Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Someone is so obsessed ....
  2. Indha Adayg waxa kaga daran xishood la'aan. Dad baa inta magaalooyinkoodii la iska soo qaatay Bosaso la iskaga qoranayaa ,, Cajiib ,,,
  3. loooooooooooooooool@ tell ayaa la igu sheegay
  4. PRESS RELEASE 026/2009 Nairobi, 4 September 2009 – A delegation from UNPOS, led by the UN Deputy Special Representative for Somalia Charles Petrie, visited Somaliland this week to meet officials, with a focus on the continued and strengthened engagement of UNPOS in Somaliland. The delegation also met members of the Government as well as various political parties and civil society representatives to hear their viewpoints. The delegation held a constructive meeting with President Dahir Riyale Kahin. The visit, and in particular the meeting with the President Riyale, was welcomed by the UN Special Representative for Somalia, Ahmedou Ould-Abdallah who said he hoped it was proof of Somaliland's determination to move towards peace and compromise. "Somaliland has an impressive history of resolving its internal tensions peacefully and I hope this tradition will be used to address the current challenges," said Mr Ould-Abdallah. "For the past two decades Somalilanders have followed the path of dialogue and denounced violence," he added. "I believe Somaliland can provide many lessons in finding peaceful solutions to the internal crisis."
  5. problems in somalia can be fixed quite easily wow ,,,
  6. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkk
  7. Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in ay ku soo biireen qaar ka mid ah xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda iyadoo sidoo kalana tilmaamtay in wax laga badalayo sharcigii AMISOM ay ku joogeen Soomaaliya. Kadib shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay aqalka Madaxtooyada ee Soomaaliya Wasiirka arimaha dibadda ee dowladda KMG Cali Axmed Jaamac Jangali ayaa waxaa uu sheegay in wadahadalo gudaha ay u socdaan dowladda KMG iyo Xisbul Islaam isagoona sheegay wasiirku in horay ay xukuumadda ugu soo biireen qaar ka mid ah saraakiisha Xisbul Islaam iyo Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin Sida uu hadalka u dhigay. Wasiirka arimaha dibadda ee dowladda KMG oo shirkiisa jaraa’id kaga warbixinayay safar uu dhawaan madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ku soo maray dalka dibidiisa ayaa waxaa uu sheegay in kulankii midowga Africa ee dhawaan ka dhacay Dalka Liibiya la isku afgartay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo dhameystiro Ciidamada AMISOM islamarkaana wax laga badalo sharciga ay ku howlgalaan. Mar la weydiiyay wasiirka arimaha dibadda ee dowladda KMG soo galitaanka ciidamada Ethiopia ay gudaha u soo galeen wadanka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in arintaasi uu madaxweynuhu horay kala hadlay Wadamada dariska ah ee xaduudaha la leh Soomaaliya islamarkaana xukuumadu ay dabagal ku heyso sababta keentay in Ciidamada Ethiopia ay dib ugu soo laabtaan Soomaaliya. Ugu dambeyntii Wasiirka arimaha dibadda dowladda KMG waxaa uu sheegay in ay guul ku soo gaba gaboobeen safaradii dhawaan madaxweynaha dowladda Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ku tagay wadamo ay ka mid ahaayeen Qadar Imaaraadka Carabta iyo Wadanka Liibiya.
  8. Dastuurka sidQODOBKA 96AAD EEDEYNTA IYO MMMUUS-KA-XAYUUBINT A MADAXWEYNAHA, KU-XIGEENKA MADAXWEYNAHA IYO WASIIRADA 1. Haddii Madaxweynaha iyo ku-xigeenka Mad axweynaha lagu 800 oogo dembiyada kala ah:­ b. Khiyaamo Qaran (High Treason) ama t. Ku xad gudub Dastuurka. Waxa ku soo oogi kara Madaxweynaha ama/iyo Madaxweyne-ku- xigeenka dembiyada ku xusan faqradan ugu yaraan saddex meelood meel xubnaha ka tirsan Golaha Wakiilada; iyaga oo eedaynta u gudbin doona Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, Golaha Wakiiladuna waxuu ku ansixin karaa cod tirada xubnaha Wakiilada badhkood iyo mid ah {Absolute Majority). 2. Golaha Wakiiladu wuxuu igmanayaa guddi aan ka badnayn toban (10) xubnood oo eedeynta M/weynaha ama Madaxweyne-ku- xigeenka kaga oogta Golaha Guurtida hortiisa, wuxuuna Golaha Wakiiladu adeegsan karaa qareemo madax­bannaan oo arrintaas eedaynta ka kaalmeeya. 3. Waxa u fadhiisanaya xukunka eedayntaas Golaha Guurtida oo uu Guddoomiye ka yahay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo dhagaysanaya dacwadda ay soo oogayaan Guddida ay igmadeen Golaha Wakiiladu, iyadoo Madaxweynahu ama Madaxweyne-ku- xigeenku isaguna yeelanayo qareemo gaar ah oo difaaca. Golaha Guurtidu wuxuu ku ansixin karaa eedayntaas cod 2/3 (saddex meelood laba meelood) oo tirada guud ee Golaha ah. 4. Haddii Xeer-ilaaliyaha guud ku soo eedeeyo Wasiir ama Wasiir-ku-xigeen dembi ka mid ah dambiyada ku sheegan faqradda koowaad ee qodobkan, waxaa warbixinta eedda uu Xeer- ilaaliyaha Guud u gudbin doonaa Madaxweynaha. Haddii Madaxweynuhu ku qanco warbixinta waxa uu Wasiirka ama Wasiir-ku-xigeenka ka xayuubin doonaa dhowrsannaanta. Haddii uu ku qanci waayo Madaxweynuhu warbixinta Xeer-ilaaliyaha Guud, wuxuu amrayaa inuu Xeer-ilaaliyaha Guud la noqdo dacwadiisa. 5. Waxaa eedda Ia xidhiidha Wasiirada qaadi doonta Maxkamadda Sare ee Cadaaladda (High Court of Justice), Maxkamadaas oo ka kooban Guddoomiyaha Maxkamadda Sare; afar garsoore oo ka tirsan Maxkamadda Sare iyo afar xubnood oo ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka oo Gole waliba soo doorto laba xubnood.
  9. The Ethiopian Peoples’ Revolutionary Democratic Front (EPRDF), led by its chairman and prime minister, Meles Zenawi, has radically reformed Ethiopia’s political system. The regime transformed the hitherto centralised state into the Federal Democratic Republic and also redefined citizenship, politics and identity on ethnic grounds. The intent was to create a more prosperous, just and representative state for all its people. Yet, despite continued economic growth and promised democratisation, there is growing discontent with the EPRDF’s ethnically defined state and rigid grip on power and fears of continued inter-ethnic conflict. The international community should take Ethiopia’s governance problems much more seriously and adopt a more principled position towards the government. Without genuine multi-party democracy, the tensions and pressures in Ethiopia’s polities will only grow, greatly increasing the possibility of a violent eruption that would destabilise the country and region. The endeavour to transform Ethiopia into a federal state is led by the Tigray People’s Liberation Front (TPLF), which has dominated the coalition of ethno-nationalist parties that is the EPRDF since the removal in 1991 of the Derg, the security services committee that overthrew Emperor Haile Selassie in 1974. The EPRDF quickly institutionalised the TPLF’s policy of people’s rights to self-determination and self-rule. The federal constitution ratified in 1994 defined the country’s structure as a multicultural federation based on ethno-national representation. The government has created nine ethnic-based regional states and two federally administered city-states. The result is an asymmetrical federation that combines populous regional states like Oromiya and Amhara in the central highlands with sparsely populated and underdeveloped ones like Gambella and Somali. Although the constitution vests all powers not attributed to the federal government in them, the regional states are in fact weak. The constitution was applauded for its commitment to liberal democracy and respect for political freedoms and human rights. But while the EPRDF promises democracy, it has not accepted that the opposition is qualified to take power via the ballot box and tends to regard the expression of differing views and interests as a form of betrayal. Before 2005, its electoral superiority was ensured by the limited national appeal and outreach of the predominantly ethnically based opposition parties. Divided and disorganised, the reach of those parties rarely went beyond Addis Ababa. When the opposition was able to challenge at local, regional or federal levels, it faced threats, harassment and arrest. With the opportunity in 2005 to take over the Addis Ababa city council in what would have been the first democratic change of a major administration in the country’s history, the opposition withdrew from the political process to protest flaws in the overall election. The EPRDF did not feel threatened until the 2005 federal and regional elections. The crackdown that year on the opposition demonstrated the extent to which the regime is willing to ignore popular protest and foreign criticism to hold on to power. The 2008 local and by-elections went much more smoothly, in large part because the opposition Coalition for Unity and Democracy (CUD) was absorbed with internal and legal squabbles, and several other parties withdrew after their candidates experienced severe registration problems. The next federal and regional elections, scheduled for June 2010, most probably will be much more contentious, as numerous opposition parties are preparing to challenge the EPRDF, which is likely to continue to use its political machine to retain its position. Despite the EPRDF’s authoritarianism and reluctance to accept genuine multi-party competition, political positions and parties have proliferated in recent years. This process, however, is not driven by democratisation or the inclusion of opposition parties in representative institutions. Rather it is the result of a continuous polarisation of national politics that has sharpened tensions between and within parties and ethnic groups since the mid-1990s. The EPRDF’s ethnic federalism has not dampened conflict, but rather increased competition among groups that vie over land and natural resources, as well as administrative boundaries and government budgets. Furthermore, ethnic federalism has failed to resolve the “national question”. The EPRDF’s ethnic policy has empowered some groups but has not been accompanied by dialogue and reconciliation. For Amhara and national elites, ethnic federalism impedes a strong, unitary nation-state. For ethno-national rebel groups like the ONLF (****** National Liberation Front; Somalis in the Oga­den) and OLF (Oromo Liberation Front; the Oromo), ethnic federalism remains artificial. While the concept has failed to accommodate grievances, it has powerfully promoted ethnic self-awareness among all groups. The international community has ignored or downplayed all these problems. Some donors appear to consider food security more important than democracy in Ethiopia, but they neglect the increased ethnic awareness and tensions created by the regionalisation policy and their potentially explosive consequences.
  10. Someone must be so pissed of now ,,,,
  11. Originally posted by cynical lady: You have no idea what he can do in that position ,,,, Good afternoon chaps ...........
  12. Ilaahay ha kuu fududeeyo ..........
  13. 1. Smelly people 2. Slow internet connections 3. People who eat with their mouth open 4. People being bossy 5. Mobiles turned off when you need to speak to someone
  14. “Waxa imika la ii dhiibay mooshin ay ku saxeexan yihiin ilaa 38-xildhibaan, mooshinku waxa uu ku saabsan yahay soo jeedin maamuus ka xayuubin Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Kuxigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasin , marka iyada oo la raacayo xeer-hoosaadka Golaha qodobkiisa 37aad, mooshinkaa waxaanu u gudbin doona Garyaqaanka lataliyaha sharciga ee Golaha Wakiillada Somaliland isaga oo muddo 24-sacadood gudahood ku soo eegi doona Mooshinka Golahana dibna ugu soo celin doona fadhiga beri ”
  15. Sideed Iyo Sodon Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhigii maanta ee Golahaasi soo jeediyey in mamuus ka xayuubin lagu sameeyo Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Iyo Kuxigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasin, isla markaana Mooshinkaas maamuus ka xayuubinta waxay u gudbiyeen Shirgudoonka Golahaasi. Fadhigan maanta oo uu shirgudoominayey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland C/raxmaan Maxamed C/laahi,oo furmay saacadu markii ay ahayd abaaro 10:30 subaxnimo ee Saaka ayaa waxa aad loo adkeeyey amaankiisa , waxaana madasha si xad-dhaafa looga soo buuxiyey ciidamo boolis ah oo hormood ka ahaa Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Col. Maxamed Saqadhi Dubad. Iyada oo suxufiyiin fara badan loo diiday inay gudaha u galaan xarunta Golaha Wakiillada. Jewiga Golaha Wakiillada oo ahaa mid ka duwan fadhiyadii u danbeeyey ee Golahaasi oo ay ka taagnaayeen Xamaasad iyo buuq badan oo ka dhex aloosan xildhibaanada Golaha ayaa saaka sidii hore ka degenaa, inkasta oo xashaashaqa xildhibaanada labada dhinac u kala qeybsamay aad maqlaysay. Fadhigan maanta oo ay madasha ka soo xaadireen 71-Mudane oo ka mid ah 82-Mudane ee Golaha Wakiilada ka kooban yahay, ayaa waxa uu Gudoomiyaha Golaha Wakiilladu ku wargeliyey Mudanaayasha Golahaasi in xildhibaano Mooshin maamuus ka xayuubin Madaxweyne Iyo Madaxweyne Kuxigeen u soo gudbiyeen, Gudoomiyaha oo ka hadlayana Mooshinka loo soo gudbiyey waxa uu yidhi “Waxa imika la ii dhiibay mooshin ay ku saxeexan yihiin ilaa 38-xildhibaan, mooshinku waxa uu ku saabsan yahay soo jeedin maamuus ka xayuubin Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Kuxigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasin , marka iyada oo la raacayo xeer-hoosaadka Golaha qodobkiisa 37aad, mooshinkaa waxaanu u gudbin doona Garyaqaanka lataliyaha sharciga ee Golaha Wakiillada Somaliland isaga oo muddo 24-sacadood gudahood ku soo eegi doona Mooshinka Golahana dibna ugu soo celin doona fadhiga beri ” Dhinaca kale, waxa fadhigiisi maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland la horkeenay mooshin ku saabsan in wax ka bedelka lagu sameeyo Xeer-hoosaadka Golahaasi, oo loola jeedo marka wax laga bedelo in la rido Shirgudoonka Golahaasi, waxaanay mudanayaashi ku saxeexna u gudbiyeen Shirgudoonka Golaha Wakiilada, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi [C/raxmaan Cirro] waxa uu sheegay sida Xeer Hoosaadkoodu qorayo in wax ka bedelka xeer-hoosaadka ay soo gudbinayaan Guddida joogtada ee Golaha Wakiilada.
  16. “Somaliland waxay taariikh ku lahayd xallinta khilaafaadka dhexdooda, waxaanan rejaynayaa in hab-dhaqankaasi hadda ka hirgeli doono (Somaliland), si loo xallilo murannada iyo is-maan-dhaafyada taagan.”
  17. Nairobi (HWN/UNPOS)- Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ahmedou Ould-Abdalla, ayaa tan iyo intii is-mari-waaga Siyaasadeed dalka ka bilaabmeen, markii u horraysay ka hadlay khilaafaadka Siyaasadeed ee Somaliland ka taagan, waqti Wefti uu hoggaaminayo ku-xigeenkiisu ay dalka dib uga amba-baxeen. Sida aanu ka soo xiganay Warsaxaafadeed kooban oo ka soo baxay Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay, Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ahmedou Ould-Abdallah waxa uu sheegay in Somaliland oo beesha Caalamku uga bartay inay iyagu dhexdooda dhammaystaan khilaafaadka, isla markaana isu-tanaasulaan uu rejaynayo in ay hoggaankooda Siyaasaddu tallaabadaa qaadi doonaan. Waxaanu sheegay in Somaliland taa awood u leedahay. “Somaliland waxay taariikh ku lahayd xallinta khilaafaadka dhexdooda, waxaanan rejaynayaa in hab-dhaqankaasi hadda ka hirgeli doono (Somaliland), si loo xallilo murannada iyo is-maan-dhaafyada taagan.” Ayuu yidhi Ergaygu. Waxaanu intaa ku daray oo uu yidhi, “Labaatankii sanno ee la soo dhaafay reer Somaliland waxay ku taagnaayeen Jidka wada-xaajoodka iyo xallinnta Khilaafaadka. Markaa waxaan rumaysnahay in Somaliland ay aqoon u leedahay xal-u-helidda khilaafaadka gudahooda.” Hadalka ka soo yeedhay Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, ayaa ku soo beegmay waqti Wefti uu horkacayo Ku-xigeenkiisu Mr. Charles Betrie uu dalka dib uga laabtay ka dib markii uu kulamo gooni-gooni ah la yeeshay Madaxweyne Rayaale, Hoggaamiyayaaasha Axsaabta Mucaaradka ah iyo Hay’adaha Dawladda ee kale qaarkood. Hadhwanaagnews.com/O ffice Hargeysa/Somaliland