
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Amiirka Al-shabaab Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr oo ka hadley Somaliland.
Jacaylbaro replied to Juje's topic in Politics
xagay soo mariba ,,, -
UDOOMIYAHA JAALIYADDA S/LAND EE GERMANY OO BEENIYEY WAR AY SOO DAABACEEN WEBSITEYADA QAARKOOD Germany (Goljano) Mar aanu u kuur galnay Xaqiiqada ka jirta Wararka Sheegaya in Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee Germany uu ugu Baaqay Muwaadiniinta Jarmalka ah ee dhalasho ahaan kasoo jeeda kuna sugan haatan Somaliland in ay Deg deg uga soo baxaan Dalka, Dibna ugu noqdaan Germany, isagoo ku sababeeyey Xagga amaanka oo sii wiiqmaya, ayaa waxaanu la xidhiidhnay isla Guddoomiyaha Jaaliyadda Mr Maxamed Xuseen Dhacsi oo wakhtigan xaadirka ah ku sugan Germany, Waxaanu Guddoomiyuhu issagoo arrintaasi ka hadlaya aadna u cadhaysan uu Shabakadda Wararka ee Goljano Media u Xaqiijiyey in Warkaasi uu yahay mid laga been abuuray, oo Sal iyo Raad toona aan lahayn. Issagoo noo caddeeyey in aanay jirin wax Bayaan ah oo kasoo baxay Jaaliyadda. Waxaanu Guddoomiyuhu uu kusoo koobay Burinta Warkaasi Warsaxaafadeedkan oo uu isla Caawa nasoo gaadhsiiyey, kaasoo u qornaa sidan: Waxaa wax laga xishoodo ah in websiteka Gebilay.net noqodo mid dadka ugu kala adeega xumaanta oo lagu shaqeysto, Isagoo warka uu soo tabinayo loo soo dhiibay ee aanu eegin Milgihii Saxaafada ama halka uu ka keenay warka aan sal iyo raad dootana lahayn ee uu maanta oo ay taariikhdu tahay 2/09/09 oo yidhi Gudoomiyaha JSL ee Germany oo ugu Baaqey Jaaliyadda Somaliland iney sida ugu dhakhsaha badan uga soo baxaan Somaliland waxaan aad uga xunahay in website la soo adeegsaday waxaa soo qoro anagu waxaanu nahay jaaliyada shacabka somaliland oo dhan u adeegta xisbina ma taageerno siyaasadana kama hadalano Hadaba waxaan dhamaan shacabka somaliland ee nabad jecel u sheegayaa inaan jirin wax bayaan ah oo ka soo baxay jaaliyada ee uu yahay been abuura ay niman dano kale leh u soo adeegsadeen websiteka gebilay.net. Waxnaan websitekau sheegayna inay si degdeg jawaab uga bixiyaan halkay warka ka keeneen iyagoo ka gudbay milgihii saxaafada ee la adeegsaday waxnaan leeyahay nimanka gabanaya ee soo adeegsanaya inamada saxaafada inay iyagu is cadeeyan waxba yaanay gabanee waxnaan shacabka somaliland ugu hambaliyaynaynaa sidii nabad geliyada lahayd ee ay dareenkood u muujiyeen ee nabadood u ilaashadeen iyagoon hal askri dhagax ku tuurin waxnaan saddexda xisbi qaran u baaqayanaa inay muranka wada hadal ku dhameeyaan soona afjaraan khilaafadka dhexdood oo dalka badbadiyaan si ay doorasho xalaal oo xor ah inoogu dhacdo waxaanu beeninaynaa,qoraal been fariina oo la soo galiyay web site Gebilay.net, waanu soo helnay ninka waxan ka danbeeyay,meesha uu joogo iyo lineka uu isticmaalayba, waxaananu la tiigsanaynaa, Maxkamed haday noqoto wadanka gudihiisa iyo Germany-ba. Waxaanu uga digaynaa Websiteyada Somaliland inay iska hubiyaan waxyaabaha foosha xun ee ay soo qorayaan dadka xumaanta iyo khalkhalka jecel, markastana jecel inay dadka sii kala fogeeyaan. Guddoomiyaha Jaaliyada Germany Mohamed Hussien Dhacsi inadhacse@hotmail.co m
-
Yes got it Norf ,,,, thanks
-
Imagine you have that for Afur ,,,, wow where is nuune when u need him bal ,,,,
-
Of course i need it ... I will circulate it among the staff ,,, I mean to those non-muslims
-
Sooo delicious ,,,,,,,,,,,,,
-
Not good for health ,,,,
-
Ohh don't go ,,,,,,,,,,,,,
-
Recession seems to put people in the mood for condoms
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
U saying even Jacayl is Haram ??/ ,,,, -
Had a "Hilib" for Suhuur last night ,,,,, Yummmyyy Last day of the week ,,, ehem
-
Recession seems to put people in the mood for condoms
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Subxaan ! ! ! .... Xaaraam like the Pork ???? -
So what do u expect ? ,, a welcome ?/ ,, No Way
-
WHICH COUNTRY IN AFRICA HAS THE MOST BEAUTIFUL WOMEN?
Jacaylbaro replied to Ismahaan's topic in General
Let me know ........ and make sure you don't decide to stay for good ,, -
In principle, they don't want anybody and they don't want each other ,,,,,,,,,,,,,
-
WHICH COUNTRY IN AFRICA HAS THE MOST BEAUTIFUL WOMEN?
Jacaylbaro replied to Ismahaan's topic in General
Originally posted by Ardo Askari: ^i bet u that resembles ur fav kind of woman Not at all ............... -
I know ......... so is everyone else.
-
I'm not sure if their soldiers are capable of such thing ,,, but they can give a try anyway.
-
Amiirka Al-shabaab Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr oo ka hadley Somaliland.
Jacaylbaro replied to Juje's topic in Politics
Bring it on boy .............. let's see what u got here you bloody vampire. -
-
I don't know but i somehow like Ibtisam when she is happy laughing at anyone and at any comment not when she is shouting at anybody and at any comment in those other days ,,,
-
.. waar qaar iga daran baa jooga
-
I love my bidaar and always try to kiss it .... too bad i can't reach it.
-
Originally posted by Valenteenah: JB, You got antibiotics for a headache? OK. *Note to Self: Never go to a doctor in Hargeisa* I'm telling you ,, they are a nightmare. Imagine antibiotics for a headache without even asking further questions and without sending me for a blood test.