaxweyne rayaalena uu ogolaaday. 2-In aanay suurto gal ahayn in 27-ka bisha ay qabsoonto doorashadii qaranka ee dhici lahayd,iyadoo la eegayo arimaha siyaasadeed iyo dhaqaale ee wadanka ka taagan. 3-In fursad la siiyo waanwaanta socota,kadibna ay 3 xisbi isla meel dhigaan wakhti cusub oo ay ku qabsoomto doorashadu. Intaas bacdigeed waxaa komishinka qaranku ugu baaqay dhamaan xisbiyada dalka,xukuumada,iyo goloyaasha xeerdejintuba in la isugu yimaado talo loo dhan yahay iyo dhaqankii samaa ee nabadeed ee dalka lagu yaqaanay. Ilaa iyo hada wax war ah kama soo bixin xisbiyada mucaaradka iyo dawlada toona.
-
The Electoral commission said after long meetings they finally decided two points: - Elections will not take place as planned on the 27th of September due to the current political standoff. There is no new date specified. - The voters registration list will be used in the elections once a date is set.
-
WHICH COUNTRY IN AFRICA HAS THE MOST BEAUTIFUL WOMEN?
Jacaylbaro replied to Ismahaan's topic in General
Originally posted by nuune: ^^ Gabadhaasi qalanjo wey dhaaftey, waa tii xididada goyn jirtey Xididadee ?? ,, -
Good morning trollers ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, , Monday blues eh ?? ,,
-
Alshabaab miyaanay ahayn kuwa iyagu dadka qixinaya ee ku khasbaya inay dalka iskaga cararaan ?? ... Cajiib
-
Kill your very own people and blame Ethiopia ...... Silly.
-
Originally posted by Wing Wizard: @Daaradonle, that one is awesome. Only change that star from black to sky-blue and we will stay miles ahead of Somaliland.
-
Puntland Allocates $30 000 To Drought Relief In The Region
Jacaylbaro replied to Dr Ligle's topic in Politics
I will let u talk to Gaaroodi niyow ,,,, anigu waan yara daalanahaye ,,, -
Puntland Allocates $30 000 To Drought Relief In The Region
Jacaylbaro replied to Dr Ligle's topic in Politics
It is not what i said ,,, but it is a news coming from a Bugland website sxb ,,,,,,,,, -
and this made my day today: Janecrilza was one of those UGLY women, so ugly it hurts, she never had a boyfriend. So she went to a psychic for help. - Honey! - said the psychic. You will not have luck in love in this life. But in the reincarnation, you will be a much desired woman and all men will fall at your feet. Janecrilza left very happy and so excited, as she went over a bridge she thought: "the sooner I die, the sooner my next life begins" She decided to jump off the bridge right away. But, incredibly Janecrilza didn't die! She fell on the back of a truck full of bananas; she lost her senses and fainted. As soon as she recovered, still drowsy and not being able to see very well, and not knowing where she was, she started touching her surroundings, feeling all the bananas she mumbled with a huge smile on her face: - GENTLEMEN, PLEASE! - One at a time.
-
Puntland Allocates $30 000 To Drought Relief In The Region
Jacaylbaro replied to Dr Ligle's topic in Politics
Garoowe: Magaalada garoowe ee Caasimada U ah Maamulka Lamagac Baxay Puntland Ayaa Waxa Maanta Kulan Balaadhan Kuyeeshay Hay�addaha maxaliga Ah iyo Uruurada NGO-yada ah ee ka howlgala Degaankaas Puntland. Kulan balaaran oo ay ka soo qayb galayn Xubna ka socda Golaha Xukuumada, Wakiila ka socda Hay�addaha maxaliga ah iyo Uruurada NGO-yada ah ee ka Howlgala Puntland. Shirkan ayaa ajandihiisu ahaa wax ka qabashada xaaladaha abaareed ee ka Jira Gobalada kala duwan ee Puntland Iyo Kala Hormarinta Sida Gobolada ukala Baahiweyn Yihiin Shacankoodana Ukala badan yihiin Sidoo kale Waxa iyaduna aan meesha kamaqneyn Sidii Loocaawini Lahaa Dadkan Abaaraha samaynta xoogan ku reebeen ee ku dhaqan deegaanada kala duwan Ee Puntland kuraageen. Gobolka Sanaag oo Ah Gobol Umad Badani Kunooshahay oo gaarta Ama Tira Koonkii UNDP 2009KII 2008 Noqday Population gaara 637.000 boqol oo Ruux Uguna Weyn Puntland Degaanadiisana una kala baxa degaano Xeeb Buuraley Iyo Banaan Ahna Gobolada Abaartu Sida Weyn Usaameysey Hadana Aan Horay Puntland Wax manaafacaad ah uga helin ayaa lasiiyey Xoogaa yar oo cawri Gaf ah oo gaarta % 3000 oo doolar Halka Gobolada mudug Nugaal Tuulooyinka Buurtinle Iyo Karkaar Ay kala Qaad Qaateen $ 7000 OO Doolar Halkan ka eeg Qaabkii Wax Loomamulay http://horseedmedia. net/2009/09/shir-dhe xmaray-hayadaha-ngo- wadaniga-ah-iyo-dawl adda-puntland-sawiro / Maamulka Puntland Ayaa Gobolada Puntland ee Abaaruh Kajiraan Ugu Deeqday Aduun lacag Ah oodhan $ 30.000 Lacagtan Ayaa Looqeybiyey Gobolada Puntland Waxana Goobtaas Wax Qaybinta Kadhacay Cadaalad Daro Iyo Musuq Maasuq Qabiileysi Iyo Wax Kala Dhoweysasho Layskuna Raacay oo Xaqooda Laduutiyey Shacabka Gobolada Sanaag Iyo Highland Iyo Bari oo iyagu Aaminsan In Ay Yihiin Puntland Balse Mindi Afdaran Xukuumadaasi Kulatacaaleysey Tan iyo Aasaaskii Puntland Xukuumada Puntland Iyo Shaqsiyaadkii Halkaas Kusugnaa Ayaa Sameyey Qorshayaashoodii Ay Horayba Ugu Dhigi Jireen Saamiga Gobolada Sanaag Iyo Haylaan,Waxana Qorshuhu Ahaa In Saamiga Gobolada Sida Ay ukala Shacab Iyo Degaan Iyo Ukala Baahi Badan Yihiin Lagusaleeyo Ayaa Gobolada Sanaag Iyo Highland Meesha laga Saaray Halka Gobolka Highalnd Aan lasoo hadalqaadin Goboladii lafaca Ahaa Iyo Tuulooyinka Dangorayo Iyo Taleex lacago Qayrar Macquul Ah lasiiye Gobolka Sanaag oo Ah Gobolka Labaad ee Puntland Uguweyn Uguna Shacabka badan Ayaa Waxa Lasiiyey Lacago Tuulooyinka Gobolada Mudug Iyo Nugaal Luugu Deeqay Waxana Arintaas Siweyn uga Biyo Diidey Waxgaradka Gobolka Sanaag Iyo Highland oo Sheegay In Waxqeybintii Halkaas Lagu Sameyey Ay Ahayd Tii Xukuumada Puntland Sameyn Jirey ee Gobolada Sanaag Iyo Highland Sida Weyn Isha Luugo Eegijirey Waxana Wakiilka Lacagtaas Gobolada Sanaag Iyo Highland Loosoomarin lahaa Waxgaradku Kula Taliyeen In Aanu Shacabka Gobolada Sanaag Iyo Highland Usooqaadin Lacagtaas oo Aaney Ahayn Mid Saamigooda Ah Ama Waxtar uleh. Maamulka Puntland Ayaa Mudo 11 Sano Laga Joogey Siweyn Isha Ugu eegeeyey Saamiga Gobolada Sanaag Iyo Haylaan oo Ah Gobolka Labaad ee Puntland Uguweyn Uguna Shacabka badan Arintan Ayaa Kusaleysan Cadaawad Fog oo Dadka Goboladaas Kasoojeeda Aaney Ogeyn Waxana Iminka cadaatay In Meeshan Cunsuriyad Weynoo Neceyn Looqabo Dadka Gobolada Sanaag Haylaan Iyo Bari Ay Jiraan Arintan oo Mudo Dadka Degaankaas Iska Indho Tirayeen Ayaa Maanta oo Abaaro iyo Baahiyo Maxali Ah Soofoodsaareen Ayey Xukuumada Puntland Siweyn Uduugtidey Xaququuda Shacabka Goboladaas oo Ah Kan ugu Badan Degaanka Puntland. Gobolka Sanaag Ayaa Ah Gobolka Labaad ee Degaanka Puntland Uguweyn Uguna Khayraadka Badan Waxana Gobolkaas uu Tira Koobkiii UNDP Noqday Gobolka Labaad ee Puntland Ugu Dadbadan marka Laga Reebo Gobolka Bari oo Ay Isagana Deganyihiin Isla dadka Gobolka Sanaag Iyo Haylaan. Shacabka Gobolada Sanaag Haylaan iyo Bari oo Degaanka Puntland Dal iyo Dadba ka Ah 40% Ayaan ilaa Iyo Haatan Kor u eegin Cadaawada maamulka Puntland iyo Dadka reer Puntland Tuseen Waxana Arintan Suurto Gal kadhigeysaa in Shacabka Goboladaas ee Mamulka puntland Daacada u ah amaankana ilaaliya iyo Derisnimada Walalinimada iyo Diinta islaamka cashuurtana laga qaato in xiligan ay xoogooda arkaan iskana dhiciyaan maamulka cadowga ah ee puntland Iyo Cidkasta oo xaqooda duugtiyeysa -
Ururka Midowga Africa ayaa awood buuxda u siiyay ciidamada Uganda ee jooga Soomaaliya in ay weerari karaan xoogaga ka soo horjeeda dowladda KMG ee Soomaaliya. Ururka Midowga Africa ee Magaciisa loo soo gaabiyo AU ayaa dib u eegay Awooda howlaha military ee ay ku joogaan dalka Soomaaliya,waxa uuna u ogolaaday ciidamada Uganda in ay weerari karaan ciidamada Xoogaga Hubaysan sida ay shaacisay wasaaradda gaashaandhiga ee wadanka Uganda. Dr Crispus Kiyonga oo ah wasiirka gaashaandhiga dowladda Uganda oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Xarunta u ah Ciidamada militarga Cirka ee dalka Uganda ee Entebbe ayaa waxaa uu sheeca ka qaaday in Ururka Midowga Africa uu u fasaxay ciidamada Uganda in ay weerari karaan goobaha ay ku suganyihiin Xoogaga dagaalka kala soo horjeeda dowladda KMG ee Soomaaliya. Wasiirka ayaa waxaa u sheegay in Sharciga cusub ee loo fasaxay ciidamada midowga Africa gaar ahaan kuwa Uganda uu macnihiisu yahay in laga hortago weerarada joogtada ah ee lagu soo qaado ciidamadooda iyo in ay yeereeyaan dagaalada ka jira dalka Soomaaliya. Dr Crispus Kiyonga ayaa sidoo kale sheegay in ilaa iyo sedax Batalyan oo ciidamada Uganda ay ka soo dhaqaaqeen shalay dalkaasi gaar ahaan magaalada Entebbe iyagoo badalay sedax batalyan oo ciidamada Uganda ah kuwaasi oo dib ugu laabtay dalka Uganda,waxa uuna warbaahinta u sheegay in sharciga loo fasaxay ciidamada Uganda lagu ansixiyay kulankii deg deg ahaa ee Ururka Midowga Africa ay ku yeesheen dalka Liibiya kaasoo isagu uu uga qeyb galay dalka Uganda.
-
Janecrilza was one of those UGLY women, so ugly it hurts, she never had a boyfriend. So she went to a psychic for help. - Honey! - said the psychic. You will not have luck in love in this life. But in the reincarnation, you will be a much desired woman and all men will fall at your feet. Janecrilza left very happy and so excited, as she went over a bridge she thought: "the sooner I die, the sooner my next life begins" She decided to jump off the bridge right away. But, incredibly Janecrilza didn't die! She fell on the back of a truck full of bananas; she lost her senses and fainted. As soon as she recovered, still drowsy and not being able to see very well, and not knowing where she was, she started touching her surroundings, feeling all the bananas she mumbled with a huge smile on her face: - GENTLEMEN, PLEASE! - One at a time.
-
I'm talking about nin iyo naag ,,,,
-
The cat is out of the bag. Will Riyaale stepdown??
Jacaylbaro replied to MoonLight1's topic in Politics
karkaarkay waydaarinayaaane -
waar wuxu dad maaha ,,,,, habeenkiina sariirta gariirka ka baxaya iyo guuxa iyo reenka, cadarka, uunsiga ,,, dhididka ,,,, subixiina iyagoo is caayaya oo alaabta kala gurtay uun baad arkaysaa
-
Good morning peeps ............. lazy sunday eh ?? Wah ,, it is the beginning of the week and too much to do here ,,,
-
wallooysan col iyo heshiis midna u ahayn ,,,,,,,,,,
-
Somaliland Parliament Discusses about Government Impeachment
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Today is the day ........... -
The cat is out of the bag. Will Riyaale stepdown??
Jacaylbaro replied to MoonLight1's topic in Politics
waar ka daa ha sii waalin yarka e ,,, -
Originally posted by Libaax-Sankataabte: War odaygii JB maxaa daaray? Waryaa JB, sowdigan yara kululaaday awoowe. ,, Niyow maan kululaane dee naga kala daaya ku dheh bahasha qoladan adigaa iig dhowe ,, Bosaso 2 weeks baan ka soo maqnaaye ma jin baa degey oo sidan ka dhigay labadii todobaad ? ,,, Future bosaso gartay oo anigaaba wax ugu dari lahaa si heerkaa loo gaadhsiiyee ,,,, bahasha mar ha wada deginee aayar aayar noogu dhiiba dheh ,,,
-
unshakable argument eh ?? ,,