
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
It is caligii ,, means qofkii ,,,, come on Can't recall the rest of the song dee ,, what did u think ,, i'm Abwaan ?? ,, lol
-
“Waa 11 Budhcad-badeed ah iyo Laashkoodii, waana Budhcad-baddeedii Puntland, waxaana qabtay Ciidanka ilaalada Xeebta Somaliland,” ayuu yidhi Wasiirku. “Dabcan, hawlgal Ciidanku sameeyeen baa lagu soo qabtay,” ayuu raaciyay.
-
Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay koox ka mid ah Budhcad-baddeeda Maraakiibta iyo Doonyaha shisheeye ka qafaasha Xeebaha Puntland. Sida uu xalay Wargeyska Ogaal u xaqiijiyay Wasiirka Daakhiliga Somaliland Cabdillaahi Ismaaciil Cali, Ciidanka ilaalada Xeebuhu waxay shalay meel u dhow degmada Lughaya ee xeebta gobolka Awdal ka qabteen 11 nin oo Budhcad-baddeed ah iyo Laash ay wateen. “Waa 11 Budhcad-badeed ah iyo Laashkoodii, waana Budhcad-baddeedii Puntland, waxaana qabtay Ciidanka ilaalada Xeebta Somaliland,” ayuu yidhi Wasiirku. “Dabcan, hawlgal Ciidanku sameeyeen baa lagu soo qabtay,” ayuu raaciyay. Wasiirka oo la waydiiyay in kooxdaa Bad-jiifka Xeebaha Puntland ee Ciidanku qabteen, ay wax ka geysteen deegaankaa ay soo galeen ee lagu qabtay, waxa uu sheegay in aanay wax falal afduub ah ka geysan deegaankaas. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro), waxa uu sheegay in kooxdaa qaarkood isku dayeen inay baxsadaan, balse ay Ciidanka ilaalada Xeebuhu ku guulaysteen inay gacanta ku wada dhigaan, kana soo qabteen inta u dhexaysa Lughayaha iyo Ceel Sheekh. “Waxba may geysan…Horta runta marka laga hadlo, sida muuqata dabaylo ayaa keenay,” ayuu yidhi. Wasiirku waxa uu sheegay in aanu jirin cid ka mid ah kooxo ay dhawr jeer oo kala duwan Budhcad-baddeed ahaan u qabteen oo gar-sugayaal ku ah Jeelasha Somaliland, taas bedelkeedana waxa uu tilmaamay inay hore xukuno ugu rideen. Mar Wasiirka la waydiiyay waxa ay tahay caddaynta ay u hayaan in kooxdaa uu qabashadooda sheegay ay ka tirsan yihiin Budhcad-baddeeda xeebaha maamul-gobolleedka Puntland ee Waqooyi/bari Soomaaliya, waxa uu ku jawaabay; “Kuwan imika la hayo abtirsiimadooda ayaa lagu caddaynayaa oo waa Budhcad-badeed u dhalatay deegaankaa (Puntland), wixii faahfaahin ahna dib baanu ka sheegi doonaa.”
-
car waa maantaba, car waa maantaba caligii ay ceebtu raacdaayeeey ,,,
-
Ninka wax ragga ahi waan ku dilayaa kuma yidhaahdo ee isagoon hadal buu ku dilaa ,,, now go figure out ,,
-
And she is interested to go back for more fun ....
-
beaches off the coast of Somaliland
-
I headed to Berbera this past weekend (Thursday and Friday) and came back with as many seashells as I could squeeze into two hands, several new British phrases, a "proper" (farmer's) sunburn, slightly discolored Birkenstocks, and some "significant" time under the ocean (around 30 minutes). Despite the fact that the locals had warned us about the winter conditions, we noticed the immediate increase in temperature as we neared the city. The rest of the weekend was quite windy, but still the temperature maintained its warm level to allow a refreshing plunge into the Gulf whenever we entered Beaches off the coast of Somaliland Beaches off the coast of Somaliland. Although I needed to cover my shoulders and thighs (and probably more), I spent whatever time I had outside of diving or eating just relaxing on the beautiful, warm, isolated beach. What's more, the beach was almost completely free of tourists thanks to the reputations of Al-Shabaab and the Somali pirates. It was my second time to the coast; the first one lasted just a few short hours of hair free-flowing, gloriously warm water swimming and an evening of consuming fresh fish. Three large derelict ships haunted our backdrop. There were a just a handful more tourists at the time (98 percent men), and I was either shown how to "swim" ("when the wave comes, just jump over it . . . like this.") or complimented. When I asked why Somalian women didn't swim, I received this answer: "They aren't interested in the sea." (Riiiight . . .) Needless to say, It was with a heavy heart that I returned to my dear Hargeisa. This time around, my main focus was on beginning my PADI (Professional Association of Diving Instructors) certification. It requires four dives and some other theory, instruction, and technique training. Overall, I have to say that it was one of the most incredible experiences I have had in a very long time. I enjoy the water, but admittedly I have never liked getting my face wet and diving off a board or boat terrifies me. I will spare you the nitty gritty details, but I "kitted up" and jumped off a dingy boat with a friend and our instructor Steve (who, rumor has it, left a successful career as a political journalist in the UK to swim with the fish and dolphins in the land of pirates). Hesitant to lean back and collapse into the water, I was allowed to crash face down. After numerous attempts to sink the required 10 feet or so to the bottom--I was practically hyperventilating trying to train myself to breathe out of my mouthpiece and not my nose--I finally landed and was greeted with the most beautiful schools of fish and coral that bordered my small sandy patch. Struck by the vibrant purples and golds, I smiled to myself as I noticed that so many of the schools shared a similar color scheme but sported various patterns. It was as if they had all gone shopping at the same location and wanted to match in a photo I was mentally taking. (Forgive the cheesiness. I really have no idea how to properly describe the scene.) All in all, it was a most delightful weekend and I am looking forward to heading back in the new year to spend more time under the sea.
-
Waar forget about women and music ,,,, I remember this woman in our house in the 80s. We would wake up in the middle of the night only to find out she is crying out laud listening to one of the Cumar Dhuule songs.
-
Nin rag ahi waa garnayaa doqonna loo sheegi maayo ,,,
-
They have always been looters ,,,,, as long as they can kill innocents, why not loot whateva they can get ? .....
-
Walee kuwani cid ay naf u hayaan inaanay jirin, dad, dal, dadnimo, sharaf, diin, iyo midna. No wonder their country is in such misery.
-
bariis la beeray oo soo go'ay iyo maalinta cuntada jsl - 10ka december Wasaaradda Beerhaa J. Somaliland ayaa markii u horeysay soo bandhigtay Tijaabada Bariis ay Dhawaan shaacisay in dalka laga beerayoo, taas oo ay hormadii u horaysay soo go’day Toddobaadkan Munaasabadda soo bandhigidda Bariiskan oo shalay Warbaahinta la soo tusay ayaa sida wasiirku sheegay qayb ka ah barnaamij horumarineed oo wasaaradiisu ugu talo gashay in dalka laga hir galiyo mashaariic lagu kobcinayo wax-soo-saarka iyo sidii ay ummadu isku filaansho dhinaca beerashada ah u gaadhi lahayd. Waxa Tijaabadan u horeysay lagu beeray bariiska Deegaanka loo yaqaano KULMIYE oo ka tirsan Degmada Sheekh ee Gobolka SAAXIL. War bixin tan ay shaaca ka qaaday Wasaarada beeraha J. Somaliland oo kaashanaysa khuburo Muwaadiniin ah. Eng. Cabdiraxmaan Yuusuf Badheedhe oo ka mida Khabiirada kaalinta weyn ka qaaday suurto galnimada Tijaabadan iyo samaynta abuuritaanka bariiska, ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in dalkiisa ay ka hir gasho fikrad markii hore dadku si adag u turjuntay oo ah in aan bariis laga beeran karin dhulkiisa balse ay hadda taasi beenawday. Waxaanu sheegay inay nayaayur iyo farxad ku dhalisay hori markii wasaaradda beeruhu ay hiigsanaysay, waxaanay ku tala jirtaa in sanadka cusub laga beeri doono dhamaan gobolda iyo degmooyinka ku haboon beerista bariiska iyo wax soo saarkiisa. Wasiirka Beeraha Md. Aadan Axmed Cilmi [Dhoolayare} ayaa isna sheegay in Wasaaradiisu Maalin Qaran oo la xuso u astaysay maalinta Cuntada J.Somaliland taas oo uu sheegay in sanad kasta 10ka Bisha December dalka laga xusi doono. "Waxa sharaf noo ah inaan ku dhawaaqo maalinta cuntada J. Somaliland, oo aanu In-shaa Allaahu ka dhigi doono 10ka December Sanadkasta". Ayuu yidhi Md. Dhoolayare. Isaga oo ka hadlayay munaasabadda lagu soo bandhigay bariiskan soo go'ay. Waxaanu intaas ku daray isaga oo sharaxay sababta ay maalintaas ugu dooreen. "Si loo qiimeeyo sanadkan wixii inoo qabsoomay ee inoo soo go'ay. Maalinta 16ka October ee Maalinta cuntada Aduunkana ay Goboladu tar-tan galaayaan sidii ay u soo saari lahaayeen cuntooyin ku filan". Ayuu yidhi Wasiirka Wareysigiisa oo koobnaa. Waayo waa meeshi ugu horeysay ee cunto wada wadani ah na tustay ee noo sameysay, oo ay ka marmeen cuntadii dibada uga imanaysay. Si kastaba ha ahaatee waa markii u horeysay ee intii ay Somaliland jirtay lagu guulaysto bariis dabiici ah oo dalka laga beero iyada oo markii hore dadka qaarkii fikrad mala-awaal ah u haysteen suurto galnimada iyo ka midho dhalintan tijaabada beerista bariiskan.
-
You got it wrong mate ,,,,, It is "Ii Cug" not "ii Cub" Are we playing football now ?
-
There will soon be another admin oo dadka gadhka ka xiira shaarubahana u sii daaya ,,,
-
... I will not be surprised if some say this ,, as usual ,,
-
NG, Are you sure you are not calling Baydhabo ??? that would probably say something along with "ariirow telefaka may kodaasee ,,, "
-
Weligaa wax kasta waa la soo dhawaystaa including shaydaan ,,, That is how you survive ,,,,, Now lemme go for the day and wish you all the best ,,, that is until i come back to work on Monday next week Insha Allah ,,,,,,
-
"mobile ka aad garaacaysaa wuu xidhan yahay, fadlan ku soo celi mar kele" ,,, Jinni baad garaacdaa waan kuu sheegay 1888 kii ,,, lol Juxa, no saxiix for qof maqan dee ,,,, i can fake it though ,,
-
Sen & Juxa, he is an important guest dee ..... and we should welcome him properly. Don't care even if he is Ethiopian or Yuhuudi. Now he is more important coz he is Somali ,,, lol