Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. From Pro-UDUB: ..... Waxa maanta golaha wakiilada ka dhacay dagaal gacan ka hadal ah markii danbana gaadhay in hub la isula soo baxo kadib markii ay dood qadhaadhi dhex martay golaha wakiilada, doodaasi oo ka dhalatay kadib markii la laalay mooshin ay wateen xildhibaano rabay in shir gudoonka wakiilada kalsoonida lagala laabto isla markaasna golaha la soo hor dhigay tii maamuus ka xayuubinta madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa, arintaasi oo ka cadhaysiisay xildhibaano uu hor kacaayay C/raxmaan Aw Xoog oo ka soo jeeda xisbiga UDUB. Markii aan doodiii bilaabay ee aan su'aalo waydiiyay shir gudoonka ee uu gudoomiyha wakiiladu i ogolaaday in aan hadlo ayaa waxa igu soo booday xildhibaan Tukaale oo kacsan isla markasna Kulmiyaysan oo maqiiqan, ana waan iska caabiyay, Sidaasi waxa yidhi xildhibaan C/raxmaan Aw Xoog, waxa aanu sheegay in isna uu rabshadaasi gacan ka hadalka ah uu kula socday xildhibaan kale oo Kulmiye ahi, lakiin Tukaale waxa uu isagu ka soo baxay UCID, lakiin waa xildhibaan Kulmiye kula socday arintani ayuu yidhi xildhibaanku. Xildhibaan Xoog waxa uu sheegay in uu Tukaale ula soo baxay Baastoolad isla markaasina uu ka maroojiyay, isla markaasina ay is gudo galeen bastooladiina ay dhuka ay kaga dhacday, halkaasina uu ku bilaabmay buuq iyo kala yaac, ils markaasina goobta laga dareeriyay wakiiladii isla markaasina sidaasi golihii lagu soo xidhay lama sheegin xili dib loo furi doono, lakiin gabi ahaanba waxa laalmay waxii laga filaayay golaha. Dhanka Tukaale wax war ahi kama soo bixin lakiin dad goob joog ahaa waxa ay sheegayaan in labada xildhibaanba ay wateen bastooldo isla markaasina labadoodba ay ciidankii ilaalda shir gudoonku ay ka qaadeen, ma jiraan wax khasaare ah oo la soo sheegayaa lakiin waxa maanta qof waliba uu tilmaamay in ay u dhamaatay golihii wakiilada isla markaasina ayan maanta laga bilaabo wax jiraba ahayn. Awooda distoorka ayaa qeexaysa in madaxweynahu uu kala diri karo golaha hadii ay la soo gudboonaato rabshadaha noocani oo kale ahi marka ay yimaadaan lamana garan karo in sidiaasi lagu kala diri doono golahan gabay hawshiisii ee maanta isu qaatay hub, xagii ay ka dhigi lahaayeen dalka mid ka amaansan sidii ay ugu yimaadeen Shir gudoonka ayaa mushaar ahaan sanadkii u qaata Shan Boqol oo Kun Oo Doolar, sanadkii xaga shaqaalaha intiisa kalena ay ku baxdo Todoba Boqol oo Kun Oo Doolar, mana jirto wax xisaab xidh ah oo uu gudoomiyaha wakiiladu uu keenay 3 sanadood ee ugu danbaysay. Gudoomiyaha ayaa dad badani u arkaan in uu yahay mushkilada dhibaatada ka jirta golaha wakiilada, iyada oo gudoomiyaha lagu eedaynaayo in uu gabay hawshiisii isla markaasina uu yahay ninka dhibta taagan oo dhan u aabaha ah.
  2. ,,,, you've been terrorized eh ?? ,,, Allah ha kuu sahlo adigana ,,, U had the same experience even in your own tuulo in Togdheer no ??
  3. Markii uu buuqii sii xoogaystay, ayaa Ciidamada Booliska oo horeba Golaha u joogay iyo kuwo tiro badan oo kale oo xoojin ah oo uu horkacayay Taliyaha Boolisku Saqadhi Dubbad ay la wareegeen Xarunta Baarlamaanka, isla markaana ay xidheen Hoolkii Shirarka.
  4. Hargiesa (Somalilandpress), Ciidamada booliska iyo kuwa sirdoonka ayaa guud ahaan maanta xoog kula wareegay labada aqal baraalamaan ee Somaliland, waxaanay qufulo ku jabiyeen irida hore ee laga galo baarlamaanka. La wareeridan ayaa ka danbaysay ka dib markii goluhu meel mariyey mooshinkii xilka xayuubinta ee ka dhanka ahaa madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. La taliyaha shariciga ee golaha wakiilada ayaa ka hor akhriyey shirgudoonka wakiilada, sidoo kale la taliyuhu waxa uu baajiyey mooshinkii ay wateen xildhibaanada ka soo jeeda xukumada madaxweyne Daahir Riyaale, isaga oo ku tilmaamay mid aan waafaq sanayn xeerka golaha u yaala. Intaasi kadib xildhibaanada fadhiyey kal fadhigii maanta waxaa ka dhex dhashay muran aad u xoogan oo gaadhay in gacmaha layskula tago. Xildhibaan C/raxmaan Xoog oo ka mida xildhibaanada muxaafidka ah iyo xildhibaan kale ayaa gacanta isku saaray golaha dhexdiisa, gacan ka hadalkaas kadib xildhibaan Xoog ayaa la soo baxay Baaskoolad balse cid wax kuma yeelin.
  5. Morning (afternnoon for me) Ibti ...........
  6. Others are around and them bothering me is why i'm pretending to be working each time i heard someone is coming ................. and who is your "adeero" ?? ,,
  7. Just perfect ................... sleeping in da office though ,,
  8. Originally posted by Mr. Somalia: quote:Originally posted by Johnny B: ^Adeer ha ii misin dee, ma ina adeerkey ayaa tahay? Beryahanba wax reer Mugadishu ah oo genius ah lama arage, Juujaa ugu dabeyay. Laa ilaaha! Ma maanta ayaad juuje ku sheegtay genius?? Aleylehee, meel xun ayaad genius yaasha oo dhan uga dhacday maanta... But for real tho, I'm Muqdisho born and bred! Thought you were claiming you are from Burco a while back .............. :rolleyes:
  9. “Waar ninyahow anigoo makhaayad kula sheekaysanaya mid aannu saaxiibbo nahay oo dhinca kale ah oo yera taataabanaya musuqmaasuqa wasaaradaha ka jira sow mid xoog weyn oon ogahay inuu wasaarada dhan keligii liqay afka ilama soo gelin, kaddibna laba askari oo meesha fadhiyey igumay soo kicin” “Haye” “Dabaeeto labada askari kii weynaa oon is idhi tu horuu ka hadhay baa igu soo haliilay oo la iga qaban kari waayey. Wuxu iila soo baxay qori, nin meesha joogay baa qabtay oo qasnaddii ka saaray, haddana bastoolad buu la soo baxay, haddana katiinad…, haddana waxa haw igu soo yidhi askarigii yaraa oon is idhi tii horuu gaadhayaa” “Adiga yaa musuqmaasuqa wasaaradaha ka sheekee ku yidhi ma wax kalood ka hadashaad weyday sowka waddanku wada musuqmaasuqa ah” “Dee miyey igu simeenba, sow maan doonayn inaan ka hadlo musuqmaasuqa hayadaha, ganacsatada iyo meel walba, ma anaa meelba ka tegayey” “Haaye maxaad ka wasaaradaha ugu bilowday, miyaad wax kale ku bilowdid?” “Anigu ma madaxdii qarankaan caayey mise kuwii aalaha maxay igu haystaan wax jira uun baan sheegee?” “Dee markaa maxaad yeeshay?” “Dee waan uga toosay” “Yaah!! Maxaad tidhi, waan uga toosay? Sidee ahaan?” “Dee hurdadii baan uga toosay oo halkii bay igaga hadheen, ma si kalay kaaga hadhayaan inaad uga toosto mooyee, miyaanan abaalkood ka waraabin?” “Oo miyaad hurudday?” “Haddaa miyaan soo jeeday? Haddaan soo jeedo miyaannu nimankanba isku iman lahayn” “Oo waxan aad ka sheekaynaysaaba ma riyaa?” “Haddaa hee… riyadii baa lagaga nabadgeli laayahee ma soo jeed baa lagaga nabad geli” “Sow markay soo toosaan ku soo raadsan maayaan” “soo jeedkaba waan u dayn, toosiba maayo” “Oo sow haddana markaa riyoon maysid?” “Seexanba maayo, waan iska soo jeedi” “Oo markaa miyaad aamusi afkaa lagaa falee” “Haa oo weligay soojeed dawlad kuma xaman, shicibka uun baan soojeedka ku xantaa, waan is ilaaliyaa markaan soo jeedo laakiin markaan seexdo isma ilaalin karo intaasay iyana ka faa’iidaysanayaan oo hurdaday ila eeganayaan” “Oo maxay kugu haystaan haddaad huruddo, mindhaa inaad soo jeeday moodayeen?” “Dib dambeba u seexan maayo intay wax isbeddelayaan” “ Siday wax isu beddelayaan” “Kollay ammaan la heli maayee intay imanayaan kuwo soo jeedka dadka ku qabsanaya oon hurdada ku qabsanayn” “Oo sow markaana lagu xidhi maayo?” “Sowtaan ku idhi soojeedka wax kuma xanto” “Dee qaar kaloo soo jeedka wax ku xantaba sow la qabsan maayo illayn dadku keligaa maahee” “Waa runtaa.. oo haddaa maxaan yeelnaa?.” “Dee kuwan riyada wax ku qabsanaya maxaad ku haysataa sow kama darna kuwa soo jeedka wax ku qabsanayaa, markaa miyaanay ahayn in kuwan riyada kugu qabsanaya la iska daayo ha joogaane” “Maya..maya..maya…ma rkaa cidiba seexan maysee, dadka ma hurdo la’aan baad ku dilaysaa” “Dee haddaa kuwa soojeedka ku qabsanaya ma keennaa?” Maya..maya..maya, sow markaana dadku wada seexan maayo, cidiba toosi maysee yaa dalka u shaqayn?” “Dee haddaa meeshaba aynu qabsanno illayn innagu soojeed iyo riyo cidna wax ku qabsan maynee” “Ma sidaasaa?” “Ma si kalaa jirta” “Waa talo wanaagsan” Xasan C. Madar
  10. Good morning trollers and trollettes ...
  11. hehehehehehe ..... wax baan is rabay inaan idhaahdo lakin waan ka noqday ,,
  12. Originally posted by Nin-Yaaban: Jaceyl whatever happened those pics you promised? Kuwee ??
  13. Waqtigu wuu sunsumayaa Midna waa la sugayaa Soo jire ma noole'e Qarni waliba wuu socon Safna wuu ka daba dhalan Hadba kooda sarakaca Waxa sahayda uga taga Kii horee sagootiyey In English: Transient is the passing time As new one is anticipated Older generations are no more And every legion will recede As new rows are born For every ensuing generation That who leave them legacy Is the preceding one Language is one of the main resources in any society as well as cultural and traditional venues are. These above mentioned need to be protected to make sure that the nation exists generation after generation.History prevails that there were many nations in this world that perished after new generation, who had no chance to inherit their language and cultural prosperity from the previous generation, came into existence. Somali-speaking nations went through many difficulties that caused them to immigrate to new nations and settled there. The new Somali-speaking generation hardly speak in Somali language neither know their cultural resources. In this case, Rhoda Rageh started a tireless and wonderful struggle to keep the Somali Literature alive among this new Somali-non speaking age group. As a member of Farshaxan website, we congratulate Rhoda on her determined and new struggle for the Somali literature. Rhoda translates some poems into English to make the new generation to still taste the richness and beauty of their culture. Rhoda does not only translate the meaning ,but in a great effort tries to keep that deep meaning and expression the poem entails to still have the sense and goal of the poet. As far as we know Rhoda is alone in this venue although there are some other people who did one song or two in their lifetime. There are more than handfuls in number in the Farshaxan library that Rhoda already shared with us and still her meticulous effort is going on. In her own words, Rhoda helped us understand the deep meaning and mission of language by using her tireless pen in this statement “Language is inherently unstable. Imperfect articulation of phonemes render non-native speaker as odd and illiterate and often induces the scoff of natives. Words change form and meaning. They sometimes pick up negative connotations, sometimes positive, and occasionally disappear from practice entirely while other terms borrowed from foreign languages keep vocabulary expanding. However, the process of change in a language is intricately intertwined with the attitude and cognizance of its native speakers.” At that point, she expressed how influential of the native speaker could have on the language revolution. Rhoda decided to do something about the Somali Speakers paying more attention to the sound of the music while ignoring the lyrics as consequence of not understanding. In this case Rhoda found out that there is a role to be played to keep Somaliland culture and tradition alive. Rhoda had to share with us her profound passion which made her to do an extra-ordinary effort to restore cultural and traditional values among youth and what she decided by saying “my passion is to read and write but I find it my responsibility to translate Somaliland Literature that matters to me so that the young Somali Landers in the Diaspora can connect with their cultural heritage. Many sing to tunes of the recently rhapsodized music from Somaliland but I don’t think many of them understand the lyrics and the passion that engulfs us when we hear the classical Music of our culture. Language is culture and culture is language”. Rhoda was born and raised in Hargeisa, Somaliland. She did her elementary, intermediate and secondary school in Hargeisa as well as she had the opportunity and hard-working skills to complete her undergraduate(B.A) and graduate(M.A) degrees in English Literature in San Jose State University in San Jose city. Rhoda was employed as an ESL teacher in the United Arab Emirates .She had to teach UAE nationals who were also employees of Abu Dhabi National Oil Company and its affiliates in a process of changing 80% of the Emirate work force from foreigners to UAE national’s. Her students were an adult language students. Rhoda does not translate every Somali language literature ,but she uses the process of pick and choose technique as some people may ask themselves what criteria guides her very carefully and what makes her to select some rather than all. Without speculating those characteristics of her preferred determination, Rhoda elaborated for us by saying “I am selective of my literary material because as hard this may sound for some who believe the concept of “art for art’s sake,” I believe art is more than just pleasure. As Abrams wrote in his book “The Mirror and the Lamp,” Literature is a lamp that sheds light on the goodness of a culture but it is also a mirror through which a society can look and reflect. I also believe that literature is to instruct and delight. Therefore using all these aspects together, I try to bring out everything that matters to the young English speaking generation. I have another reason too why I choose my literature carefully. For a long time now, the news of what we used to call Somalia has been degraded. Our youth have lost not only their land but they have lost a culture and cultural continuity. They are suffering in Western and Arab countries rootless and on top of that they hear very demeaning things about them. They are paying a heavy price of a country and culture they don’t understand. Their looks represent that culture and their behavior is judged by it. Therefore, let our youth and the rest who are negative about Somalia/Land learn about the other side of our once cultured society.” This kind of action committed by Rhoda guides us to understand how much she cares about the youth as well as she is pushing herself to have this youth understand lyrics of any song or poem instead of dancing with flow. Rhoda shared with us how strongly that she feels about preserving cultural values by declaring this: “I am a student of Humanity but I won’t comprise the values that shape my reality. No one emerges from a vacuum. Everyone informs of a cultural background and the material I choose, though I don’t denounce the values of other cultures shows both the universality of literature and the rareness of ours”. The consequence of every action performed could lead success or failure ,but Rhoda does not ignore this fact ,but always puts her work of balancing to do better. When asked to elaborate the outcome of her work among readers, she did not hesitate, but contributed to us this “I had tremendous success in my approach. Since I started translating Somali literature, not only have I brought enormous awareness that many now spend a lot of time reading or writing about our literature but my biggest success is the overwhelming response I receive from the young Somali Landers scattered everywhere in the world. I hear their frustration, their fears, their fondness of culture and their aspirations to learn about literature. That was my aim and nothing gives me more pleasure than to hear a young student writing from Australia asking me to mentor him or from California sharing her loneliness in the death of her father. Some even think I am in their age range and try to connect with me and I receive all of them with good cheer.” As always positive / negative feed back encourages us to do better ,Rhoda listens to her readers and ….“ I hear from adults as well. On my first translation of the song “Mother” a reader blessed me for giving him the very thing he was looking for at a moment when his young nephew was rude to his mother and he was searching for something exact that could make this child understand the value of mother. I don’t hear from Somali Landers alone. People write to me from Somali speaking countries. When these people write from Djibouti, Kenya, Ethiopia or anywhere in the Diaspora they are parts connecting to a whole and they affirm the value of literature and the oneness of humanity”. Rhoda always takes advantage of any opportunities to thank and congratulate her readers as well as she often writes to them .In conclusion of this introduction for Rhoda Rageh’s enormous work , we decided to write down her message to all of us: “To all the young people who wrote me and to all the people who always admire my writing, I want to thank them from the bottom of my heart. I hope my writing encourages many young Somali Landers to learn literature, humanity and courses that matter. A professor of mine who was a Shakespearean Scholar once told me that his major was math in undergraduate, at that time, he said: “I thought math was going to change the world but later I found out that Literature is the one that is changing the world.” I believe him because literature has changed me profoundly and until today I change others as profoundly as it has changed me”. Rhoda Rageh. by Fouad - member of Farshaxan
  14. Husband - hey dear, I am logged in. Wife - would you like to have some snacks? Husband - hard disk full. Wife - have you brought the saree. Husband - Bad command or file name. Wife - but I told you about it in morning Husband - erroneous syntax, abort, retry, cancel. Wife - hae bhagwan !forget it where's your salary. Husband - file in use, read only, try after some time. Wife - at least give me your credit card, I can do some shopping. Husband - sharing violation, access denied. Wife - I made a mistake in marrying you. Husband - data type mismatch. Wife - you are useless. Husband - by default. Wife - who was there with you in the car this morning? Husband - system unstable press ctrl, alt, del to Reboot. Wife - what is the relation between you & your Receptionist? Husband - the only user with write permission. Wife - what is my value in your life? Husband - unknown virus detected. Wife - do you love me or your computer? Husband - Too many parameters. Wife - I will go to my dad's house. Husband - program performed illegal operation, it will Close. Wife - I will leave you forever. Husband - close all programs and log out for another User. Wife - it is worthless talking to you. Husband - shut down the computer. Wife - I am going Husband - Its now safe to turn off your computer .
  15. No better time to declare my allegiance than the present by notifying that I am not actually from Borama but from Berbera. It has been a terrible lie. and how do we know you are not lying this time again ??? ,,,
  16. Originally posted by juma-nne: MR. Xaabsade ayaa arin horleh hadda bilabay. That I see as a premilinary for another postponement .... Odaygu seeftuu la soo baxay
  17. One hour before the Sambusa .............
  18. Ibti ,,, i really don't know ,,,